Somali Community College
2.96K subscribers
161 photos
48 videos
118 files
238 links
Ku baro luuqada English ka SI ---
Video ah halkan ka gal

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
@kubaro_english_video
Si cod iyo qoraal ah halkan ka gal
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
@somalienglishcollege
Visit www.somalicommunitycollege.com
Download Telegram
50 erey oo afsomali kuturjuman

adna sentence ama jumlo u isticmaal qaybta comments ana kuu sixiye



1. Education - Waxbarasho
2. Family - Qoys
3. Health - Caafimaad
4. Freedom - Xorriyad
5. Peace - Nabadda
6. Love - Jacayl
7. Knowledge - Aqoon
8. Happiness - Farxad
9. Responsibility - Masuuliyad
10. Children - Carruur
11. Success - Guul
12. Friendship - Saaxiibtinimo
13. Environment - Deegaan/bay ad
14. Government - Dawlad
15. Technology - Tiknoolajiyad
16. Culture - Dhaqan
17. Money - Lacag
18. Nature - Dabiici
19. History - Taariikh
20. Science - Saynis
21. Development - Horumar
22. Strength - Awood
23. Cooperation - Iskaashi
24. Security - Ammaan
25. Profession - Xirfad
26. Agriculture - Beeraha
27. Art - Farshaxan
28. Population - Bulsho/Wadarta dadka
29. Economy - Dhaqaale
30. Policy - Siyaasad
31. Decision - Go'aan
32. Risk - Khatarta
33. Opportunity - Fursad
34. Education - Waxbarasho
35. Leadership - Hoggaamin
36. Research - Cilmi-baaris
37. Law - Sharci
38. Medicine - Daawo
39. Poverty - Saboolnimo
40. Wealth - Hodantinimo
41. Justice - Cadaalad
42. Power - Awood
43. Tradition - Hiddo
44. Future - Mustaqbal
45. Intelligence - Garaad
46. Skill - Xirfad
47. Belief - Rumaysad
48. War - Dagaal
49. Peace - Nabad
50. Pollution - Wasakhowga/Sumaynta  

@somalienglishcollege
English conversation about morning



English part

A: "Good morning! How are you today?"
B: "Good morning! I'm doing well, thanks. How about you?"
A: "I'm feeling great, thanks. Did you have breakfast yet?"
B: "Not yet. I'm planning to have some oatmeal and fruit. What about you?"
A: "I just had a cup of coffee. Planning to grab something on my way to work."

Somali part


A: "Subax wanaagsan! Sidee tahay maanta?"
B: "Subax wanaagsan! Waan fiicanahay, mahadsanid. Adiga sidee tahay?
A: "Aad ayaan u fiicanahay, mahadsanid. Quraac ma cunteysatay ama ma qureecatay weli?"
B: "Weli maya. Waxaan qorsheynayaa inaan cuno quraac oatmeal iyo miro/khudaar Adiga maxaad qorsheyneysaa?"
A: "Waxaan cabay oo kaliya koob kafee ah. Waxaan qorsheynayaa inaan wax ka cuno meel aan u sii marayo shaqada."


@somalienglishcollege
pairs of opposite words in English with their Somali translations:

11. Inside (Gudaha)

Outside (Dibadda)

12. Intelligent (Caqli)

Stupid (Doqon)

13. Interesting (Xiiso leh)

Boring (Caajis)

14. Kind (Naxariis)
Cruel (Arxan daran)

15. Last (Ugu dambeeya)
First (Koowaad)

16. Left (Bidix)
Right (Midig)

17. Light (Iftiin)
Dark (Mugdi)

18. Long (Dheer)
Short (Gaaban)

19. Lost (Lumay)
Found (Helay)

20. Love (Jacayl)
Hate (Nacayb)

@somalienglishcollege
conversation in Somali and English about a classroom:

Teacher (Macalin):  "Subax wanaagsan, ardayda. Fadlan fadhiista."
Good morning, students. Please, take your seats.

Students (Ardayda):  "Subax wanaagsan, Macalin."
Good morning, Teacher.

Teacher (Macalin):  "Maanta waxaan baran doonnaa casharka sayniska."
Today we will learn the science lesson.

Student 1 (Arday 1):  "Macalin, ma heli karaa buugaag dheeraad ah?"
Teacher, can I get extra books?

Teacher (Macalin):  "Haa, waxaad ka heli doontaa maktabadda."
Yes, you can find them in the library.

Student 2 (Arday 2):  "imtixanka" maanta ma sahlanaa?"
Is today’s quiz going to be easy?

Teacher (Macalin):  "Haddii aad si fiican u diyaarisay, way fududaan doontaa."
If you have prepared well, it will be easy.

Student 3 (Arday 3):  "Macalin, ma isticmaali karnaa kombuyuutarrada maanta?"
Teacher, can we use the computers today?

