Xaqiiqada NoloshaπŸ’›πŸ’―
15.4K subscribers
1.12K photos
88 videos
5 files
107 links
Soo dhawoow✌, Nagu soo biirπŸ€—
Mahadsanid .

Asalaamu calaykum !
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 20k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!
Mahadsanid walaal

@xaqiiqadanolosha❀
Download Telegram
Manta wa malinki carafo wa malin la ducaysto malinka u kheyrka iyo fadliga badan, waxa ka codsaday ina ducadada igu darto.

Waxa laga yaba inad iso weydiso maxan kugu so duceya?

Waxad igu ducaysa waxad adigu naftada la jeceshahay,waxad adigu jeclan lahay oo wanag ah in lagugu duceyo.

Hana ilawin wax ilahay la weydisto waxa ugu qalisan Raali-ahanshihisa, janadisa, iyo in Naar laga magan galo.

Hana ilawin ducadi nabiyada:


Ω„Ψ§ Ψ₯Ω„Ω‡ Ψ₯Ω„Ψ§ Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ΩˆΨ­Ψ―Ω‡ Ω„Ψ§Ψ΄Ψ±ΩŠΩƒ Ω„Ω‡ΨŒ Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ω…Ω„ΩƒΨŒ ΩˆΩ„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ­Ω…Ψ― ΩˆΩ‡Ωˆ ΨΉΩ„Ω‰ ΩƒΩ„ شيؑ Ω‚Ψ―ΩŠΨ±
Bushaaro 🀍

Galanba Waxa Isku Hagaagay 4Arimood!

1: maalikii carafo

2: Maalin Jumca ah

3:Waxa Ku dhex jirta Waxa ku dhex jirta Jumcaha Saacatul ijaaba Waana Casar kadib

4: Qofka Sooma Lama Celiyo Ducadiisa


Mrkaa Galabta aaan Ducaysano Muslimiintana Uducayno


أبوا Ψ­Ω…Ψ²Ψ© 🀍
@bintu_dacwa
Ψ§Ω„Ψ­Ω…Ψ― Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ψ±Ψ¨ Ψ§Ω„ΨΉΨ§Ω„Ω…ΩŠΩ† ❀
Rabbi haynoo aqbalo maalinkan fadliga badan acmaashi aan samaynaynay , haynoona danbi dhaafo inaga iyo waalidkeenba, naartana haynaga xoreeyo.🀲πŸ₯°

Ciid mubaarak❀
Waa xaaji Aniis oo dalka Hindiya u dhashay waa 37 sanna jir, mushaarkiisii ayaa uu aruurinayay 5 sannadood si uu hooyadii oo 80 sanna jir ah u geeyay dhulka barakaysan.
Horay ayaa uu ugu ballan qaaday in uu hooyadii xajisiin doonno, sannadkan ayaa ayna dhacday rajadiisii.

Xaaji Aniis, dhabarka ayaa uu hooyadii kusoo xambaaray dhul dheer oo uu la dawaafay Kacbada.

Waa sawir muujinaya baarri noqoshada waalidka.
Allaha barakeeyo isaga iyo waalidkiiba.


@xaqiiqadanolosha❀️
Waligaa ha dhibsan qofka astaamahan leh hadaad xiriir la leedahay.....!!

1- Qofka mar waliba kusoo waca kuna soo raadiya si uu u ogaado xaaladaada.

2- Qof kuu maseera

3- Qof markasta ku raali galiyaπŸ₯Ί

4- Qof markasta kuu sheega inuu kuu xiisay.

5- Qof jecel inuu kula qaybsado xanuunkaaga iyo waxa aad dareemayso.

6- Qof aad la joogaaga ay u tahay farxad iyo guul.

Wali maku soo maray qofka astaamahaas leh......!!!
Ha raadin jacayl kaliya, laakiin raadso daacadnimo daboolaysa erayada iyo daacadnimada ku salaysan ficilka. badbaado aan cabsi la raacin.⚑️🌸❀️

@xaqiiqadanolosha 🀍
Hadad hore u maqli jirtay program aya lacag laga sameeYa πŸ€” lkn ma is leedahy intaad lugayso ayad ayaad lacag ku helaYsaa jawaabtu was Haaaa 😱.
Fadlan ka faaidayso janiskan 1 doller waxd ku helaysaa 500,000 talaabo ah oo u dhiganta 300 millimeter oo lug ah 😱😳 waa yaab yaabkii kalay ila arag adoo raliya oo dagso apk .πŸ‘ŒπŸ˜‹ !!!!?




Check out this free app β€” It Pays to Walk 🚢 https://sweatco.in/i/mover54678483431
Dhoolacadeyntaada oo kaliya ayaa ifin karto qalbigeyga ee macaaneey halmar oo kaliya ii dhoolacadeey.”..β€οΈπŸ«€
Jacaylka, xiisaha, daryeelka, iyo taageerada ayaa ah macnaha runta ah ee adiga. Laguma barbar dhigi karo qof kale. Baby, waan ku jeclahay❀️
Waxkasta Waxay Dhadhan Io Macno Ku Yeeshaan Wada Qaybsiga Gaar Ahaaan Nolosha Io JacaylkaπŸ₯°πŸ₯€
Aniga β€œ way fududahay inan ooyo , way fududahay inan qoslo, way adagtahay inan ilaabo sido kale way adagtahay inan tagoπŸ˜’πŸ”πŸ–‡.
Xariirka naga Dhexeeyo aniga iyo Rabbigeey Ayaa ii fududeeyn doono Wax Walboo aan Nolosha Ka Rabo insha’allah 😘❀️
Maxaan dibnaha qosol beena ku dabiibay
Maxaan ruuxdeda riyo beena ku abuuray
Maxaan filashadaada waqti badan sugay
Maxaan nafteda naxariistada u baray.....πŸ’”πŸ˜’

@xaqiiqadanolosha ❀️

We wait 4k insha allah πŸ‘ŠπŸ€
"Qof kasta waxaan ku qanciyay inaan gabi ahaanba ilaaway iyada oo aanan jeclayn, hadda waa inaan naftayda ku qanciyaa taas." πŸ’”πŸ˜₯

-Dostoevsky.
Waxaa laga yaabaa inaan dagaalanno oo aan is khilaafno mararka qaarkood, laakiin waxaan kugu dhaaranayaa, inaan taagnaan karin iyada maalin la'aanteed." πŸ₯Ίβ™₯️