I_M_4_2_8
180 subscribers
92 photos
3 videos
8 links
πš†πšŠπš‘πšŠπšŠπš πš‹πšŠπš›πšπšŠπšŠπš— πš—πš’πš’πšŠπš πšπš‘πš’πšœ πš”πšŠπš‘πšŽπš•πš’ πš”πšŠπš›πšπšŠπšŠ πš πšŠπš‘πš’πšŠπš‹πšŠπš‘πšŠ πš•πšŠπš‘πš’πš›πš’πš›πšŠ πš—πš˜πš•πš˜πšœπš‘πšŠ πš–πš’πš πšŠπšπšžπšžπš— πš’πš’πš˜ πšπšŠπš— πšπšŠπš—πš‹πšŽπš’πšœπšŠ 𝚎𝚎 π™°πš”πš‘πš’πš›πš˜
Download Telegram
Dadku Qaar Ayaa Xitaa Farxada Mushkilad Ka Radiya Maraka Adiga Waa Inaad Barataa Sida Mushkiladaha Loo Xaliyo
Muhim Maha Inannan Isku Dokhnahay Lakin Waxaa Muhiim Ah Inannad Ifahanto
https://t.me/AbdulahiHanad
Geesinimadu Mahan Innad Ledahy Lugu Iyo Gacmo Aad Wax Isaga Celiso Ee Waa In Aad Ledahay Qalbi Iyo Maskax Wixi Fican Iyo Wixi Xun Diidikar Yelina Kara:
https://t.me/AbdulahiHanad
Su'aal
Qofka Aan Jecelnahay Haddii Oo Khalad Inaga Galo Ma Qofkaa Muhiim Ah Mida Khaladka?
Bal intaas iga jawaba
Ilaalina Aan Ku Ilaalshanayo Haddi Aysan Kuu Cadeynen Jacaylkayga Ma Aqaan Si Kale
Xannunka Ayaa Ku Bari Dona Qofkaan Ku Ahaa
https://t.me/AbdulahiHanad
Camal La'aanta Dad Xun Iyo Dad Wanagsanba Saxiib Ayey Kaga Dhigtaa
Lakin Markaad Shaqo Uyesho Naftada Xitaa Kuwii Dad Ugu Wanagasana Ayey Kuukala Socdaa
https://t.me/AbdulahiHanad
Qiimaha Ayleyihii Waxa Aad Hada Ahysato Maogaan Dontid Ilaa Aad Waydo Waxaas oo aad Tabto
https://t.me/AbdulahiHanad
Waxa Markii Aad radinayso On Haddi Aad Daryesho Marka Aad Heshana Aad Dayacdo
Adiga Oo Aan damcin Oo Aan Dannen Waxaba Ma Dhannto
Qalbigu Waxa Oo Rabaa In Oo Waxa Walba Ku siiyo Addna Xitaa Wad Uqoori La'adahay Hal mar xitaa Innaad Soo Igato
Alla Jacaylow Qurux Badanidaa Marka Labbada Qof Aad Adiga Dhextalo Ay Kuwada Arkaa
Dadku Dannahoda Ayey Qabsan Donnan Cidna Uma Bajin Doonto Adiga Dartaa
MAHHAN
Innaad Adna Ubajisaa Dannahaga Iyaga Dartood
https://t.me/AbdulahiHanad
Mahan Lammankagu In Oo Ku Sameyo Waxa Aad Adiga Jeceshahy Ee Waa Innaad Adigu Sameysaa Waxa oo Lammanahagu Jecelyahay. https://t.me/AbdulahiHanad.
#Xilmad01
Qoraa Walba Waa Oo Dhiman Doona,Wixii Oo Gacmihisa Ku Qorayna Wax Kadanbeya Oo Ka Hadha Ayey Noqon Donnan; Ha Qorin Waxa Aanad Ku Farxi Donin Malinka Aakhiro

Qoraga Lama yaqaan 01
I_M_4_2_8
#Xilmad01 Qoraa Walba Waa Oo Dhiman Doona,Wixii Oo Gacmihisa Ku Qorayna Wax Kadanbeya Oo Ka Hadha Ayey Noqon Donnan; Ha Qorin Waxa Aanad Ku Farxi Donin Malinka Aakhiro Qoraga Lama yaqaan 01
Asxabey Halkan waxaan ku bilabi rabnaa xikamado ku salaysan nolosha hada iyo tii hore oo dhawr majaladod ka koban
Marka aan isla socono hana la Share-gareyo channel-ka
#Xikmad02
Boogagta Iyo Waxa Kasto Oo La Qoro Waxay Argagax Galiyaan Kuwa Raba Inay Runta Dabolan
--Wole Soyinka
I_M_4_2_8 pinned a photo
#Xikmad03
Hal Buug Oo Aad U ficani Waxa Uu Udhigmaa Boqol Saxiib Oo Wanagsan , Balse Hal Saxiib Oo Wanagsan Waxa Uu Udhigmaa Maktabad Dhan Oo Bugag ah.
πŸ–Œ_____Abdul Kalam