Xaqiiqada NoloshaπŸ’›πŸ’―
15.4K subscribers
1.12K photos
88 videos
5 files
107 links
Soo dhawoow✌, Nagu soo biirπŸ€—
Mahadsanid .

Asalaamu calaykum !
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 20k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!
Mahadsanid walaal

@xaqiiqadanolosha❀
Download Telegram
❀️
Dhamaan Ardeyda F4waan Dareemi karnaa Cabsida Aad Ka qabtaan Imtixaanta shahaadiga Ee Dugsiga sare Waxaan idin siinayaa Talooyiin muhiim ah ✍


1: badi aqriska Kalaamka Allah waayo waa Furuha Guusha

2: Ka dalbo waalidkaaga si niyad iney kugu Doceeyaan

3: muuji Karti iyo Codkarnimo intaadan Galin imtixaanka

4: Ha is dhihin Maadooyinka Qaarkood wey Adagyihiin Aqri oo Tala Saaro Allaah (sw)

5:jadwal usameey Maalintaada

Waxii Talo iyo Tusaala ah waa diyaar qebyta fariin wadaaga igala Soo hadal✍
πŸ‘‡

@xaqiiqadanolosha✍
Today's best photo πŸ“·β€οΈ
Nasiibka adiga ii kaa calfay waxaa uu ii ahaaa mid qasri kaaga dhisa qalbigeega🧑Ma heli doono ruux sidaada oo kale Waxaana kuu balan qadayaa helida naftaada Mar walboo aad murugooto in aan garabkaaga joogoπŸ’—πŸ₯ΊπŸ”₯πŸ¦‹
"Dhaliishaan ka eegayaa
Nacabaan ka dhawraa
Haddii dabin loo dhigana
Hortii anigaa ku dhaca"

Naf-la qaybsi"β™₯️


@xaqiiqadanolosha❀️
Naxariista Daacadnimada iyo Daryeelka Dhankaaga iiga imanaya aya iGa dhigaya Maxbuus Xabsi kuugu xidhan, Waxaad igu xidhaysaa Xasuuso iyo kayd qalbigayga Madbac u badalaya

Darreen....πŸ€€πŸ’™