XOG OGAAL MEDIAπŸ₯°
1.56K subscribers
99 photos
9 videos
87 links
Waa Hoy loogu Talagalay In cilmiga lagu faafiyo


fadlan JOIN DHEH πŸ‘‡
Download Telegram
Forwarded from Xadiiska Maanta
Rasuulku (ο·Ί) wuxuu yidhi:Β«Ruux Muslim ah xalaal uma aha inuu argagax geliyo qof Muslim ah.Β»

Xadiiska waxa ku sugan inayna bannaanayn in qof Muslim ah la argagax geliyo ama la baqdin geliyo haba ahaato si kaftan ah ama ciyaar ah.

❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.

Ka mid noqo @XadiiskaMaanta oo ku soo biir siina faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
Forwarded from TEAM HALGAN (Sagal abdi)
π™π™€π˜Όπ™ˆ HalganπŸ₯°
𝑸𝑨𝒀𝑩𝑻𝑨 𝑳𝑰𝑡𝑲𝒀𝑨𝑫𝑨

γ€° α΄…ΚœΙͺΙͺΚ€Ιͺ Ι’α΄€ΚŸΙͺΙ΄α΄πŸ’¬
@umu_sulaymaan
@FAAIDOCHANEEL
@mbsdalsanchannel
@ILEYS24
@oNolosha
@XOGOGAALcom
@baraarujiye1
@naftadakukalsoonaw
πŸ“ xΙͺᴋᴍᴀᴅᴏ Ιͺʏᴏ sΚœα΄‡α΄‡α΄‹α΄α΄ΚΙͺΙ΄πŸ”
@NAFTEENNA1
@Soyaalkanolosha

πŸ“Κ™α΄œα΄œΙ’ Ιͺʏᴏ ϙᴏʀᴍᴏᴏʏΙͺΙ΄πŸ“š
@murtiiyomaskax

ΙͺΚŸα΄€ Ο™α΄α΄€α΄ΚŸπŸ˜‚
@Qosolxikmadaysan
α΄Šα΄€α΄„α΄‡ΚŸβ€οΈ
@LAMAANe24h
@HOYGAJACAYLKA
@jaceylqore
@qalbiwacan
πŸͺ” Su'aalo⁉️
@Suaalo_diini_ah
πŸ“šXikmado xul ahπŸ’Œ
@QALINKA24
@GaroGuushaada
πŸ’ŠCaafimaadkaπŸ’‰πŸ©Έ
@mustaqbalkacaafimaad

~π‘β„Žπ‘Žπ‘›π‘›π‘’π‘™ π‘˜π‘’ π‘‘π‘Žπ‘Ÿπ‘–π‘ π‘‘π‘Ž π‘–π‘¦π‘œ 𝑀𝑖π‘₯𝑖𝑖 π‘“π‘Žπ‘Žβ„Ž-π‘“π‘Žπ‘Žβ„Žπ‘–π‘› π‘Žβ„Ž π‘˜π‘Žπ‘™π‘Ž π‘₯π‘Žπ‘Ÿπ‘–π‘–π‘Ÿ @Sagal_cuudπŸ₯°

https://t.me/FAAIDOCHANEEL
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Subax wangsan
Qur,aanka oo la dhegeystaa qalbiga ayuu daawo u yahay ❀πŸ₯°πŸ™
Forwarded from Xadiiska Maanta
Nabigu (ο·Ί) wuxuu yidhi:Β«Ilaahay waxaa u sugnaaday malaa'ig arlada wareegaysa waxay iga soo gaadhsiinayaan xagga ummadayda salaanta.Β»

Ku salli Nabigaaga Muxammed Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaato'e ο·Ί.

Ψ΅ΩŽΩ„Ω‘ΩΩˆΨ§ΫŸ ΨΉΩŽΩ„ΩŽΩ‰ Ω±Ω„Ω†Ω‘ΩŽΨ¨ΩΫŒΩ‘Ω ο·Ί ...Ψ§Ω„Ω„Ω‘ΩŽΩ‡ΩΩ…Ω‘ΩŽ Ψ΅ΩŽΩ„Ω‘Ω ΩˆΩŽΨ³ΩŽΩ„Ω‘ΩΩ…Ω’ ΨΉΩŽΩ„ΩŽΩ‰ Ω†ΩŽΨ¨ΩΩŠΩ‘ΩΩ†ΩŽΨ§ Ω…ΩΨ­ΩŽΩ…Ω‘ΩŽΨ―Ω.

πŸ“ŒXadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
βœ‹πŸ’šAsc walalayal waxan rajeynaya inaad caafimaad qabtaan dhamantiin
Ayaan tan kanalka wax kuma ana so gud bin insha allah waan rajeynayna
Waan idiin xiisay nabad ku nalada ⚘❣❀@XOGOGAALMEDIA
Majiro qof daciif taagdaran ahi balse waxaa jiro qof aan aqoonin
dhinacyada uu
awooda ka leyahay

XOGOGAAL.com
Waligaa dadka dhan kooda wanagsan uga fiiro oo dhankooda xun ha uga fiirsan

Like dhac ku sii πŸ‘

@XOGOGAAL.com
Forwarded from Xadiiska Maanta
Camalada ugu fadliga badan waxaa kamid ah in Salaadda Jamaaco (wadar) lagu tugado.

Rasuulku (ο·Ί) wuxuu yidhi:Β«Salaadda jamaacada lagu tukadaa way ka fadli badantahay shakhsiga kalida ahi Salaadda uu tukado, waxay ka fadli badantahay todoba iyo labaatan derejo.Β»

πŸ“ŒXadiiska sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
Hafsa bintu mohamedπŸ₯°πŸŒΉ
Channel kan waxad ka heli doontaaπŸ‘
Xikmado❀
Dhiirigelin 🌹
Iyo waxyaabo ku xiiso galiya πŸ₯°β€
https://t.me/Hafsabintumohamed
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Allaha naga dhigo kuwo waajibadka Alle ilaaliya yaa Rabbi β™₯
Markii aad dhalatay waad ooyday aduunkuna wuu farxay waligaa u noolow si marka aad dhimatid aduunku kuugu ooyo adiguna aad u faraxsanaatid

XOGOGAALcom
Haddii aad donaysid inaad gaartid horumar sare oo aan macshuul aheyn u fikar si aan fikirin

@XOGOGAALcom
Waqtigu waa khayraadka kaliye ee aad
haysatid nolosha waxaad go,aan ka
gaari kartaa sida aad u bixinaysid khayraadkaas hubi halka aad ku
bixinayso iyo sida aad u bixinaysid

@XOGOGAALcom
Hadii aad qorsheyneyso Hal sano beero bariis hadii aad qorsheyneyso toban sano beero geedo hadii aad qorsheyneyso cimrigaaga oo dhan dadka wax bar #xikmad_Chinese_ah
#duhur_wanagsan_saxpayaal

@XOGOGAALcom
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Qur,aanka oo la dhageystaa qalpiyada ayuu daaweya
Qalbi dajiye Allah nagu sugo❀❀❀❀❀❀❀
sowdo mahamud
Wadajir ayaan ku noolaaneynaa noloshu haba iska yeraateeπŸŒŽπŸ’šπŸ’šπŸŒΏβœ¨β€!!!
https://t.me/sowdomahamud
Qur,aanka oo la dhageystaa qalpiyada ayuu daaweya Qalbi dajiye ❀❀❀❀❀❀❀❀
https://www.instagram.com/tv/ChnH5tUu4cg/?igshid=MDJmNzVkMjY=