Sheekooyin Jacayl
11.9K subscribers
43 photos
1 video
1 file
349 links
Kanaalkaan @SheekooyinJacayl waa kanaal aad ka heli doonto
Sheekooyin isugu jira /Jacayl❤️ /Qosol😁 /Taxane↪️ /sheekooyin iyo /Qoraalo xiiso badan😘

***
Maamule: @Abwaan_Saajac
Download Telegram
Nin tuug ah ayaa usoo dhacay Qol naag kaligeed jiifta, tuugii qolkii wixii yaalay dhan ayuu qaatay si degan ayuuna ubaxay .
Subixii booliska ayaa imaaday, naagtii waxaa la waydiiyay: "Macquul miyaa qofyaheey in guriga dhan la daldasho oo adigana intaas aad kici weyso ama dareemi weyso?"
Naagtii waxay tiri: "Waxaan umaleynayay qofka soo galay Ninkayga oo alaab guriga ka qaadanayo in uu yahay, waxaana ka cabsaday haddii aan hadlo in uu is dhaho qofta way soo jeedaa, kadibna xilligaas uu casho karis ii diro".

Habluhu Howl Necbaa!! 😂😂😂😂😂

@SheekooyinJacayl
Telegram Ma Oga Miyaa Inaan Statuska Iisoo Fiiri WhatsApp Uga Imaaday😂
Forwarded from Kooxda Kobcis
🎉🎉 Habeen Wanaagsan 🌌🌌

@KOOXDA_KOBCIS

💡 "Wax Akhrisku waa Furaha Guusha" 🔐
••••••••••••••••••••••••••••••••••••
╔═══❖•ೋ° 🅚︎ °ೋ•❖═══╗
❥︎ Sʜᴇᴇᴋᴏᴏʏɪɴ📚

᯽: @SheekooyinJacayl
᯽: @SheekooyinJacayl
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖

❥︎ Dʜɪɪʀɪɢᴇʟɪɴ❤️‍🔥

᯽: @Qoraal09
᯽: @Dhiirigalinmaaline12
᯽: @Ifiyaha_Nolosha
᯽: @Boq
᯽: @dhiirigaliyaha_nolasha1
᯽: @
᯽: @wordsbyFariixa
᯽: @Hlganka
᯽: @Meriameriam
᯽: @abditahad
᯽: @furahaGUUSHAnolasha
᯽: @JEES
᯽: @ifinoloshaada
᯽: @Naphizanour
᯽: @sirtaguusha1
᯽: @somalikaah
᯽: @mss_rihaam
᯽: @dhii
᯽: @hoyganoolashachannel
᯽: @dhiirigalinta
᯽: @Kadaa_laco_Akhris87
᯽: @Baro_xadiiskan
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖

❥︎ Bᴜᴜɢᴀᴀɢ📕

᯽: @DhigaalBooks 
᯽: @Turjumaad 
᯽: @Ifiyaha1
᯽: @somalibooks10
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖

❥︎ Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 📌

᯽: @DHIRIGALISO
᯽: @Turjumaad
᯽: @Cilmiyeys
᯽: @Hal_aburnimo
᯽: @Riyooyinkeena56
᯽: @DadweynaHa1
᯽: @Xikmadoiyodhiirigalin
᯽: @Muwaahipbuskudo
᯽: @Xigmadle
᯽: @MURTISIDE
᯽: @garaadkoboc
᯽: @Anwarmedia88
᯽: @unitedsomalifriends
᯽: @IFIYE2222
᯽: @n|n|jez33
᯽: @xulashadah_xikmadah1
᯽: @kabtanhaaraxikmawi
᯽: @Naphizanour
᯽: @fahanguud
᯽: @
᯽: @XIKMAD_MURTI_CHANNEL
᯽: @xikmadside2023
᯽: @Xikmaawi_15
᯽: @Abdullahidhaqane
᯽: @dara@
᯽: @isbedalka_Guusha
᯽: @fordawsafiican1
᯽: @Bintu_Abdinasir
❖  ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖

❥︎ Dɪɪɴɪ

᯽: @wanagmedia
᯽: @saaafi114
᯽: @Quluubta
᯽: @AHLUL_KHEYR
᯽: @Al
❖  ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖

