I_M_4_2_8
179 subscribers
92 photos
3 videos
8 links
𝚆𝚊𝚡𝚊𝚊𝚍 𝚋𝚊𝚛𝚝𝚊𝚊𝚗 𝚗𝚒𝚢𝚊𝚍 𝚍𝚑𝚒𝚜 𝚔𝚊𝚑𝚎𝚕𝚒 𝚔𝚊𝚛𝚝𝚊𝚊 𝚠𝚊𝚡𝚢𝚊𝚋𝚊𝚑𝚊 𝚕𝚊𝚡𝚒𝚛𝚒𝚛𝚊 𝚗𝚘𝚕𝚘𝚜𝚑𝚊 𝚖𝚒𝚍 𝚊𝚍𝚞𝚞𝚗 𝚒𝚢𝚘 𝚝𝚊𝚗 𝚍𝚊𝚗𝚋𝚎𝚢𝚜𝚊 𝚎𝚎 𝙰𝚔𝚑𝚒𝚛𝚘
Download Telegram
#Q2.Xikmado01
Qaladka Ugu Way Ee Aad Samayn Karto Inta Aad Noshahay.Waa Kacabsashada In Aad Qalad Sameyso
--Albert Hubbard--
Cidna Mabixin Doonto Qiimahaga Saxda Aha Markas Adigana Waxaa Kugu Waa Jib Ah Inaad Siiso Qimaha Ay Uqalmaan Ee Maha Key Liyihiin
#Q2.xikmado02
Xabsiga Kaliyah Ee Dhabta Ahi Waa Cabsida. Xoriyada Kaliyah Ee Dhabta Ahina Waa Kaxoroga Cabsida
---Aung Saa Suu kyi---
Sidaysan Hal Qiso Oo Aad Uqosol Badan Labo Goor Si Isku Mid ah kaga Qoslinkarin Ayeysan Qisooyinka Murugada Leh Oo Kugu Soo Noq Noqda Kuu Jabin Karin
IAM BACK
Yuusan Qalbigaku Culays Dareemin Siday Iyagaba Uhel Maamen Silamid Ah Uga Taqalus Adina
ALXAMDULILAH,Waa Tan Baridii Aad Shalay Ku Taamaysa Qabo Wixii Aad Shalay Dib Udhigty Iyo Tiimantay Allena Talo Saaro
Allah Yaraxma Abwaan Gees
Kawarama Axbabi Boogan Hadaan Soo Dhigo?
Balan Oofinta Waxay Ka Quruxbadantahy Balan Qaadka Ee Uromee Hadad Awoodo Dhamaan Dadkii Aad Balanta Ka Qaday
Waa Buug Layiraah 10 Fure Ee Guusha
Bal Aan Isku Dayno In Aan Akhrino
Haddi Aad Aragto Qof Faraxsan Wan Kubayaa Allxamdulillah Dheh Kuna Ducayso Allow Ana Isii Wax Aan Sidaan Iyo Kabadan Aan Ugu Farxo
Dadku Waa Labo Un Mid Kood ,Mid Mushkilada Fursad Ka Dhex Arka Iyo Mid Fursada Mushkilad Ka Dhex Arka
Isii Ookaliyah Qalbigag Ana Waxaan Kusiin Donnaa Wax Walba Oo Qali Ah
Wadnaha ruuxii ku jaraa
Wax yeelo looma qooshee
waduudkaa loo didhaa
Weedhsan baa loo sugaa
Wax aadan isku quudhin iyo
Wax xun waa laga tidhaa
Walaal baa loo tidhshaa
Wehel baa laga dhigtaa
Wax kastuu yahay iyo
wax walba uu falayba
Waa un bey la xumaaniye
Wadada toosan baa lagu hagaa.
(Abwanad Maria
Abaal Waxaa Logalaa,
Maha In Laguu Gudaa,
Marnaba Igmay Aheen,
Baraad Uga ayeye,
Waa qayba kamid ah book layiraah 10 fure ee Guusha
Ugu yaraan Malin walba 20 daqiiqo oo Wax aqris ah Sameyso