Xaqiiqada Nolosha๐Ÿ’›๐Ÿ’ฏ
15.3K subscribers
1.12K photos
88 videos
5 files
107 links
Soo dhawoowโœŒ, Nagu soo biir๐Ÿค—
Mahadsanid .

Asalaamu calaykum !
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 20k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!
Mahadsanid walaal

@xaqiiqadanoloshaโค
Download Telegram
Dareen baad igu abuurtay
Dadkaad iga soocday
Dooq baad ibartay
Dadnimadeeydaan kor u qaaday
Duunyo kuguma doorsado
Dowladii nafteydaay,๐Ÿ˜˜โค๏ธ๐Ÿ’ค

Ramadan Mubarak๐Ÿ˜ day 3
Insha Allah waxan sugnaaba waa 2k. Iyo wax k badan.
Waa wlalasheen Oo idin xasuusinaysaa Hadalada wngzn oo qiime badan fadlan ha dhaafin adoo mahadsanโค๏ธ๐Ÿ‘


https://t.me/Deganibraahim
Maxaa ka orod badan maalmaha Waxaan soo gaarnay Maalinta 6aad Ramadan. Ilaaheyoow Inta aan gaabinay naga cafi, Inta soo socotane na gaarsii annago caafimaad qabno, Rabiyoow naga mid dhig kuwa u deg-dego cibaadada. โค๏ธ
โค๏ธ::๐น๐‘Ž๐‘Ÿ๐‘–๐‘–๐‘›๐‘ก๐‘Ž ๐ท๐‘Ž๐‘Žโ„Ž๐‘ ๐‘œ๐‘œ๐‘› ๐Ÿ’Œ๐Ÿฅ€หฃแตƒหก๐‘ž๐‘Ž๐‘‘๐‘Ž 1แตƒแตƒแตˆ

๐ŸŒป..."Kulan ka Qurux badan majiro markeynu ka wada hadleyno wanaaga nolosheyna IYO Hormarkeena Hadafkiisuna yahay jaceyl Aan dhamaad, laheyn๐Ÿฅบ๐Ÿฅ€๐Ÿ‘ฉโ€โค๏ธโ€๐Ÿ’‹โ€๐Ÿ‘จ โœ…

Nabadgelyo iyo naxariis korkooda ha ahaato kuwa isku jecel sida ay yihiin , isku daneeya ,iskuna ilaashada sida dad weligood soo wada jiray."๐Ÿ–‡โค๏ธ๐Ÿ”


๐˜™๐˜ข๐˜ฎ๐˜ข๐˜ฅ๐˜ข๐˜ข๐˜ฏ maalintii 8โƒฃaad๐Ÿ–คโœจโœ…

โค๏ธ::ุงู„ู„ู‡ู… ุชู‚ุจู„ ุตูŠุงู…ู†ุง ูˆู‚ูŠุงู…ู†ุง ูˆุงุฌุนู„ู†ุง ู…ู† ุงู„ู…ู‚ุจูˆู„ูŠู†๐Ÿ–คโœจ
           .....................................................................

๐Ÿฆ‹๐ŸŒบโš˜......SUBX ๐–ถ๐–ญ๐–ฆ๐—“๐—‡......โค๏ธ๐ŸŒธ

โค๏ธ ใ…ค  ๐Ÿ’ฌ       ๐Ÿ–‡
หกแถฆแตแต‰  แถœแต’แตแตแต‰โฟแต—   หขสฐแตƒสณแต‰
โœ…๐Ÿ‘๐Ÿ–ค
Alle ha u naxariisto Aabo macan Waad fogaatay balse waxad tagtay Gurigaagi dhabta ahaa ๐Ÿ˜”๐Ÿ˜ข๐Ÿฅนshalay ayuu ku dhintay cusbitaalka weyn ee burco somaliland 2:30pm taariikhdana 13/3/2024. Janatul Fardawsa Allow nagu wada kulmi aamin aamiin. ๐Ÿฅน๐Ÿฅฒ
Ku qurxiya habeenkiina salliga nebiga.โค๏ธ
Laabtaada marka galo
Waxaadba moodaa inuu
Iga dagay dunida mugood
Oo culeys ah.โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿ’
Gcliso Ma og thy Dawoyinka Aan Aktada Ka Helo xitaa mabixiyaan Dhaqatirta Calamka Elaa (ALLE SWC) Moyaane
          ๐Ÿ˜˜โค๏ธ๐Ÿ‘
โœจุฃู†ุช ุฅู…ุฑุฃุฉ ู„ุง ุฃุญุณุจู‡ุง ุจุงู„ุณุงุนุงุช ูˆุจุงู„ุฃูŠุงู… ุฃู†ุช ุฅู…ุฑุฃุฉ ุชุณูƒู‘ู† ุฌุณุฏูŠ ู…ู†ุฏ ู…ู„ุงูŠูŠู† ุงู„ุฃ ุนูˆุงู… ุฃู†ุช ุฅู…ุฑุฃุฉ ุตู†ุนุช ู…ู† ูุงูƒู‡ุฉ ุงู„ุญุจ ูˆู…ู† ุฏู‡ุจ ุงู„ุฃุญู„ุงู…....... โค๏ธ๐Ÿ˜˜

