Aqoonta Guud
2.5K subscribers
16 photos
15 links
وتَقوىٰ اللّٰـهِ خَيرُ الزَّادِ ذُخراً، وعِندَ اللّٰـهِ للأتقَىٰ مَزيـد
Download Telegram
Immisa sano ayuu jiray Nabi Muxammad C.S.W markii uu guursanayay Ummunaa Khadiija?
Anonymous Quiz
8%
45 Sano
9%
20 Sano
15%
40 Sano
68%
25 Sano
Waxaad sheegtaa Sanadkii uu guursaday Nabi Muxammad C.S.W Ummunaa Caa'isha R.C?
Anonymous Quiz
46%
Sanadkii 10-aad ee Nabinimada
23%
Sanadkii 11-aad ee Nabinimada
15%
Sanadkii 12-aad ee Nabinimada
15%
Sanadkii 13-aad ee Nabinimada
Waxaad sheegtaa Goortii ilaahay uu aqbalay ducadii Nabi Zakariye C.S.W iyo (Qofka Sooman ducadiisa ilaahay wuu Aqbalaa)?
Anonymous Quiz
16%
Maalinta 7-aad ee Bisha Carafo (Dilxijjah)
14%
Maalinta 5-aad ee Bisha Carafo (Dilxijjah)
53%
Maalinta 9-aad ee Bisha Carafo (Dilxijjah)
18%
Maalinta 3-aad ee Bisha Carafo (Dilxijjah)
Hadii aad u baahan sawiro iyo muuqaalo ku saabsan Tobanka maalmood Ee Bisha Dilxijjah iyo Sawiro qurux badan ee ciidda ku saabsanba fadlan guuji oo taabo linkiga hoose kaaga muuqda.
👇👇👇👇👇

https://t.me/+nrauCP5bfaJhMjRk
Forwarded from Aqoonta Guud
Waxaad sheegtaa magaca loo yaqaano maalinta 8aad ee carrafo
Anonymous Quiz
23%
Adxaa
23%
Carafo
36%
Tarwiya
18%
Towba
Kuma ayaa yiri oraahdaan soo socota: "Mahurdayaan Indhaha Fulayayaasha?
Anonymous Quiz
21%
Abii Cubeyda Caamir Binu Jarraax RC
52%
Khaalid Binu Waliid RC
21%
Cali Binu Abii Dhaalib RC
7%
Anas Binu Maalik RC
Ciid wanaagsan ayaa idin leenahay dhammaantiinaba walaalayaal, aad baana idinkaga mahadcelinayaa sida wanaagsan ee aad inala socotaan.
Waxaad sheegtaa Nabigii ay jeclaayeen Shimbiraha?
Anonymous Quiz
18%
Nabi Muuse C.S.W
29%
Nabi Yaxye C.S.W
23%
Nabi Yuusuf C.S.W
29%
Nabi Yacquub
Waxaad sheegtaa Nabigii isagoo Sajuudsan la gowracay?
Anonymous Quiz
22%
Nabi Isxaaq (C.S.W)
16%
Nabi Ismaaciil (C.S.W)
47%
Nabi Yaxye (C.S.W)
14%
Nabi Haaruun (C.S.W)
Waa maxay sheyga haduu gaajoodo oo uu been sheega?
Anonymous Quiz
35%
Da'da
29%
Taleefanka
8%
Xisaabta
28%
Saacadda
Waxaad sheegtaa xayawaanka kaliya ee marka uu wax dhalaya ka dhala Afka?
Anonymous Quiz
5%
Jiirka (Dooliga)
5%
Bisada
51%
Raha (Rake)
40%
Maska
Waxaad sheegtaa magaca nabiga saddexad ee ugu badan ee quraanka lagu sheegay?
Anonymous Quiz
33%
Nabi Muuse C.S.W
19%
Nabi Nuux C.S.W
30%
Nabi Ibraahiim C.S.W
19%
Nabi Ciise C.S.W
Sheeg imisa jeer ayaa lagu xusay Qur'aanka Kariimka magaca nabi Nuux C.S.W?
Anonymous Quiz
36%
43 Jeer
24%
45 jeer
25%
41 Jeer
14%
47 Jeer
Waxaad Sheegtaa qofka ay ka hadleyso aayada 143 ee suurada Al-Saafaat?
Anonymous Quiz
39%
Nabi Yuunis C.S.W
25%
Nabi Daa’uud C.S.W
21%
Nabi Ibraahiim C.S.W
15%
Nabi Nuux C.S.W
Waxaad Sheegtaa haweenaydii ugu dambeysay ee uu nabi Muxamed ﷺ guursaday?
Anonymous Quiz
21%
Xafsa Bintu Cumar RC
22%
Ummu Salama
24%
Zaynab Bintu Jaxsh
32%
Meymuuna Bintul Xaarith