XOG OGAAL MEDIAπŸ₯°
1.56K subscribers
99 photos
9 videos
87 links
Waa Hoy loogu Talagalay In cilmiga lagu faafiyo


fadlan JOIN DHEH πŸ‘‡
Download Telegram
Waqtigu waa khayraadka kaliye ee aad
haysatid nolosha waxaad go,aan ka
gaari kartaa sida aad u bixinaysid khayraadkaas hubi halka aad ku
bixinayso iyo sida aad u bixinaysid

@XOGOGAALcom
Hadii aad qorsheyneyso Hal sano beero bariis hadii aad qorsheyneyso toban sano beero geedo hadii aad qorsheyneyso cimrigaaga oo dhan dadka wax bar #xikmad_Chinese_ah
#duhur_wanagsan_saxpayaal

@XOGOGAALcom
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Qur,aanka oo la dhageystaa qalpiyada ayuu daaweya
Qalbi dajiye Allah nagu sugo❀❀❀❀❀❀❀
sowdo mahamud
Wadajir ayaan ku noolaaneynaa noloshu haba iska yeraateeπŸŒŽπŸ’šπŸ’šπŸŒΏβœ¨β€!!!
https://t.me/sowdomahamud
Qur,aanka oo la dhageystaa qalpiyada ayuu daaweya Qalbi dajiye ❀❀❀❀❀❀❀❀
https://www.instagram.com/tv/ChnH5tUu4cg/?igshid=MDJmNzVkMjY=
Geesinimadu waa qofka oo cabsidiisa xakameeya ee ma ahan qofka oo ay cabsidu ka guurto
#arooryo_suuban_sxipayaal

@XOGOGAALcom
Hafsa bintu mohamedπŸ₯°πŸŒΉ
Channel kan waxad ka heli doontaaπŸ‘
Xikmado❀
Dhiirigelin 🌹
Iyo waxyaabo ku xiiso galiya πŸ₯°β€
https://t.me/Hafsabintumohamed