Aqoonta Guud
2.51K subscribers
16 photos
15 links
وتَقوىٰ اللّٰـهِ خَيرُ الزَّادِ ذُخراً، وعِندَ اللّٰـهِ للأتقَىٰ مَزيـد
Download Telegram
Waa kuma saxaabigii Nabiga SCW siraha qarsoon ku siraysan jiray?
Anonymous Quiz
42%
Abuubakar RC
37%
Xudeyfa RC
14%
Zayd RC
7%
Nucmaan RC
Waa kuma Nabigii aanan soo marin Marxaladda Carruurnimada?
Anonymous Quiz
7%
Nabi Yuunis cs
4%
Nabi Nuux cs
83%
Nabi Aadam cs
6%
Nabi Zakariye cs
Waxaad Sheegtaa Suuradda lagu sheegay Qisada Asxaabul Ukhduud?
Anonymous Quiz
13%
Suuratul Macaarij
8%
Suuratul Infidhaar
7%
Suuratul Najmi
72%
Suuratul Buruuj
كل عام وانتم بخير لجميع المسلمين
Xasuusin soonka yowmu Cashuura wuxuu ku beegan yahay:
Maalinka 9aad: Khamiis 27/07/2023 - 09/01/1445.
Maalinka 10aad: Jumce 28/07/2023 - 10/01/1445

Nabiga صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ Wuxu yidhi: "soonka maalinka Caashuuraa waxa u niyaystaa in ilaahy Iigu dhaafo sannadkii hore dambigisii iyo dambiga maalinta Ka dambaysa, Soonka maalinta caashuuraa' na waxaan u niyaystaa in Allaah iigu dhaafo dambiga sannadkii tagay".

Waa fursad qaali ah aynu ka wada faa'ideysano.
Waxaad Sheegtaa meeshii ugu horeysey ee Muslimiinta (Saxaabada) u hijroodeen?
Anonymous Quiz
39%
Magaalada Madiina
52%
Ardul Xabasha
6%
Dhulka Xikmadda iyo Iimaanka (Yaman)
3%
Falastiin
Waxaad Sheegtaa Magaca hooyada Nabi Muxammad Sallalaahu Caleyhi Wasallam?
Anonymous Quiz
5%
Aasiya
3%
Xawaa
5%
Maryama Bintu Cimraan
87%
Aamina Bintu Wahab
Waa maxay musiibada ugu wayn ee dunida qofka soo marta?
Anonymous Quiz
25%
Ubad la'aan
53%
Geerida
5%
Faqiirtinimada
17%
Xanuunka
Waxaad Sheegtaa maalinkii ugu horeeyay ee ilaahay Wax abuuray?
Anonymous Quiz
31%
Maalin Axad
46%
Maalin Jimco
10%
Maalin Sabti
12%
Maalin Isniin
Bismillaah ogaysiis waxaa muddo kadib shaqa bilaabi doono qanaatkiini ee aad uga barateen soo gudbinta Su'aalaha aqoonta guud ahaa oo wax badan aad ka faa'ideen, Haddaba kusoo biira hadii aydaan ka mid ahayn Ukhuwada nagu xiran Siina faafiya:
🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻
https://t.me/Aqoonta_Guud
Waxaad Sheegtaa Caasimadda Wadanka Falastiin?
Anonymous Quiz
44%
Gazza
3%
Akka
48%
Qudus
5%
Asqalaan
Waxaad Sheegtaa dhulka loo yaqaano dhulka Anbiyada?
Anonymous Quiz
28%
Makka
14%
Masar
48%
Falastiin
10%
Madiino
Immisa ayay Tirada ciidamadii Muslimiinta gaarayeen Gazwadii Khandaq (Axzaab)?
Anonymous Quiz
29%
4000
14%
2000
23%
1000
33%
3000
Waxaad Sheegtaa sanadkii uu dhashay Dhaariq Ibnu Ziyaad oo ahaa Qaa'idkii furtay Dhulka Andalus?
Anonymous Quiz
34%
Sanadkii 50 Hijrayada
31%
Sanadkii 70 Hijrayada
26%
Sanadkii 40 Hijrayada
8%
Sanadkii 60 Hijrayada