Xaqiiqada Nolosha๐Ÿ’›๐Ÿ’ฏ
15.1K subscribers
1.11K photos
88 videos
5 files
103 links
Soo dhawoowโœŒ, Nagu soo biir๐Ÿค—
Mahadsanid .

Asalaamu calaykum !
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 20k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!
Mahadsanid walaal

@xaqiiqadanoloshaโค
Download Telegram
Walalkien aan soo dhweyNo waaYo walal doonaYa inUu dadkiisa gaadhsiyO barnaamijyo Kala duwan fadlan raac oo ka faaidayso ๐Ÿ‘๐Ÿ–ค


https://t.me/Abuuxikam
โค๏ธ
Waan Hambalyaynayaa Carwada Bandhiga Buugaagta Celiska Ah Ee Burco, Hore u socda dadaalkana halkaas ka wada.โค๏ธ๐Ÿ–ค
Jacyl
Dhibaato Maleh Haday Murugadu, Wehelkayga Noqotay,
Waayo Waxa igu Filan inuu Rabigay Ogyahay Waxa Laabtayda Kusugan ๐Ÿฅฒ๐Ÿฅฒ

murugo ๐Ÿฅฒ
Maalinta Carafa Waa Maaalin Aad Uqiimo Badan
Qofkuuu Ilaahay Soo Gaadhsiiyaana Sido Kaleh Waa Qof Nasiib Badan
Isku Day Maanta Oo Kaliya inaad Ka Faaidaysato Telkaaga iska Xidho Ama Ka Fogaato,Aduunkana Aad Ka Faaruqdo kuna Mashquusho Aakhiro Iyo Dhibatada Maalinka Qiyaame kuna Celceli Erayadan
ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ ูˆุญุฏู‡ ู„ุง ุดุฑูŠูƒ ู„ูƒ ู„ู‡ ู…ู„ูƒ ูˆู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ ูˆู‡ูˆ ุนู„ูŠ ูƒู„ ุดูŠุก ู‚ุฏูŠุฑ

Hana Ka Daalin inaad ilaaahay Waydiisato Waxkastood Ubaahantahay Waxa La Rajaynaya inuu Allah kuu Rumeeyo โค๏ธ
Manta wa malinki carafo wa malin la ducaysto malinka u kheyrka iyo fadliga badan, waxa ka codsaday ina ducadada igu darto.

Waxa laga yaba inad iso weydiso maxan kugu so duceya?

Waxad igu ducaysa waxad adigu naftada la jeceshahay,waxad adigu jeclan lahay oo wanag ah in lagugu duceyo.

Hana ilawin wax ilahay la weydisto waxa ugu qalisan Raali-ahanshihisa, janadisa, iyo in Naar laga magan galo.

Hana ilawin ducadi nabiyada:


ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ ูˆุญุฏู‡ ู„ุงุดุฑูŠูƒ ู„ู‡ุŒ ู„ู‡ ุงู„ู…ู„ูƒุŒ ูˆู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ ูˆู‡ูˆ ุนู„ู‰ ูƒู„ ุดูŠุก ู‚ุฏูŠุฑ
Bushaaro ๐Ÿค

Galanba Waxa Isku Hagaagay 4Arimood!

1: maalikii carafo

2: Maalin Jumca ah

3:Waxa Ku dhex jirta Waxa ku dhex jirta Jumcaha Saacatul ijaaba Waana Casar kadib

4: Qofka Sooma Lama Celiyo Ducadiisa


Mrkaa Galabta aaan Ducaysano Muslimiintana Uducayno


ุฃุจูˆุง ุญู…ุฒุฉ ๐Ÿค
@bintu_dacwa
ุงู„ุญู…ุฏ ุงู„ู„ู‡ ุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู† โค
Rabbi haynoo aqbalo maalinkan fadliga badan acmaashi aan samaynaynay , haynoona danbi dhaafo inaga iyo waalidkeenba, naartana haynaga xoreeyo.๐Ÿคฒ๐Ÿฅฐ

Ciid mubaarakโค
Waa xaaji Aniis oo dalka Hindiya u dhashay waa 37 sanna jir, mushaarkiisii ayaa uu aruurinayay 5 sannadood si uu hooyadii oo 80 sanna jir ah u geeyay dhulka barakaysan.
Horay ayaa uu ugu ballan qaaday in uu hooyadii xajisiin doonno, sannadkan ayaa ayna dhacday rajadiisii.

Xaaji Aniis, dhabarka ayaa uu hooyadii kusoo xambaaray dhul dheer oo uu la dawaafay Kacbada.

Waa sawir muujinaya baarri noqoshada waalidka.
Allaha barakeeyo isaga iyo waalidkiiba.


@xaqiiqadanoloshaโค๏ธ