❥︎ Eʀᴇʏᴏ Jᴀᴄᴀʏʟ 💗

᯽: @QoraalloJacayl
᯽: @FAALO_JACAYL
᯽: @Dhemantt
᯽: @aadan123
᯽: @noloshuwaaguul
᯽: @dareen_hadal
᯽: @Qalpijaceyl42
᯽: @ROYAAL_CHANNL
᯽: @DARYEEL_JACAYL_VIP
᯽: @KALSOONI_DARO_OFFICIAL
᯽: @Darenjaceyl1
᯽: @darajo24
᯽: @jacayl_aan_dhamaanayn
᯽: @waraaqo_jacayl_vip
᯽: @SheekooyinJacayl
⸙ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ⸙

❥︎ Aǫᴏᴏɴ & Fᴀsᴀʟʟᴏ 🎓

᯽: @DhaqanBile
᯽: @Islamicdigital
᯽: @ZEINPROACADEMY
᯽: @learn_english012
᯽: @aqoonta_kaa_maqan
᯽: @Nu#caym24
᯽: @MUFAKAR1
᯽: @MASKAX_KAAB
᯽: @fahanka6
╚═══❖•ೋ° 🅚︎ °ೋ•❖═══╝
𒊹︎︎︎ 𝗞𝗮𝗻𝗻𝗮𝗹 𝗞𝘂 𝗱𝗮𝗿𝗶𝗱𝗱𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝗪𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗙𝗮𝗮𝗵𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻 𝗔𝗵 𝗞𝗮 𝗘𝗲𝗴.
@Kooxda_Kobcis


Ku Biidh.↬𖨆 @SheekooyinJacayl
◥▬▭▭▭▭◳◺🅚︎◿◰▭▭▭▭▬◤
🔐🔐 Salaam!
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad Inoo Soo Cammirtaan 7k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir Oo Nagu Caawi Gaaritaanka Hadafkeenna.

Mahadsanidiin
❤️❤️❤️▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁
Fursad qaali ah ⬇️ 
Ku iibso hal koorso $3
Oo hel hal koorso oo bilaash ah

1. Mobile graphic design   $3
2.Mobile vedio editing        $3
3.saxafada   course           $3    

Hal.koorso ku iibso $3 oo mid kaleh bilaash ku hel

Laxarir👉👉https://wa.me/+252907675198

Ama @Abwaan_Saajac

💻 @TeamKhibrad2023
۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞
᯾ ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
@DhaqanBile
@SheekooyinJacayl
@Turjumaad
@QoraalloJacayl
  ↬❢ Dhammaad ❢↫
Miyaan Qirtaa mise wan qarsadaa.
Qaybta 1aad

Waxay aheyd xaafad ka mid ah xaafadaha ay koobiso degmada wadajir ee magaalada muqdisho halkii ay deganaayeen xafsa iyo reerkeeda kuwaa oo isaga noolaa nolol iska degan marka laga soo tago nolosha guud ee magaalada oo aheyd mid aan laheyn xaalad ugaar ah oo lagu negaan karo maadaama waqti Walba la filan karay in ay wax uun dhici karaan xiisadda magaalada oo xilligaa aad ukacsaneyd awgeed midaasna waxay kala sinnaayeen dhamaan dadkii degaankaa kula noolaa.

Xafsa waxay aheyd curada hooyadeed iyo curad xigeenka Aabaheed maadaama uu jiray wiil ayada ka weyn oo bah kale ah kaa Soo qurbaha ku noolaa ahaana gacanta midig ee reerka halka ay lix kale oo ubadnaa wiilal ay kasii yaraayeen ayada sidaana ay xafsa ku aheyd mid kaalin weyn reerka ugu jirtay oo ay masuuliyad weyni ka saarneyd xanaaneynta iyo ka warqabka walaalaheed iyo daryeelidda waalidkeedba.

Xafsa waxay aheyd gabar inbadan ay waalidkeed kusoo dadaaleen soona wax bareen ayadoo ilaa heer jaamacadeed ka taagneyd waxbarashada mid ka mida kulliyadaha caafimaadka ayeyna ka baran jirtay jaamacad caan ka ah kuwa ku yaalla muqdisho halkaa oo ah goobta ay ka bilaabaneyso qisadan qeybta ka ah Waayaha nololeed ee gabadhan xafsa ah.

Inta aysan ku biirin jaamacadda waxay aheyd mid guriga uun iska fadhida Waxbarashana k asoo xir xiratay ka dib Markii looga baxay ballan aheyd in markii ay dugsiga sare ka baxdo qurbaha loo kaxeyn doono maadaama ay qabtay cudurka inta badanba dhallinyara laabahooda ku beeran ee loo yaqaano buufiska kaa soo ay daweyntiisuna aheyd mid nolol ama geeri ah.

