Xaqiiqada Nolosha๐Ÿ’›๐Ÿ’ฏ
15.1K subscribers
1.11K photos
88 videos
5 files
103 links
Soo dhawoowโœŒ, Nagu soo biir๐Ÿค—
Mahadsanid .

Asalaamu calaykum !
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 20k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!
Mahadsanid walaal

@xaqiiqadanoloshaโค
Download Telegram
Waan Hambalyaynayaa Carwada Bandhiga Buugaagta Celiska Ah Ee Burco, Hore u socda dadaalkana halkaas ka wada.โค๏ธ๐Ÿ–ค
Jacyl
Dhibaato Maleh Haday Murugadu, Wehelkayga Noqotay,
Waayo Waxa igu Filan inuu Rabigay Ogyahay Waxa Laabtayda Kusugan ๐Ÿฅฒ๐Ÿฅฒ

murugo ๐Ÿฅฒ
Maalinta Carafa Waa Maaalin Aad Uqiimo Badan
Qofkuuu Ilaahay Soo Gaadhsiiyaana Sido Kaleh Waa Qof Nasiib Badan
Isku Day Maanta Oo Kaliya inaad Ka Faaidaysato Telkaaga iska Xidho Ama Ka Fogaato,Aduunkana Aad Ka Faaruqdo kuna Mashquusho Aakhiro Iyo Dhibatada Maalinka Qiyaame kuna Celceli Erayadan
ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ ูˆุญุฏู‡ ู„ุง ุดุฑูŠูƒ ู„ูƒ ู„ู‡ ู…ู„ูƒ ูˆู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ ูˆู‡ูˆ ุนู„ูŠ ูƒู„ ุดูŠุก ู‚ุฏูŠุฑ

Hana Ka Daalin inaad ilaaahay Waydiisato Waxkastood Ubaahantahay Waxa La Rajaynaya inuu Allah kuu Rumeeyo โค๏ธ
Manta wa malinki carafo wa malin la ducaysto malinka u kheyrka iyo fadliga badan, waxa ka codsaday ina ducadada igu darto.

Waxa laga yaba inad iso weydiso maxan kugu so duceya?

Waxad igu ducaysa waxad adigu naftada la jeceshahay,waxad adigu jeclan lahay oo wanag ah in lagugu duceyo.

Hana ilawin wax ilahay la weydisto waxa ugu qalisan Raali-ahanshihisa, janadisa, iyo in Naar laga magan galo.

Hana ilawin ducadi nabiyada:


ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ ูˆุญุฏู‡ ู„ุงุดุฑูŠูƒ ู„ู‡ุŒ ู„ู‡ ุงู„ู…ู„ูƒุŒ ูˆู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ ูˆู‡ูˆ ุนู„ู‰ ูƒู„ ุดูŠุก ู‚ุฏูŠุฑ
Bushaaro ๐Ÿค

Galanba Waxa Isku Hagaagay 4Arimood!

1: maalikii carafo

2: Maalin Jumca ah

3:Waxa Ku dhex jirta Waxa ku dhex jirta Jumcaha Saacatul ijaaba Waana Casar kadib

4: Qofka Sooma Lama Celiyo Ducadiisa


Mrkaa Galabta aaan Ducaysano Muslimiintana Uducayno


ุฃุจูˆุง ุญู…ุฒุฉ ๐Ÿค
@bintu_dacwa
ุงู„ุญู…ุฏ ุงู„ู„ู‡ ุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู† โค
Rabbi haynoo aqbalo maalinkan fadliga badan acmaashi aan samaynaynay , haynoona danbi dhaafo inaga iyo waalidkeenba, naartana haynaga xoreeyo.๐Ÿคฒ๐Ÿฅฐ

Ciid mubaarakโค
Waa xaaji Aniis oo dalka Hindiya u dhashay waa 37 sanna jir, mushaarkiisii ayaa uu aruurinayay 5 sannadood si uu hooyadii oo 80 sanna jir ah u geeyay dhulka barakaysan.
Horay ayaa uu ugu ballan qaaday in uu hooyadii xajisiin doonno, sannadkan ayaa ayna dhacday rajadiisii.

Xaaji Aniis, dhabarka ayaa uu hooyadii kusoo xambaaray dhul dheer oo uu la dawaafay Kacbada.

Waa sawir muujinaya baarri noqoshada waalidka.
Allaha barakeeyo isaga iyo waalidkiiba.


@xaqiiqadanoloshaโค๏ธ
Waligaa ha dhibsan qofka astaamahan leh hadaad xiriir la leedahay.....!!

1- Qofka mar waliba kusoo waca kuna soo raadiya si uu u ogaado xaaladaada.

2- Qof kuu maseera

3- Qof markasta ku raali galiya๐Ÿฅบ

4- Qof markasta kuu sheega inuu kuu xiisay.

5- Qof jecel inuu kula qaybsado xanuunkaaga iyo waxa aad dareemayso.

6- Qof aad la joogaaga ay u tahay farxad iyo guul.

Wali maku soo maray qofka astaamahaas leh......!!!
Ha raadin jacayl kaliya, laakiin raadso daacadnimo daboolaysa erayada iyo daacadnimada ku salaysan ficilka. badbaado aan cabsi la raacin.โšก๏ธ๐ŸŒธโค๏ธ

@xaqiiqadanolosha ๐Ÿค
Hadad hore u maqli jirtay program aya lacag laga sameeYa ๐Ÿค” lkn ma is leedahy intaad lugayso ayad ayaad lacag ku helaYsaa jawaabtu was Haaaa ๐Ÿ˜ฑ.
Fadlan ka faaidayso janiskan 1 doller waxd ku helaysaa 500,000 talaabo ah oo u dhiganta 300 millimeter oo lug ah ๐Ÿ˜ฑ๐Ÿ˜ณ waa yaab yaabkii kalay ila arag adoo raliya oo dagso apk .๐Ÿ‘Œ๐Ÿ˜‹ !!!!?




Check out this free app โ€” It Pays to Walk ๐Ÿšถ https://sweatco.in/i/mover54678483431
Dhoolacadeyntaada oo kaliya ayaa ifin karto qalbigeyga ee macaaneey halmar oo kaliya ii dhoolacadeey.โ€..โค๏ธ๐Ÿซ€
Jacaylka, xiisaha, daryeelka, iyo taageerada ayaa ah macnaha runta ah ee adiga. Laguma barbar dhigi karo qof kale. Baby, waan ku jeclahayโค๏ธ