Aqoonta Guud
2.49K subscribers
16 photos
15 links
وتَقوىٰ اللّٰـهِ خَيرُ الزَّادِ ذُخراً، وعِندَ اللّٰـهِ للأتقَىٰ مَزيـد
Download Telegram
Waxaad Sheegtaa Saxaabigii qoday godkii ama qabrigii nabi Muxamed ﷺ lagu aasay?
Anonymous Quiz
24%
Abuu Cubeyda Caamir Binu Jaraax RC
14%
Bilaal Binu Abii Dhaalib RC
28%
Abuu dhalxa Zeyd Binu Sahal RC
34%
Cali Binu Abii Dhaalib RC
Waxaad sheegtaa magaca hooyada dhashay Maryama Bintu Cimran?
Anonymous Quiz
25%
Khidda Bintu Faaquuda
35%
Xinna Bintu Faaquuda
26%
Xannaan Bintu Faaquuda
15%
Xumeydi Bintu Faaquuda
Waxaad sheegtaa nabi Aabihiisa nabi ahaa, awowgiisa nabi ahaa, wiilkiisana nabi ahaa?
Anonymous Quiz
40%
Nabi Yacquub (CS)
38%
Nabi Yuusuf (CS)
9%
Nabi Yaxye (CS)
13%
Nabi Isxaaq (CS)
Sheeg magaca saxaabigii uu malakul jibriil suuradiisa ugu imaan jiray Nabiga ﷺ
Anonymous Quiz
16%
Cimraan Binu Xusseen RC
25%
Zubeyr Binu Cawaan RC
33%
Daxiya Binu Khalifah Al-kalbi RC
26%
Anas Binu Maalik RC
Waxaad sheegtaa yahuudigii Nabiga ﷺ sixray?
Anonymous Quiz
22%
Lubeyd Binu Camiil
19%
Lubeyd Binu Mucaad
51%
Lubeyd Binu Acsam
8%
Lubeyd Binu Sumal
Waxaad Sheegtaa inta jeer ee Nabi Muuse CS magaciisa lagu sheegay Quraanka kariimka?
Anonymous Quiz
26%
146 Jeer
35%
126 Jeer
13%
156 Jeer
27%
136 Jeer
Nabi Muuse iyo nabi Haaruun da’ ahaan yaa weynaa?
Anonymous Quiz
42%
Nabi Muuse CS
10%
Isku da' ayay ahaayeen
48%
Nabi Haaruun CS
Waxaad Sheegtaa Nabigii ugu horeeyay ee gashtay (xirtay) Surwaal?
Anonymous Quiz
16%
Nabi Nuux CS
43%
Nabi Ibraahiim CS
33%
Nabi Suleymaan CS
8%
Nabi Shuceyb CS
Waxaad sheegtaa naaneestii uu rasuulkeena (N.N.K.H) ugu magacdaray saxaabiga (Zubeeyr Binu Cawaam)?
Anonymous Quiz
22%
Dul-Nuurayn
27%
Dul Qarnayn
22%
Xawaaril Anbiyaa'
28%
Xawaari Al-Rasuul
Waxaad sheegtaa hogaamiyihii hogaaminaayay dagaalkii banii qaynu qaac?
Anonymous Quiz
37%
Nabiga ﷺ
37%
Khaalid Binu Waliid RC
15%
Abii Cubeyda RC
10%
Call Binu Abii Dhaalib RC
Waxaad sheegtaa saxaabigii ugu dambeeyay ee qabriga Rasuulka ﷺ kasoo baxay markii nabiga la duugaayay?
Anonymous Quiz
34%
Abuu Dhalxa Zeyd Binu Sahal RC
16%
Daxiya Binu Khalifah Al-kalbiy RC
31%
Qutham Binu Cabbas Binu Cabdil Mudalib RC
19%
Juleybiib RC
Waxaad sheegtaa Sanadkii ay Muslimiintu furteenka dalka Tunis?
Anonymous Quiz
30%
Sanadkii 41ᵃᵃᵈ
35%
Sanadkii 42ᵃᵃᵈ
26%
Sanadkii 43ᵃᵃᵈ
9%
Sanadkii 44ᵃᵃᵈ
Waxaad sheegtaa habeenkii la’aasay nabigeena muxamed(N.N.K.H)?
Anonymous Quiz
59%
Habeen Isniin
18%
Habeen Arbaco
11%
Habeen Khamiis
11%
Habeen Jimca
Waxaad sheegtaa magaca waardiyihii Nabigeena Muxammad ﷺ Macrikadii ama dagaalkii Waadil quraa?
Anonymous Quiz
25%
Bilaal Binu Rabaax RC
23%
Cali Binu Abii Dhaalib RC
33%
Dhalxa Binu Cubeydillaah RC
18%
Cabbaas Binu Cabdil Mudalib RC
Imisa sano ayuu ku geeriyooday Cabdullahi Binu Cabaas?
Anonymous Quiz
36%
61 sano
33%
71 sano
19%
81 sano
11%
91 sano
Waxaad Sheegtaa Xafsa Bintu Cumar Inta Uusan Rasuulka (SCW) Guursanin Ninkii Qabay?
Anonymous Quiz
25%
Cikrama Ibnu Abii Jahal
24%
Zayd Binu Xaarith
32%
Khunays Binu Xudaafa Al-sahmi
20%
Abii Sufyaan
Imisa wiilal ayuu dhalay Nabi Muxamed ﷺ ?
Anonymous Quiz
24%
4 wiilal
15%
2 wiilal
5%
5 wiilal
56%
3 wiilal
Waxaad Sheegtaa hogaamiyihii hogaaminaayay muslimiinta dagaalkii dulcasiira?
Anonymous Quiz
31%
Nabi Muxamed ﷺ
35%
Khaalid Binu Waliid RC
19%
Abii Cubeyda RC
15%
Zayd Binu Xaarith RC