Birto Sinaba Uma Fududa In Lajabiyo Ilaa Inay Bilaawdo Inay Ayada Is Cunto Oo Maraysato Muyaane Adina Sidaas Silamid Ah Mafududa In Lagu Jabiyo Ilaa Aad Adiga Is Jabiso Mahne
Haddi Aad Tiraahdo Wanag On Baan Sameynayaa Si aan Cidna Udhawicin. Ogaaw Dadka Qaar Ayaa Xitaa Wanagu Dhawaca Dadku Mamudna In Laqanciyo Ee Naftada On Qanci