I_M_4_2_8
178 subscribers
92 photos
3 videos
8 links
𝚆𝚊𝚡𝚊𝚊𝚍 𝚋𝚊𝚛𝚝𝚊𝚊𝚗 𝚗𝚒𝚢𝚊𝚍 𝚍𝚑𝚒𝚜 𝚔𝚊𝚑𝚎𝚕𝚒 𝚔𝚊𝚛𝚝𝚊𝚊 𝚠𝚊𝚡𝚢𝚊𝚋𝚊𝚑𝚊 𝚕𝚊𝚡𝚒𝚛𝚒𝚛𝚊 𝚗𝚘𝚕𝚘𝚜𝚑𝚊 𝚖𝚒𝚍 𝚊𝚍𝚞𝚞𝚗 𝚒𝚢𝚘 𝚝𝚊𝚗 𝚍𝚊𝚗𝚋𝚎𝚢𝚜𝚊 𝚎𝚎 𝙰𝚔𝚑𝚒𝚛𝚘
Download Telegram
#Xikmad02
Boogagta Iyo Waxa Kasto Oo La Qoro Waxay Argagax Galiyaan Kuwa Raba Inay Runta Dabolan
--Wole Soyinka
I_M_4_2_8 pinned a photo
#Xikmad03
Hal Buug Oo Aad U ficani Waxa Uu Udhigmaa Boqol Saxiib Oo Wanagsan , Balse Hal Saxiib Oo Wanagsan Waxa Uu Udhigmaa Maktabad Dhan Oo Bugag ah.
🖌_____Abdul Kalam
Riyada Kaliyah Ee Gabar Walba Ayku Riyoto
Waa Inay Heshaa Nin Jikada Ay Iskala Shaqeyan Xitaa Hadusan Aqoon Xiliga Ay Kujirto Inta ugu Yimado Ku Dhex Dhiba
#ximado04
Tan Waa wax Ogooniyaa Buugagta Oo Kaliya;Waxay Kuu Ogulaanayaan In Aad Socdasho
Adiga Oo Talabo Qaadin
--jhumpa Lahiri
#xikmad05
HADDII AAD RABTO IN AAD DAL BARATO, AKHRI QORAAYASHISA
---Aminatta Forna
#xikmad06
Wax Kasto Oo Aad Ammated U Hayso Waa Inaad Samaysaa.Haddi Aad Rabto In Aad Wax Qorto Wax Ka Qor Waxii Aad Garanayso
--Jackie Collins
#xikamdo06
Qof Kasta Oo Waxa Badan Aqriyo Maskaxdiisa In yar Ka Isticmala Wuxuu Ku Dhacaa Cadoyinka Caajsi Ee Fikirka
-- Albert Einstein
#xikmad07
Mar Allala Marka Aynu Dhamayno Akhrinta Buug,
Waxa Aynu Kadhiganahay Sidii Qof Macsalameyay Saxiibkisii Ugu Qaalisanaa
--Dr Abdikariin Bakkaar--
#xilmad08
Hal Cunug, Hal Bari, Hal Qalin Iyo Hal Buug Ayaa Dunida Wax Ka Badali Kara !
--Malala, Yousafzai--
#xikmad09
Ama Qor Waxa U Qalma In La Akhristo, Ama Samee Waxa U Qalma In Wax Laga Qoro
--Binjamin Franklin--
#xikmad10
Akhrinta Buugta Wanagasan Oo Dhami Waxa Ay La Mid Tahay La Shekeysiga Dadkii Ugu Wanagsana Qarniyadii Tagay
--Rene Descartes--
#Q2.Xikmado01
Qaladka Ugu Way Ee Aad Samayn Karto Inta Aad Noshahay.Waa Kacabsashada In Aad Qalad Sameyso
--Albert Hubbard--
Cidna Mabixin Doonto Qiimahaga Saxda Aha Markas Adigana Waxaa Kugu Waa Jib Ah Inaad Siiso Qimaha Ay Uqalmaan Ee Maha Key Liyihiin
#Q2.xikmado02
Xabsiga Kaliyah Ee Dhabta Ahi Waa Cabsida. Xoriyada Kaliyah Ee Dhabta Ahina Waa Kaxoroga Cabsida
---Aung Saa Suu kyi---
Sidaysan Hal Qiso Oo Aad Uqosol Badan Labo Goor Si Isku Mid ah kaga Qoslinkarin Ayeysan Qisooyinka Murugada Leh Oo Kugu Soo Noq Noqda Kuu Jabin Karin
IAM BACK
Yuusan Qalbigaku Culays Dareemin Siday Iyagaba Uhel Maamen Silamid Ah Uga Taqalus Adina
ALXAMDULILAH,Waa Tan Baridii Aad Shalay Ku Taamaysa Qabo Wixii Aad Shalay Dib Udhigty Iyo Tiimantay Allena Talo Saaro