Qari dhaawacyadaada haddii aad rabto inaad bogsiiso, Boogaha hadday muuqdaan ma bogsadaaneπ₯Ίπ.
#dhoolacdee
#dhoolacdee
Noloshu ma socoto riyo la aan waayo wax walba oo lagu sii riyooda mar ayay hirgashaa gacaliyeπ farxadu agtaaday taala noloshaydu aday kugu xidhan thy hadad faraxdidna way kula farxaysaa hadii aad murugotidna way kula murugaysaa π°wax walba oo loo samraana waala helaa β₯οΈ waayo wax aan lo samrin guul lagama gaadho jacaylkeenuna wuxuu noqon doonaa mid aan marnaba liicin β€π₯
Jacaylka aan kuu qabaa waa mid aad ubalaadhan waxan rabaa inaan laabtaada ku seexdo si xoriyad leh waxan rabaa inaan mar walba agtaada ka dhawaado waxan jeclhy inaan marwalba neeftada qaato β€π
Runtii noloshu adiga la aanta waxba maahan ππ
Wan ku jeclhy macanow waliba saa'id wlhy β€ππππ₯ bila sabab kugu qaday taana adaa kensaday ama abuurtay magaran Karo waxaad kaga duwantahay raga kaleh walahy π€ _
β₯οΈWaxa thy Nolosheydaπ’π Waxa Thy Qalbigagaβ οΈ Waxa Thy Wadnaheyga π₯Ίπ«Aad iyo Aad Ayan ku Jeclahy La.aantada Waxba Ma ihi β₯οΈ Ma is lahayn Sida Ugu Fudud Aya Jaceyl Kan faraha BAdn Ku qadi dona Lkn Wey Dhacday Wa Xaga Allah Ayay Ku Qorneyd oo wan ugu mahadnaqaya inaan adiga ku helayβ₯οΈπ₯Ί Wanku Jeclahay Haben Iyo Malinππ₯Ί Daqiqad Iyo Sikin kaama maarmi kariπ Biniadam Kasta 1Weeks Gaajo Wuu ku jogi karaa 4days Biyo La'aan Wuu jogi Kara 4 munite Hawo laaan Wu jogi kara β€βπ©ΉLkn 4 Second Rajo la'an Ma nolan karo Anigana rajadeyda Wa Adigaπ₯Ί β₯οΈ