I_M_4_2_8
181 subscribers
92 photos
3 videos
8 links
πš†πšŠπš‘πšŠπšŠπš πš‹πšŠπš›πšπšŠπšŠπš— πš—πš’πš’πšŠπš πšπš‘πš’πšœ πš”πšŠπš‘πšŽπš•πš’ πš”πšŠπš›πšπšŠπšŠ πš πšŠπš‘πš’πšŠπš‹πšŠπš‘πšŠ πš•πšŠπš‘πš’πš›πš’πš›πšŠ πš—πš˜πš•πš˜πšœπš‘πšŠ πš–πš’πš πšŠπšπšžπšžπš— πš’πš’πš˜ πšπšŠπš— πšπšŠπš—πš‹πšŽπš’πšœπšŠ 𝚎𝚎 π™°πš”πš‘πš’πš›πš˜
Download Telegram
Lamanahaga In Aad isla Socotiin Waye Ee Mahan In Aad adiga Daba Socoto
Nin Walba Oo Damac Aduun Oo Ku Jiro Waxa Uu Uqalmaa Gabar Geesiyad Ah Oo Tirahda Gacliye Aniga Adiga Ayaaan kuu Jogaa Ee Riyadada Rumee ,Anina Waan Ku Garab Taganahay
(β€œWaligaa cudurdaar haka dhigan mushkilad baa jirta ee wad shaqad ilaa aad ka xaliso mushkilada”)
("Marka Riyooyinka Iyo Yoolkaaguba Digaandigaha Noqdaan Hadhaaga Burburka Fadhfadh, Laga Yaabaa Inaad Ka Dhex Heshid Fursad Dahabi Ah E")
( β€œ Hadday Lammanaha Ama Saaxiibada Ay Caqabadi Soo Cala dhex gasho Baqabadasina Ay Noqoto Sida Burta Dhib Malaha Kaliyah Qof Walba Buurta Mesha Ukajogu Hakaso Kuro Kadib Fida Sare Ee Burta Ayaad Isugu Imanaysaan ” )
(β€œNolosha uma baahna qof jilecsan waa in aad ahaata sida dhulka iyo kubada ookale kubadu dhulka way ku dhacdaa lakiin madumiso oo wayka so laabataa” )
(β€œNolosha uma baahna qof jilecsan waa in aad ahaata sida dhulka iyo kubada ookale kubadu dhulka way ku dhacdaa lakiin madumiso oo wayka so laabataa” )
Raggu : Waxay Ubahan Yihiin Inay Wanaag Sameyaan Si Ay Wanaag Udaremaan
Dumarkuna:Waa Inay Wanaag Dareeman Si ay Wanaag Usameyaan
Haddaba Galayso Xariir Jacayl Udiyaar Garow Oohin
Channel name was changed to Β«LOLLANKA NOLOSHAΒ»
Aduunka Haddii Lafiriyo Aniga Muhiim mahi. Oo Nolosho Aniga Dartey Uma Istaagayso
LKN
Aniga Haddi Laifiriyo Majirto Cid Iga Muhiimsan
Intaas Maisla Fahanay
Haddi Ay Dadku Ku Waydistaan Wax Aad Jeceshahy Sii Lakin Mid Ayaan Kaga Digayaa Ha Usheegin Hana Dareensiin In Aad Waxaas Jeceshahy Sabbto Ah Wadku Waxa Lajecelyahy Way Dayacaan
Dadka Innad Wanaga Usameyso Oo Ay Ku Xumeyaa Ama Aad Adigu Xumeyso Oo ay Wanaga Kusameyaan Waa Wax Aduunka Ka dhaca , Lakin Mida Macnaha Sameysa Ama Magac a
Aadan Laheen Ku Yesha Waa Xalada Aad Ku Sugantahay Iyo Waxa Aad Sameyso
Marka Qaar Waxaad Ku Qasbantahay Inaad Qatarta Iyo Cabsida Aad Hab Siso Si Aad Udareento Inaad Tahay Qof Wali Nool
Jawabtiyo Erayadeda Ayaa Janis Ii Ahaayo Towti Jihadisi Awday
Saalax Sanaag
Qofaan Kaa Cajisen Ileen Macidleenkartidee Wagiii Baryaba Cuseybbuu Sii Nuqdaa
Dunidaan Aynu Mantay Nolnahy Qof Aad Wax Kasugtid Iskadaye ,Qofkii Aad Wax Siisay Ayaaba Asigii Adiga Ku waxyeleynaya
Soo Cajiib Maha ?
#Instagram @ I_M_4_2_8
Channel name was changed to Β«I_M_4_2_8Β»