Xaqiiqada NoloshaπŸ’›πŸ’―
15.2K subscribers
1.11K photos
88 videos
5 files
103 links
Soo dhawoow✌, Nagu soo biirπŸ€—
Mahadsanid .

Asalaamu calaykum !
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 20k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!
Mahadsanid walaal

@xaqiiqadanolosha❀
Download Telegram
Today's best photo πŸ“·β€οΈ
Nasiibka adiga ii kaa calfay waxaa uu ii ahaaa mid qasri kaaga dhisa qalbigeega🧑Ma heli doono ruux sidaada oo kale Waxaana kuu balan qadayaa helida naftaada Mar walboo aad murugooto in aan garabkaaga joogoπŸ’—πŸ₯ΊπŸ”₯πŸ¦‹
"Dhaliishaan ka eegayaa
Nacabaan ka dhawraa
Haddii dabin loo dhigana
Hortii anigaa ku dhaca"

Naf-la qaybsi"β™₯️


@xaqiiqadanolosha❀️
Naxariista Daacadnimada iyo Daryeelka Dhankaaga iiga imanaya aya iGa dhigaya Maxbuus Xabsi kuugu xidhan, Waxaad igu xidhaysaa Xasuuso iyo kayd qalbigayga Madbac u badalaya

Darreen....πŸ€€πŸ’™
Gacaliye, waa dabaysha waxa ii sheega quruxdaada. Waxaan ku sugayaa mar kasta oo dabayshu dhacayso, inaad ii soo carfiso oo aad iga fogayso xumaantan oo dhan. Gacaliye, dabaysha ayaa ii sheegta hilowgaaga, qalbigaygu waa ku sugayaa.β€πŸ’‘πŸ’ž


@xaqiiqadanolosha ❀️
Waxaan dareemayaa farxad. Sababtoo ah markaan soo kacay waxaan xasuustay inaad noloshayda qayb ka tahay. Subax wanaagsan jacaylkeyga. Waan ku jeclahay"❀️
Thanks for this.☺️🀍
Walal igu soo biir waa page cafimaad weliba Qorshaha waxa igu jira inaan Course online sad ka baran doonto walal igu biir waxad nqoota Family somaliland - medical care .

Fadlan like πŸ‘isii. share taabo azaxptaadana u gudbi adoo raaliYa πŸ₯°β€οΈ.

https://www.facebook.com/Somaliland-Medical-care-112143198196769/