Xaqiiqada NoloshaπŸ’›πŸ’―
15.4K subscribers
1.12K photos
88 videos
5 files
107 links
Soo dhawoow✌, Nagu soo biirπŸ€—
Mahadsanid .

Asalaamu calaykum !
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 20k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!
Mahadsanid walaal

@xaqiiqadanolosha❀
Download Telegram
Dhoolacadeyntaada oo kaliya ayaa ifin karto qalbigeyga ee macaaneey halmar oo kaliya ii dhoolacadeey.”..β€οΈπŸ«€
Jacaylka, xiisaha, daryeelka, iyo taageerada ayaa ah macnaha runta ah ee adiga. Laguma barbar dhigi karo qof kale. Baby, waan ku jeclahay❀️
Waxkasta Waxay Dhadhan Io Macno Ku Yeeshaan Wada Qaybsiga Gaar Ahaaan Nolosha Io JacaylkaπŸ₯°πŸ₯€
Aniga β€œ way fududahay inan ooyo , way fududahay inan qoslo, way adagtahay inan ilaabo sido kale way adagtahay inan tagoπŸ˜’πŸ”πŸ–‡.
Xariirka naga Dhexeeyo aniga iyo Rabbigeey Ayaa ii fududeeyn doono Wax Walboo aan Nolosha Ka Rabo insha’allah 😘❀️
Maxaan dibnaha qosol beena ku dabiibay
Maxaan ruuxdeda riyo beena ku abuuray
Maxaan filashadaada waqti badan sugay
Maxaan nafteda naxariistada u baray.....πŸ’”πŸ˜’

@xaqiiqadanolosha ❀️

We wait 4k insha allah πŸ‘ŠπŸ€
"Qof kasta waxaan ku qanciyay inaan gabi ahaanba ilaaway iyada oo aanan jeclayn, hadda waa inaan naftayda ku qanciyaa taas." πŸ’”πŸ˜₯

-Dostoevsky.
Waxaa laga yaabaa inaan dagaalanno oo aan is khilaafno mararka qaarkood, laakiin waxaan kugu dhaaranayaa, inaan taagnaan karin iyada maalin la'aanteed." πŸ₯Ίβ™₯️
ΩŠΩˆΩ…Ψ§Ω‹ Ω…Ψ§ Ψ³Ω†Ω‚ΩˆΩ„ ΩƒΨ§Ω†Ψͺ Ψ­Ψ±Ψ¨Ψ§Ω‹ Ω…Ψ€Ω„Ω…Ω‡ ΩˆΩ„ΩƒΩ†Ω†Ψ§ Ψ§Ω†ΨͺΨ΅Ψ±Ω†Ψ§ Ψ³ΩˆΩŠΩ‹Ψ§"β™₯️
Maalin maalmaha ka mid ah waxaan dhihi doonaa wuxuu ahaa dagaal xanuun badan, laakiin si wadajir ah ayaan u guuleysanay."β™₯️
Waxad Tahy Hadiyad Aan Helay Markii Uu Xalku Adkaday Ma Ogtahay Markii Jacaylka aynu Bernay Midhihisi inu Gadhay GuurkenaπŸ’β€οΈπŸ₯ΊπŸ«‚

Hana fais ❀️πŸ₯°
Shan Waxyaabood uu Sameeyo Qofka Rabo Inuu Dareenkaga Ku Ciyaaro Ama kuu Gafo ::

01-Wax Qabadkaga oo Dhan Wuxuu Ka Soo Qaada Mid Aan Wax Tar Laheen Si Aad uga Xanaaqdo.

02-Markuu Hal Qalad Kugu Arko Wuxuu Dib u Soo Faqaa oo u Soo Fagaa Qaladaad Mar Hore Kaa Dhacay Si uu Xaalka u Sii Murjiyo.

03-Hadalka Ayuu Kugu Xeraa Ama Si Qalad Ah Ayuuba u Fasiraa Hadalkaa Dhahdo Adiga.

04-Haddii Aadan Sameyn Sidduu Asiga Markaa Rabo, Waa Kula Dagaala Ama Waaba Ku Gooya.

05-Qalbiga Ayuu Kaa Dhawacaa Ama Dhib Ayuu Geystaa Hadhowna Wuxuu Dhaha Waa Kula Kaftameyey, Ciyaar Bay Iga Aheed Iyo Sidaa Ma ula Jeedin Ee Iga Raali Noqo oo Been Ah..

πŸ’™


@Ram_poy
Dareenadaan Ku duugan labteyda kuwaaga ka sameyn badan Hadey jiraan darajooyin Aad sareeya oo Aan Gaaray Aniga Adigaa leh dhiirigilintooda Ee ifka igu ilaasho ileen Anaa Ku jecel Adiga πŸ₯Ίβ™₯️


@xaqiiqadanolosha ❀️
Balan