Is HilMaamsin Aan Is Hilamamsinayno Qaladadkiina Maha In Aan nahay Doqomo Lakin Anaga Ayaa doranay In Aan Iska Dhaafno Wixii Aan Micno Inoo Soo kur Dhinen. Hada Wad Fahanty Somaha Cida Aad Tahay ?
Birto Sinaba Uma Fududa In Lajabiyo Ilaa Inay Bilaawdo Inay Ayada Is Cunto Oo Maraysato Muyaane Adina Sidaas Silamid Ah Mafududa In Lagu Jabiyo Ilaa Aad Adiga Is Jabiso Mahne
Haddi Aad Tiraahdo Wanag On Baan Sameynayaa Si aan Cidna Udhawicin. Ogaaw Dadka Qaar Ayaa Xitaa Wanagu Dhawaca Dadku Mamudna In Laqanciyo Ee Naftada On Qanci