Aqoonta Guud
2.52K subscribers
18 photos
16 links
وتَقوىٰ اللّٰـهِ خَيرُ الزَّادِ ذُخراً، وعِندَ اللّٰـهِ للأتقَىٰ مَزيـد
Download Telegram
Halkee ayuu ku dhashay Nabi Muuse C.S.W?
Anonymous Quiz
15%
Falastiin
11%
Ciraaq
13%
Dimishiq
61%
Masar
Waxaad sheegtaa magaca mid ka mid ah Anbiyada Allaah ee maalinta qiyaamaha ka carari doono Xaaskiisa?
Anonymous Quiz
69%
Nabi Luudh C.S.W
13%
Nabi Ibraahiim C.S.W
13%
Nabi Saalix C.S.W
6%
Nabi Shuceyb C.S.W
Waa kuma Nabigii loo yaqaanay (yaqiinay) khadhiibkii Anbiyada?
Anonymous Quiz
26%
Nabi Nuux C.S.W
37%
Nabi Shuceyb C.S.W
19%
Nabi Yuusuf C.S.W
19%
Nabi Ciise C.S.W
Waa kuma Nabigii dilay ninkii la dhihi jiray Jaaluud?
Anonymous Quiz
20%
Nabi Muuse C.S.W
19%
Nabi Isxaaq C.S.W
47%
Nabi Daa’uud C.S.W
14%
Nabi Suleymaan C.S.W
Waxaad sheegtaa Nabigii ugu horeeyey ee fuula Fardo?
Anonymous Quiz
52%
Nabi Suleymaan C.S.W
21%
Nabi Ismaaciil C.S.W
11%
Nabi Nuux C.S.W
16%
Nabi Idriis C.S.W
Waxaad sheegtaa qofkii ugu horeeyey ee dhawaafa ama gaaf wafeega kacbada?
Anonymous Quiz
16%
Nabi Ismaaciil C.S.W
37%
Nabi Ibraahiim C.S.W
31%
Haajara
16%
Malaa'igta
Waxaad sheegtaa Nabigii kafaala qaaday Maryama Bintu Cimraan?
Anonymous Quiz
17%
Nabi Ibraahiim C.S.W
64%
Nabi Zakariye C.S.W
11%
Nabi Yaxye C.S.W
8%
Nabi Isxaaq C.S.W
Waxaad sheegtaa Nabigii wiilkiisa uu ku dhintay gaalnimo?
Anonymous Quiz
74%
Nabi Nuux C.S.W
9%
Nabi Ibraahiim C.S.W
8%
Nabi Muuse C.S.W
10%
Nabi Zakariye C.S.W
Kumuu ahaa Nabigiiugu horeeyey ee ku hadla carabiga?
Anonymous Quiz
21%
Nabi Shuceyb C.S.W
46%
Nabi Ismaaciil C.S.W
9%
Nabi Yuusuf C.S.W
25%
Nabi Muxammad C.S.W
Aabaheed waa Nabi, Walaalkeedna waa Nabi, wiilkeedana waa Nabi Zowjkeedana waa Nabi, Haddaba waa tuma haweenaydaas?
Anonymous Quiz
41%
Haajara
16%
Aasiya
32%
Liyaa
12%
Caa'isha
Waxaad sheegtaa Nabi ka mid Anbiyada ilaahay oo xaaskiisa ama zowjadiisa ay ahayd Gaal?
Anonymous Quiz
37%
Nabi Nuux C.S.W
48%
Nabi Luudh C.S.W
6%
Nabi Daa’uud C.S.W
9%
Nabi Haaruun C.S.W
Waxaad sheegtaa Nabi ka mid ah Anbiyada Allaah ee aan waligiisa rumaynin Qomkiisa?
Anonymous Quiz
17%
Nabi Shuceyb C.S.W
26%
Nabi Nuux C.S.W
10%
Nabi Yuunis C.S.W
47%
Nabi Luudh C.S.W
Waxaad sheegtaa Nabigii Noolayn jiray wax dhintay?
Anonymous Quiz
10%
Nabi Ibraahiim C.S.W
16%
Nabi Muuse C.S.W
67%
Nabi Ciise C.S.W
6%
Nabi Nuux C.S.W
Immisa maalmood ayaa Nabi Ibraahiim C.S.W ku dhex jiray dabkii lagu dhex tuuray?
Anonymous Quiz
50%
3 Maal-mood
18%
5 Maal-mood
25%
7 Maal-mood
7%
9 Maal-miid
🌷Bismillaah🌷

🔰 AQOONTA GUUD CHANNEL 🔰

Kanalkan Aqoonta Guud waa channel kuu kordhin doono aqoontada diined iyo mid maadida, waayo waxa uu idin kugu soo gudbin doonaa Inshaa Allaah hadii Alle dhaho Su'aalo iyo jawaabo wada socda oo aad ka dooranaysid mida saxda ah.

Haddaba walalayal waxan idinka codsaneynaa inaad share gareydan oo aad lasii wadaagtaan asxaabtiina kale si ay ayaguba u kordhiyaan garaadkooda.

🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻
http://t.me/Aqoonta_guud
Immisa sano ayaa uu Nabi Nuux C.S.W Islaamka ugu yeeraya Tolkiisa ama Qomkiisa?
Anonymous Quiz
20%
1500 sano
21%
900 sano
14%
1000 sano
45%
950 sano
Immisa Maalmood ayaa Nabi Yuusuf C.S.W Ceelka ku jiray?
Anonymous Quiz
22%
1 Maalin
16%
2 Maalin
44%
3 Maalin
18%
4 Maalin
Immisa sano ayuu jiray Nabi Muxammad C.S.W markii uu guursanayay Ummunaa Khadiija?
Anonymous Quiz
8%
45 Sano
9%
20 Sano
15%
40 Sano
68%
25 Sano
Waxaad sheegtaa Sanadkii uu guursaday Nabi Muxammad C.S.W Ummunaa Caa'isha R.C?
Anonymous Quiz
46%
Sanadkii 10-aad ee Nabinimada
23%
Sanadkii 11-aad ee Nabinimada
15%
Sanadkii 12-aad ee Nabinimada
15%
Sanadkii 13-aad ee Nabinimada