XOG OGAAL MEDIAπŸ₯°
1.56K subscribers
99 photos
9 videos
87 links
Waa Hoy loogu Talagalay In cilmiga lagu faafiyo


fadlan JOIN DHEH πŸ‘‡
Download Telegram
Hafsa bintu mohamedπŸ₯°πŸŒΉ
Channel kan waxad ka heli doontaaπŸ‘
Xikmado❀
Dhiirigelin 🌹
Iyo waxyaabo ku xiiso galiya πŸ₯°β€
https://t.me/Hafsabintumohamed
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Allaha naga dhigo kuwo waajibadka Alle ilaaliya yaa Rabbi β™₯
Markii aad dhalatay waad ooyday aduunkuna wuu farxay waligaa u noolow si marka aad dhimatid aduunku kuugu ooyo adiguna aad u faraxsanaatid

XOGOGAALcom
Haddii aad donaysid inaad gaartid horumar sare oo aan macshuul aheyn u fikar si aan fikirin

@XOGOGAALcom
Waqtigu waa khayraadka kaliye ee aad
haysatid nolosha waxaad go,aan ka
gaari kartaa sida aad u bixinaysid khayraadkaas hubi halka aad ku
bixinayso iyo sida aad u bixinaysid

@XOGOGAALcom
Hadii aad qorsheyneyso Hal sano beero bariis hadii aad qorsheyneyso toban sano beero geedo hadii aad qorsheyneyso cimrigaaga oo dhan dadka wax bar #xikmad_Chinese_ah
#duhur_wanagsan_saxpayaal

@XOGOGAALcom
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Qur,aanka oo la dhageystaa qalpiyada ayuu daaweya
Qalbi dajiye Allah nagu sugo❀❀❀❀❀❀❀
sowdo mahamud
Wadajir ayaan ku noolaaneynaa noloshu haba iska yeraateeπŸŒŽπŸ’šπŸ’šπŸŒΏβœ¨β€!!!
https://t.me/sowdomahamud
Qur,aanka oo la dhageystaa qalpiyada ayuu daaweya Qalbi dajiye ❀❀❀❀❀❀❀❀
https://www.instagram.com/tv/ChnH5tUu4cg/?igshid=MDJmNzVkMjY=
Geesinimadu waa qofka oo cabsidiisa xakameeya ee ma ahan qofka oo ay cabsidu ka guurto
#arooryo_suuban_sxipayaal

@XOGOGAALcom
Hafsa bintu mohamedπŸ₯°πŸŒΉ
Channel kan waxad ka heli doontaaπŸ‘
Xikmado❀
Dhiirigelin 🌹
Iyo waxyaabo ku xiiso galiya πŸ₯°β€
https://t.me/Hafsabintumohamed