Aqoonta Guud
2.53K subscribers
18 photos
16 links
وتَقوىٰ اللّٰـهِ خَيرُ الزَّادِ ذُخراً، وعِندَ اللّٰـهِ للأتقَىٰ مَزيـد
Download Telegram
Immisa Xadiith ayuu Salmaan Al-faarus Nabiga ﷺ ka wariyey?
Anonymous Quiz
20%
20 Xafiith
32%
40 Xadiith
25%
60 Xadiith
23%
80 Xadiith
Immisa sano ayaa uu noolaa Nabi Luud Calayhi Salaam?
Anonymous Quiz
8%
20 sano
16%
40 sano
23%
60 sano
54%
80 sano
Waxaad Sheegtaa Suuraddii ugu horeysey ee ka hadashay Duulaanadii ama dagaaladii dhex maray Muslimiinta iyo Gaalada?
Anonymous Quiz
22%
Suuratu Aala Cimraan
17%
Suuratul Acraaf
28%
Suuratul Anfaal
34%
Suuratu At-towba
Waxaad sheegtaa nabigii ilaahay ku amray inuu wiilkiisa gowraco?
Anonymous Quiz
8%
Nabi Nuux CS
4%
Nabi Luud CS
82%
Nabi Ibraahiim CS
6%
Nabi Yuunis CS
Waxaad sheegtaa magaca shakhsigii gaalka ahaa ee uu ku dhintay ama uu dilay Nabiga ﷺ ee dagaalkii Uxud?
Anonymous Quiz
26%
Waliid Ibnu Mughiir
39%
Ubaya Ibnu Khalaf
14%
Cabbullaahi Ibnu Ubaya
22%
Musaylama
Waxaad sheegtaa Suuradda lagu sheegay ama lagu xusay Qisadii Dul Qarnayn?
Anonymous Quiz
14%
Suuratul Baqara
14%
Suuratul Anfaal
62%
Suuratul Kahfi
10%
Suuratul Furqaan
Waxaad sheegtaa sanadkii uu dhashay khaliifkii 2-aad ee dowladdii Cabaasiyiinta ee Abuu Jacfar Al-mansuur?
Anonymous Quiz
37%
Sanadkii 95-aad ee Hijriga
28%
Sanadkii 85-aad ee Hijriga
18%
Sanadkii 75-aad ee Hijriga
17%
Sanadkii 65-aad ee Hijriga
Waxaa sheegaa Sanadkii uu geeriyooday Khaliifkii Labaad ee dowladii Cabasiyiinta Abuu Jacfar Al-Mansuur?
Anonymous Quiz
34%
Sanadkii 158-aad ee Hijriyada
33%
Sanadkii 168-aad ee Hijriyada
21%
Sanadkii 178-aad ee Hijriyada
12%
Sanadkii 188-aad ee Hijriyada
Waxaad sheegaa Sanadkii uu dhashay Khaliifkii Saddexaad ee Khilaafadii Cabasiyiinta Maxammad Al-mahdi
Anonymous Quiz
40%
Sanadkii 156 هـ
32%
Sanadkii 166 هـ
20%
Sanadkii 176 هـ
8%
Sanadkii 186 هـ
Waxaad sheegtaa Kaneecada Immisa indhood ayay leedahay?
Anonymous Quiz
53%
10 Indhood
18%
50 Indhood
20%
100 Indhood
9%
150 Indhood
Waxaad sheegtaa immisa qalbi ayay kaneecadu leedahay?
Anonymous Quiz
42%
1
23%
2
16%
3
18%
4
Immisa ilko ayay leedahay Kaneecadu?
Anonymous Quiz
26%
83 ilko
39%
44 ilko
15%
57 ilko
20%
98 ilko
Waxaad sheegtaa saxabigii ugu vodka qurxoonaa ama ugu codka macaana saxaabada Nabi Muxammad SCW?
Anonymous Quiz
19%
Abii Muusaa
12%
Abii Ruqaya Tamiim
28%
Cabdullaahi Binu Cabbaas
40%
Cabdullaahi Binu Mascuud
Waxaad sheegtaa Sanadkii la sameeyey ama la hindisay kaamiradii ugu horeysey ee wax lagu sawiro?
Anonymous Quiz
40%
Sanadkii 1838-kii
27%
Sanadkii 1848-kii
19%
Sanadkii 1858-kii
13%
Sanadkii 1868-kii
Waxaad sheegtaa Sanadkii la hindisay Taleefankii ugu horeeyey ee lagu hadla?
Anonymous Quiz
25%
Sanadkii 1897
24%
Sanadkii 1913
31%
Sanadkii 1876
20%
Sanadkii 1929
Waxaad sheegtaa sanadkii ugu horeeyey ee la ikhtiraacay oo la hindisay Nalka ama Layr (Daabad)?
Anonymous Quiz
35%
Sanadkii 1901
30%
Sanadkii 1878
17%
Sanadkii 1918
18%
Sanadkii 1899
Waxaad sheegtaa Duulimaadkii ugu horeryey oo koronto ku shaqeeya sanadkii la sameeyey?
Anonymous Quiz
35%
Sanadkii 1933-dii Miilaadiga
33%
Sanadkii 1903-dii Miilaadiga
20%
Sanadkii 1923-dii Miilaadiga
13%
Sanadkii 1913-dii Miilaadiga
Waxaad sheegtaa Dowladda laga helo macdanta ugu badan caalamka Yuuraaniyamka ee laga helo dhulkeeda?
Anonymous Quiz
13%
Kanada
30%
Iiraan
41%
South Africa
15%
Bortaqiiska
Waxaad sheegtaa magaaladii loo yaqiinay "SALAAMA"?
Anonymous Quiz
19%
Istanbuula
21%
Dimishiq
24%
Bagdaad
36%
Qudus
Waxaad sheegtaa hogaamiyihii dhidibada u taagaya Dowladii Islaamka ee loo yaqiinay Salaajiqada?
Anonymous Quiz
26%
Suldaan Muxammad Tughrul Bey
30%
Suldaan Muxammad Al-faatix
29%
Suldaan Suleymaan Al-qaanuuni
14%
Suldaan Muxammad Bin Takar