โ€ขAdiga waxaa tahay gabadha aan โ€ขku xisaabin saacado iyo maalmo Waxaa tahay gabadha dagtay jirkayga malaayiin sano kahor Waxaa tahay gabadha ka beerantay mirihii jacaylka iyo riyadii dahabka.... โค๏ธ๐Ÿ˜˜

@xaqiiqadanolosha
Waxaa dhammaaday haaf kamid ah maalmaha Ramadan waxaa inoo haray haaf kale, Hadi aad ka gaabisay hagaaji Inta soo hartay, hadii aad wanaajisay ha daalin horre u soco, kamid nogo kuwa hormaray .
#Ramadan15 #Alhamdulilaah.
Waxaad Igeysay Meel Fog ๐Ÿ™‚
Waxaan Kuu Balan Qadayaa Inaan
Masixidoono Dhamaan Xasuusahaaga
Nolosheyda Dhan Aan Kamasixidoono
Wax walbo Nasoo Dhaxmaray , Waxaan wax Walbo Usameyay Sidaan Adiga Kuu Ilaashan Lahaa , Wax walbo Waxaan Ugu Samrayna Si Aan Ukala Fogaan , Marwaliba Waxey Nafteyda Jecleyd Iney Kusiiso Naxariis iyo Jaceyl Badan Markasto Waxaan Ku Riyoonjiray Inaan Kuwada Nolaano Nolol qurux Badan iyo Mustaqbal Wanaagsan , lakiin Ma awoodo Halahaan Kadib Naf Aniga Iqiimeynin Ina Rabin Inaan Kadabo Ordo Oo Akteyda Waxba Ka aheyn ๐Ÿ’” Waxaan Filaa Waxaad Heysataa Meel AAD Farxad Ku Dareemeyso , Meel Aniga Iga Fiican Waxaan Ku Rajeynayaa Nolol Ka Qurxoon Mideyda , Ku Nolow Farxad Iyo Naxariis Nabadgalyo ๐Ÿ’” Adiguna Ayaankaa Anigana Nasiibkey Macsalaamo๐Ÿ˜ฉ๐Ÿฅบ
Ka helitaanka ruux waa dabci iska caadi ah balse ka helitaanka ruux naftaada fahmaayo dabeecadaada kuugu daryeelayo kuuna fahmaayo adiga oonan hadlin ixtiraam kuu muujinaayo naftaada kulana kaftamaayo waa hadiyad aan si fudud lagu heli karinโค๏ธ๐Ÿ˜˜
Beerkiyo wadnahayga
Bogiyo ruuxdaโœจ๐Ÿ’‹๐Ÿฅฐ
Badhtamaha saablaydiyo๐Ÿ–ค๐Ÿ˜”
Badiba adiga yeesho
Bilaahi adigan ku rabaa
Baxsanow daraada๐Ÿฅบโค๏ธ
Boqol nafood iyo ๐Ÿซ€๐Ÿซถ
Balaadkoo idil ๐Ÿ–คโœจ
Bilaahi adigan kaa doortee
Baxnaani caashaqaโœจ๐Ÿฅบ
Baylahdana ka dhawr๐ŸŒธ๐Ÿฅ€
Bogan waydey ruuxdani hurdada
Birkina kuladi waydaye โœจ๐Ÿ’‹
Bashar baa tahay aan ubogo ๐Ÿซ€๐Ÿซถ
Badiba ruuxdeyda adiga ku baaho
Baxsanow jaceyl ku beere๐Ÿ˜ญ๐Ÿซ‚
Baxnaani caashaq...โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿฅบ

@xaqiiqadanoloshaโค๏ธ
Runtii waan heystaa boqorada ugu fiican dunida waxaad suldaaamad utahay Qalbiga
Sababtoo ah qalbigeyga mayaqaano qof aan adiga aheynโค๏ธ๐Ÿฅฐ
Dumar taan ka doortay
Danteydii ii horseeday
Dabiib ii noqotayโ™ฅ๏ธโค๏ธโ€๐Ÿฉน
Daryeel taan ka helay๐Ÿ˜š
Dunida ii iftimisay๐Ÿชป๐ŸŒน
Danteyduu waa
Doonistaadaโค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ๐Ÿฉต
@xaqiiqadanolosha
Xubigu waa Deeq illaah
Durjiga Hoosuu Dagaa
Qalbiga Dacalkiisa iyo
Damiirka ayuu maraa
Daciif baa loo Noqdaa
Hadii aan daryeel la helin
Duntiisu Wanaagsanaa
Markii Lays Daadahshoo
Dawiyo Nolol fiicanaa
Markii Daacad loo Noqdoo
Xubigu Dawo fiicanaaโค๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿ’

@xaqiiqadanolosha
Waiting for...... ๐Ÿ“–๐Ÿ“š