Xaqiiqada Nolosha๐Ÿ’›๐Ÿ’ฏ
15.3K subscribers
1.12K photos
88 videos
5 files
107 links
Soo dhawoowโœŒ, Nagu soo biir๐Ÿค—
Mahadsanid .

Asalaamu calaykum !
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 20k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!
Mahadsanid walaal

@xaqiiqadanoloshaโค
Download Telegram
Ku waabariista.๐Ÿ–ค
โค๏ธ
Dhamaan Ardeyda F4waan Dareemi karnaa Cabsida Aad Ka qabtaan Imtixaanta shahaadiga Ee Dugsiga sare Waxaan idin siinayaa Talooyiin muhiim ah โœ


1: badi aqriska Kalaamka Allah waayo waa Furuha Guusha

2: Ka dalbo waalidkaaga si niyad iney kugu Doceeyaan

3: muuji Karti iyo Codkarnimo intaadan Galin imtixaanka

4: Ha is dhihin Maadooyinka Qaarkood wey Adagyihiin Aqri oo Tala Saaro Allaah (sw)

5:jadwal usameey Maalintaada

Waxii Talo iyo Tusaala ah waa diyaar qebyta fariin wadaaga igala Soo hadalโœ
๐Ÿ‘‡

@xaqiiqadanoloshaโœ
Today's best photo ๐Ÿ“ทโค๏ธ
Nasiibka adiga ii kaa calfay waxaa uu ii ahaaa mid qasri kaaga dhisa qalbigeega๐ŸงกMa heli doono ruux sidaada oo kale Waxaana kuu balan qadayaa helida naftaada Mar walboo aad murugooto in aan garabkaaga joogo๐Ÿ’—๐Ÿฅบ๐Ÿ”ฅ๐Ÿฆ‹
"Dhaliishaan ka eegayaa
Nacabaan ka dhawraa
Haddii dabin loo dhigana
Hortii anigaa ku dhaca"

Naf-la qaybsi"โ™ฅ๏ธ


@xaqiiqadanoloshaโค๏ธ