Aqoonta Guud
2.51K subscribers
16 photos
15 links
وتَقوىٰ اللّٰـهِ خَيرُ الزَّادِ ذُخراً، وعِندَ اللّٰـهِ للأتقَىٰ مَزيـد
Download Telegram
Waa immisa nooc noocyada Jihaadka uu u qaybsamo?
Anonymous Quiz
61%
2 Nooc
25%
4 Nooc
10%
6 Nooc
4%
8 Nooc
Waxaad Sheegtaa wadankii ugu horeeyay ee lagu qabtay koobka cayaaraha aduunka?
Anonymous Quiz
36%
Portugal
37%
Uruguay
16%
Sweden
11%
Kongo
Gormaa ayuu si rasmi ah u bilowday koobka Cayaaraha aduunka?
Anonymous Quiz
44%
13 July 1930 Miilaadiga
24%
13 July 1950 Miilaadiga
20%
13 July 1920 Miilaadiga
13%
13 July 1940 Miilaadiga
Waxaad Sheegtaa halka uu ka dhacay koobka cayaaraha aduunka sanadkii 1982?
Anonymous Quiz
31%
Spain
26%
France
12%
Uzbakistan
31%
Germany
Meeqo ciyaaryahan ayaa kooxdiiba u ciyaarta marka la joogo kubadda kolayga?
Anonymous Quiz
36%
8 qofood
27%
5 qofood
20%
9 qofood
17%
7 qofood
Sheeg Sanadkii Uu Orodyahanka Cabdi Bile Ka Qeyb Qaatay Tartanka Oradada Olympic Games?
Anonymous Quiz
37%
Sanadkii 1984 Miilaadiga
36%
Sanadkii 1985 Miilaadiga
15%
Sanadkii 1983 Miilaadiga
12%
Sanadkii 1982 Miilaadiga
Waa ayo qofkii dilay saxaabiga Cusmaan Binu Cafaan (RC)?.

WARCELIN
:
Lama oga qofka saxda ah ee gacantiisa ku dilay saxaabiga Cusmaan Binu Cafaan (RC), laakiin taariikhyahanada waxaa jira shakhiyaadka qaar ee ay ku sheegayaan in ay dileen saxaabiga Cuthmaan Binu Cafaan, hase yeeshee waa arin ay isku khilaafsan yihiin taariikhyahanada oo ma'ahan arin la hubo. Shakhsiyaadkaasi waxaa ka mid ah:

1: Jabalah (جبلة), oo sidoo kale loo yaqaanay: Almowtul Aswad (الموت الأسود)
Cabdullah Ibnu Saba’ Alyahuudi (عبد الله بن سبأ اليهودي).
2: Ruumaan Al-yamaani (رومان اليماني)
Sowdan Ibnu Xamraan (سودان بن حمران السكوني).
3: Kinaana Ibnu Bishir (كنانة بن بشر).

Dhamaan shakhsiyaadkas aan kor kusoo sheegnay iyo kuwa kaleba waxaa la sheegaa in ay yihiin kuwa dilay saxaabiga Cuthmaan Binu Cafaan, hase yeeshe waa arin aanan si sax ah loo xaqiiqsaneyn ama aan la ogeyn.
🔻🔻🔻🔻🔻🔻
Hoyga Aqoonta
🔺🔺🔺🔺🔺🔺
Aqoonta Guud pinned «Waa ayo qofkii dilay saxaabiga Cusmaan Binu Cafaan (RC)?. WARCELIN: Lama oga qofka saxda ah ee gacantiisa ku dilay saxaabiga Cusmaan Binu Cafaan (RC), laakiin taariikhyahanada waxaa jira shakhiyaadka qaar ee ay ku sheegayaan in ay dileen saxaabiga Cuthmaan…»
Immisa masjid ayaa Qur'aanka kariimka magacyadooda lagu xusay?
Anonymous Quiz
13%
1 Masjid
36%
2 Masjid
31%
3 Masjid
20%
4 Masjid
Waxaad sheegtay sanadkii dhudibda loo taagay khilaafadii Cabaasiyiinta?
Anonymous Quiz
33%
Sanadkii 130-kii Hijriga
26%
Sanadkii 131-kii Hijriga
34%
Sanadkii 132-kii Hijriga
6%
Sanadkii 133-kii Hijriga
Waxaad sheegtaa khaliifkii ugu horeeyey ee khilaafadii Cabaasiyiinta?
Anonymous Quiz
29%
Abuu Jacfar Al Mansuuri
39%
Abuu Cabaas As-safaax
7%
Maxammad Al-mahdiyu
25%
Haaruun Al-rashiid
Waxaad sheegtaa dagaalkii loo yaqiinay Macrikatu Zaabu Shahiira labada qole ama labada dowladood ee u dhexeeyey?
Anonymous Quiz
33%
Khilaafadii Umawiyiinta iyo Boqortooyadii Ruum
32%
Khilaafadii Umawiyiinta iyo Cabaasiyiinta
23%
Khilaafadii Cabaasiyiinta iyo Tataarka
12%
Khilaafadii Cabaasiyiinta iyo Cusmaaniyiinta
Waa immisa tirada khaliifyadii ama Amiiradii ay khilaafadii Cabaasiyiinta soo mareen?
Anonymous Quiz
42%
27 Khaliif
31%
37 Khaliif
15%
47 khaliif
12%
57 khaliif
Waxaad sheegtaa Halka uu ku dhashay Abuu Cabaas As-safaax?
Anonymous Quiz
23%
Xumeyma
31%
Kuufa
33%
Dimishiq
13%
Madiino
Waxaad Sheegtaa Caasimaddii Dowladdii Cabaasiyiinta?
Anonymous Quiz
49%
Magaalada Dimishiq
6%
Magaalada Madiino
18%
Magaalada Isatnbuul
27%
Magaalada Bagdaad
Waxaad sheegtaa magaca khaliifkii labaad ee khilaafadii Cabaasiyiinta?
Anonymous Quiz
39%
Haaruun Al-rashiid
19%
Muctasim Billaah
6%
Ma'muun
36%
Abuu Jacfar Al-mansuur
ASC Raali noqdo asxaabta maalmahaan mashquul ayaa iska jiray balse wixii hadda ka danbeeyo ilaahay idinkii waxaa sii laba jibbaari doonaa Inshaa Allaah Su'aalihiiaad inooga barateen soo gudbintooda, idinkana waxaa idinka codsanaynaa inaad channelkeena Dhare inoo dhahdaan si aan u helno walaalo kale oo idinka oo kale:

🔻🔻🔻🔻🔻🔻
https://t.me/Aqoonta_guud
Waxaad Sheegtaa Sanadkii uu dhashay Abuu Cabaas As-safaax oo ahaa Khaliifkii Ugu horeeyey ee Cabaasiyiinta?
Anonymous Quiz
41%
Sanadkii 102-aad Hijriyada
33%
Sanadkii 104-aad Hijriyada
20%
Sanadkii 106-aad Hijriyada
7%
Sanadkii 108-aad Hijriyada