Sidaa awgeed ayey dhowr jeer oo ay isku dayday inay si dhuumaaleysi ah utahriibto aysan ugu suura gelin maadaama aysan heysan lacago ay wadada ku marto kaaga sii darane ay dumar tahay laban laab dhibta ay la kulmaan wiilashuna ay kaga horreyso bad iyo berriba taasoo ugu dambeyn daciifisay isku deyga ka dhabeynta hamigeeda tahriibka guriguna isku ururisay cuqdad ay ka qaaday waalidkeed awgeedna udiidday wax barashada balse maalin ayaa loosoo bandhigay guurka nin markaasi ka soo doonay reerkeeda.

Si adag ayey uga hor timid una diidday guurka nin aysan garaneyn weligeedna aysan la sheekeysan go'aankeedaasina ma noqon mid waalidiinteeda saameyn ku yeesha oo waxay ahaayeen kuwo had iyo jeer qiimeeya go'aannada gabadhooda si ay farxadi ku dheehan tahay ayeyna usoo dhoweeyeen diidmadeeda una sheegeen in ay jecelyihiin wax walba oo wanaag ahna ay la jecel yihiin sababta ay qurbaha ugu diidayaanna ay tahay inaysan awood ulaheyn qarashaadka loo baahan yahay iyo inay ka maarmin maadaama ay tahay gabadha ugu weyn reerka ayaguna ay tamar dhigeen.

Xafsa aad ayey ugu uur jilicday ereyadaasi ay waalidkeed kula hadleen markaa ayeyna garatay inay tahay qof lagu tiirsan yahay oo la tirsado jaceyl tan weynna loo hayo waxa ayna waalidkeed ka ballan qaaday in ay hankeedii qurbaha ahaa ay awadood uga tanaasuleyso wax walba oo ay ka raali yihiinna ay usameyn doonto wixii markaa ka dambeeya waalidkeedii ayaana ka codsaday in ay waxbarashadeeda heerka jaamacadeed sii wadato maadaama ay la doonayaan in ay nolosha horumar ka gaarto nafteeda iyo toodana ay anfacdo.

Soo jeedintaas ayeyna markiiba aqbashay waxayna noqotay qof la soo baxay dabci cusub maadaama ay xir xirnaantii iyo noloshii koobneyd ka baxday waxa ayna iska soo qortay jaamacadda muddo yar ka dib ayeyna ku biirtay laakin ma noqon maalmo ay ku riyaaqdo maalmaheedii hore ee jaamacadda maadaama ay mashquuliyeen wiilal qeyb ka dhiganayay jaamacadda oo aad ayada uxiiseynaayay mid walbana uu isku soo sharaxayay inay is bartaan ilaa heer ay mooday in ay is wada ogyihiin oo ayada lagu soo sharad tamay.

La soco qeybaha kale iyo habben walba.

#MQMQ 01

t.me/SheekooyinJacayl
Miyaan Qirtaa mise wan qarsadaa.
Qaybta 2aad

Laakin xaqiiqdu ma aheyn sidaa oo mid waliba waxa uu doonayay inaan looga horeyn oo uu noqdo qofka la jaan qaadi lahaa ayada laakin midkoodna ma uusan noqon mid hantiya dareenkeeda ama ay in yar uun ku fakarto sidaas oo ay tahayna waa ay soo wada dhoweysay dhamaantood kana dhigatay asxaab iska caadiya si guud iyo si gaar ahba wey ula sheekeysan jirtay lana kaftami jirtay ka arday ahaan oo kaliya sidaa ayeyna asxaabteedii ay jaamacadda ku
yeelatay oo dhan uwada noqdeen wiilal inkastoo ay jireen tiro gabdho ah oo ay mararka qaar la sheeko wadaagi jirtay haddana ma aysan gaarsiisneyn ilaa heer lagu tilmaami karo asxaab maadaama aysan aheyn kuwa si joogto ah isula jaan qaada.