Teacher (Macalin):  "Haa, qeybta labaad ee casharka waxaan ku qaadan doonnaa sheybaarada kombuyuutarka."
Yes, in the second part of the lesson, we will spend time in the computer lab.

Student 4 (Arday 4):  "Xagee bay ku yaallaan waraaqaha imtixaanka?"
Where are the test papers located?

Teacher (Macalin):  "Waxay ku jiraan khaanadda hore ee miiska macallinka."
They are in the top drawer of the teacher’s desk.

@somalienglishcollege
mowduucyadaan keen xooga saar naa,
hadii aad laba wax ka badan dooran rabtid qeybta comments kuso qor.
Anonymous Poll
48%
english grammar
21%
conversation
10%
phrasal verbs
10%
vocublary words
7%
short stories
5%
english beginners
asc saxiibayaal channelka youtube ka ah een casharda kusoo gudbiyo 72%kiiba subscribe ima saar na dadka ku daawo buu analyticall ka sheegayaa saxibaal saas miyeynu kala mudan nahal bal hadii aad subscribe kuu saar neen sxbyal hada subscribe halkan ka dheh https://www.youtube.com/c/SomaliCommunityCollege
Forwarded from Somali Community College (Mohamed Sagal πŸ“šβ„’)
Basic English Grammar book of beginners.pdf
19.3 MB
50 common school-related words in English and somali


1. School - Dugsi
2. Teacher - Macallin
3. Student - Arday
4. Classroom - Fasal
5. Homework - Shaqo guri
6. Book - Buug
7. Pen - Qalin
8. Desk - Miis
9. Chair - Kursi
10. Blackboard - Sabuurad
11. Library - Maktabad
12. Examination - Imtixaan
13. Subject - Maado
14. Mathematics - Xisaab
15. Science - Saynis
16. History - Taariikh
17. Geography - Juqraafi
18. Art - Farshaxan
19. Music - Muusig/fan
20. Physical Education - Waxbarashada Jirka
21. Principal - Maamulaha
22. Education - Waxbarasho
23. Read - Akhris
24. Write - Qor
25. Learn - Baro
26. Notebook - Buug yar
27. Backpack - Boorsada dhabarka
28. Lunch - Qado
29. School bus - Bas Dugsi
30. Schedule - Jadwal
31. Quiz - layli/ imtixan gaban
32. Lesson - Cashar
33. Study - Daraasad
34. Essay - Maqaal
35. Project - Mashruuc
36. Grade - Fasal
37. Report card - Kaarka Warbixinta
38. Break - Nasasho
39. Science lab - Shaybaar
40. Play - Ciyaar
41. Question - Su'aal
42. Answer - Jawaab
43. Whiteboard - Sabuurad cad
44. Pencil - Qalin
45. Eraser - Tirtire
46. Marker - Calaamadeeye
47. Recess - Fasax
48. Assembly - Shir/daauur
49. Textbook - Buug qoraal
50. Principal's office - Xafiiska maamulaha.

@somalienglishcollege
50 kaas πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘† erey hadaa 15 erey oo ka mid ah aad jumlo kaso sameyso luuqada engliska wataqanaa ee halkas kasii wad isna dhis waxaa tahay average student
lkin hada kasameyn way dayo dadaal badan galin waxaa tahay below student


iso dir waan kuu sixi hadaa sameyso
cinwan kaygaan @mohamedsagal
50 common market-related words translated into somali

1. Sale - Iib
2. Discount - Dhimis
3. Bargain - Heshiis
4. Retail - Tafaariiqda
5. Wholesale - Jumlo
6. Inventory - Kayd
7. Consumer - Macaamiil
8. Produce - Dalag
9. Checkout - Bixitaanka
10. Cashier - Qasnaji
11.donkey Cart - Gaadhi dameer
12. Basket - Dambiisha
13. Aisle - Jid
14. Shelf - Khaanad
15. Label - Calaamad
16. Receipt - Rasiid
17. Price - Qiime
18. Deal - Heshiis
19. Coupon -
20. Goods - Alaab
21. Purchase - Iibsi
22. Transaction - Macaamil
23. Merchandise - Badeecad
24. Vendor - Iibiyaha
25. Store - Dukaan
26. Market - Suuq
27. Offer - Bixin
28. Shopper - Dukaameyste
29. Profit - Faa'iido
30. Loss - Khasaare
31. Demand - Dalab
32. Supply - Bixinta
33. Trader - Ganacsade
34. Quality - Tayo
35. Warranty - Damaanad
36. Brand - Summad
37. Expiry - Dhacayo
38. Fresh - Cusub
39. Organic - Dabiici
40. Frozen - Qabow
41. Import - Soo dejin
42. Export - Dhoofin
43. Commerce - Ganacsi
44. Business - Ganacsi
45. Customer - Macaamiil
46. Cash - Lacag caddaan ah
47. Credit - Dayn
48. Debit -
49. Refund - Soo celin
50. Exchange - Isweydaarsi/sarif

@somalienglishcollege