Aqoonta Guud
2.51K subscribers
16 photos
15 links
وتَقوىٰ اللّٰـهِ خَيرُ الزَّادِ ذُخراً، وعِندَ اللّٰـهِ للأتقَىٰ مَزيـد
Download Telegram
Waxaad sheegtaa Sanadkii ay Muslimiintu furteenka dalka Tunis?
Anonymous Quiz
30%
Sanadkii 41ᵃᵃᵈ
35%
Sanadkii 42ᵃᵃᵈ
26%
Sanadkii 43ᵃᵃᵈ
9%
Sanadkii 44ᵃᵃᵈ
Waxaad sheegtaa habeenkii la’aasay nabigeena muxamed(N.N.K.H)?
Anonymous Quiz
59%
Habeen Isniin
18%
Habeen Arbaco
11%
Habeen Khamiis
11%
Habeen Jimca
Waxaad sheegtaa magaca waardiyihii Nabigeena Muxammad ﷺ Macrikadii ama dagaalkii Waadil quraa?
Anonymous Quiz
25%
Bilaal Binu Rabaax RC
23%
Cali Binu Abii Dhaalib RC
33%
Dhalxa Binu Cubeydillaah RC
18%
Cabbaas Binu Cabdil Mudalib RC
Imisa sano ayuu ku geeriyooday Cabdullahi Binu Cabaas?
Anonymous Quiz
36%
61 sano
33%
71 sano
19%
81 sano
11%
91 sano
Waxaad Sheegtaa Xafsa Bintu Cumar Inta Uusan Rasuulka (SCW) Guursanin Ninkii Qabay?
Anonymous Quiz
25%
Cikrama Ibnu Abii Jahal
24%
Zayd Binu Xaarith
32%
Khunays Binu Xudaafa Al-sahmi
20%
Abii Sufyaan
Imisa wiilal ayuu dhalay Nabi Muxamed ﷺ ?
Anonymous Quiz
24%
4 wiilal
15%
2 wiilal
5%
5 wiilal
56%
3 wiilal
Waxaad Sheegtaa hogaamiyihii hogaaminaayay muslimiinta dagaalkii dulcasiira?
Anonymous Quiz
31%
Nabi Muxamed ﷺ
35%
Khaalid Binu Waliid RC
19%
Abii Cubeyda RC
15%
Zayd Binu Xaarith RC
Waxaad Sheegtaa Suurada Loo Yaqaano Suuratul Munaafiquun Al-kubraa?
Anonymous Quiz
27%
Suuratul Anfaal
12%
Suuratul Aala-cimraan
48%
Suuratul Towba
13%
Suuratul Acraaf
Waa waa immisa tiirarka Islaamka?
Anonymous Quiz
87%
5
10%
6
3%
12
1%
13
Waxaad Sheegtaa Suuradda kaliya ee ay kuwada jiraan aayadaha axkaamta dhaxalka oo dhan?
Anonymous Quiz
18%
Suuratu Al-Kahfi
63%
Suuratu Al-nisaa
12%
Suuratul Axzaab
7%
Suuratul Axqaaf
Waa immisa nooc noocyada Jihaadka uu u qaybsamo?
Anonymous Quiz
61%
2 Nooc
25%
4 Nooc
10%
6 Nooc
4%
8 Nooc
Waxaad Sheegtaa wadankii ugu horeeyay ee lagu qabtay koobka cayaaraha aduunka?
Anonymous Quiz
36%
Portugal
37%
Uruguay
16%
Sweden
11%
Kongo
Gormaa ayuu si rasmi ah u bilowday koobka Cayaaraha aduunka?
Anonymous Quiz
44%
13 July 1930 Miilaadiga
24%
13 July 1950 Miilaadiga
20%
13 July 1920 Miilaadiga
13%
13 July 1940 Miilaadiga
Waxaad Sheegtaa halka uu ka dhacay koobka cayaaraha aduunka sanadkii 1982?
Anonymous Quiz
31%
Spain
26%
France
12%
Uzbakistan
31%
Germany
Meeqo ciyaaryahan ayaa kooxdiiba u ciyaarta marka la joogo kubadda kolayga?
Anonymous Quiz
36%
8 qofood
27%
5 qofood
20%
9 qofood
17%
7 qofood
Sheeg Sanadkii Uu Orodyahanka Cabdi Bile Ka Qeyb Qaatay Tartanka Oradada Olympic Games?
Anonymous Quiz
37%
Sanadkii 1984 Miilaadiga
36%
Sanadkii 1985 Miilaadiga
15%
Sanadkii 1983 Miilaadiga
12%
Sanadkii 1982 Miilaadiga
Waa ayo qofkii dilay saxaabiga Cusmaan Binu Cafaan (RC)?.

WARCELIN
:
Lama oga qofka saxda ah ee gacantiisa ku dilay saxaabiga Cusmaan Binu Cafaan (RC), laakiin taariikhyahanada waxaa jira shakhiyaadka qaar ee ay ku sheegayaan in ay dileen saxaabiga Cuthmaan Binu Cafaan, hase yeeshee waa arin ay isku khilaafsan yihiin taariikhyahanada oo ma'ahan arin la hubo. Shakhsiyaadkaasi waxaa ka mid ah:

1: Jabalah (جبلة), oo sidoo kale loo yaqaanay: Almowtul Aswad (الموت الأسود)
Cabdullah Ibnu Saba’ Alyahuudi (عبد الله بن سبأ اليهودي).
2: Ruumaan Al-yamaani (رومان اليماني)
Sowdan Ibnu Xamraan (سودان بن حمران السكوني).
3: Kinaana Ibnu Bishir (كنانة بن بشر).

Dhamaan shakhsiyaadkas aan kor kusoo sheegnay iyo kuwa kaleba waxaa la sheegaa in ay yihiin kuwa dilay saxaabiga Cuthmaan Binu Cafaan, hase yeeshe waa arin aanan si sax ah loo xaqiiqsaneyn ama aan la ogeyn.
🔻🔻🔻🔻🔻🔻
Hoyga Aqoonta
🔺🔺🔺🔺🔺🔺