Xaqiiqada Nolosha💛💯
15.2K subscribers
1.11K photos
88 videos
5 files
103 links
Soo dhawoow, Nagu soo biir🤗
Mahadsanid .

Asalaamu calaykum !
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 20k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!
Mahadsanid walaal

@xaqiiqadanolosha
Download Telegram
Ninkii kutirsan gabar jecel waligii malici dono 👩‍❤️‍👨❤️


من يستندن علي أمرآة تحبه لايسقط ابدا ❤️🥺🖇
I am not be the best but I will never cheat you 🥺🖇🥰


Waxa laga yaba ina ahen qofka ugu fican lkn waligeyga kuma qayami dono🥰❤️
Asc


ᵐᵃⁿᵗᵃ waxa igu soo ducaysaⁿ Aabo ᵐᵃˣᵃᵐᵉᵈ ˣᵃᵃʲⁱ cali ˢʰⁱʳᵉ oo xanuunsanaya oo dalka dibadiisa loo qaadaYo ᵃˡˡᵉ Caafimad Ha ˢⁱⁱʸᵒ 🙏😢😭.

Ducadiina ayaa ᵐᵘʰⁱⁱᵐ ah walal waxad ᵗⁱʰⁱⁱⁿ family dhan 3ᵏ Qof ⁱⁿᵗᵃⁿ oo walal ʰᵃʸˢᵗᵃ waa hanti dhan ᵃˡˣᵃᵐᵈᵘˡⁱˡᵃᵃᵃʰ ❤️🖤
Ku waabariista.🖤
❤️
Dhamaan Ardeyda F4waan Dareemi karnaa Cabsida Aad Ka qabtaan Imtixaanta shahaadiga Ee Dugsiga sare Waxaan idin siinayaa Talooyiin muhiim ah


1: badi aqriska Kalaamka Allah waayo waa Furuha Guusha

2: Ka dalbo waalidkaaga si niyad iney kugu Doceeyaan

3: muuji Karti iyo Codkarnimo intaadan Galin imtixaanka

4: Ha is dhihin Maadooyinka Qaarkood wey Adagyihiin Aqri oo Tala Saaro Allaah (sw)

5:jadwal usameey Maalintaada

Waxii Talo iyo Tusaala ah waa diyaar qebyta fariin wadaaga igala Soo hadal
👇

@xaqiiqadanolosha
Today's best photo 📷❤️