Waxay sidaa ahaataba maalin ayey gabdhihii jaamacadda ka dhex aragtay gabar leh weji ay taqaanno haddana aysan garaneyn meel ay ku baratay iyo sida ay ubaratay ayadoo su'aalo iska weydiineysa ayeyna ku soo baraarugtay gabadhii oo salaan la dul taagan waana ay ka qaaday salaantii ayadoo usheegtay in wejigeedu uusan ku cusbeyn balse aysan garaneyn meel ay ku aragtay gabadhii ayaana usheegtay in ay iskuulka isla dhigan jireen ayna dhiganeysay fasalka labaad ee dugsiga sare markii ay ayada dhameyneysay.

Xafsa ayeyna maskaxdeedii markaa soo laabatay sidaana ku aqoonsatay gabadhii oo lagu magacaabayay ikraan halkii ayeyna isu sii wareysteen ikraan ayaana usheegtay in ay aad uga daahday jaamacadda ayna aheyd inay goor hore billowdo maadaama aradaydii ay dugsiga isla dhameeyeen ay heer gabo gabo ah marayaan xafsa ayaana ugu sheekeysay sidii ay wax udheceen iyo wixii sababay in ay aad uga daahdo jaamacadda ikraan ayaana ugu jawaabtay in buufiska uu ayaduba ku jiro ayna ku taameyso in ay mar baxsato balse ay la'dahay uun qof wadada kula wehliya oo ay safarka isu kaalmeystaan tolow miyuu arrimihii buufiska ahaa ku soo laaban doonaa xafsa ?

#MQMQ 02

t.me/SheekooyinJacayl
Miyaan Qirtaa mise wan qarsadaa.
Qaybta 3aad

Xafsa oo uu awalba buufiska ku tallaalnaa ayaa in cabaar ah aamustay ayadoo ku fakareysay in tani ay tahay fursad mudan in laga faa'ideysto laakin waxaa durbadiiba ku soo dhacay maankeeda in aysan heysan qarashaad ku filan ikraan oo la yaaban waxa ay la aamusan tahay ayaana weydiisay waxa ku dhacay ee ay ufakareyso waxeyna ugu jawaabtay in ay wacnaan laheyd in ay isla baxsadaan balse aysan usuura geli karin.

Ikraan oo warkaasi aad ugu faraxday maadaama ay dooneysay qof ku mowqif ah si ay hammigeeda ugu dhabeyso ayaana weydiisay sababta ay ugu suura geli karin waxa ay tahay xafsa ayaana ugu jawaabtay in aysan heysan qarashaad ku filan oo ay ku safarto ikraan ayaana weydiisay inta uu la eg yahay qarashka ay markaasi heysato waxeyna usheegtay in xoogaa dahab ah oo kaliya ay heysato kaasoo haddii la iibiyana aan dhameyn xitaa kala bar lacagta loo baahan karo ikraan ayaa ugu jawaabtay in taasi aysan aheyn wax laga wer wero qarashna leyska heli doono sidey noqotaba.

Xafsa ayaa sidaa uga soo tagtay ikraan ayadoo meel gooni ah fariisatay guda gashayna diyaarinta leyliyo markaasi laga doonayay jawaabahooda laakin markiiba waxaa la soo fariistay ismaaciil oo ka mid ahaa dhallintii ay halkaa iska barteen asagiina nin dan kale leh ayuu ahaaye wuxuu bilaabay inuu kala sheekeysto arrimo ka tarjumaya damaciisa gaarka ah laakin waa ay ka gaar gaarsatay inay siiso jawaabaha uu doonayay balse sidaa kuma uusan quusan ninkii ismaaciil ahaa oo si toos ah ayuu uga dalbaday inay siiso jawaab cad.

In cabaar ah oo ay maskaxda ka shaqeysiisay ka dib ayeyna xal heshay ayadoo usheegtay been ah in ay wiil kale udoonan tahay isla markaana aysan dooneyn in ay qiyaameyso maadaama ay ka dhigatay saaxiib ismaaciil ayaa intaa ka dib usheegay in haddiiba ay saaxiib ka dhigatay uu wixii markaa ka dambeeya xadkiisaasi ku ekaan doono kana raali noqoto intii uu arrimihiisa ku mashquuliyay waxey usheegtay in aysan waxba uqabin wax walbana ay iska caadi yihiin intaa ka dib ayey xisadihii dib ubilowdeen iskana xaadiriyeen hoolkii wax barashada.

Maalinkii xigay ayaa sidii caadada aheydba leysugu yimid jaamacadda ikraan oo in badan kaga sii horeysay ayana isla markii ay timid xafsa uyeertay waxa ayna usheegtay in ay ka caawineyso inta ka dhiman qarashaadka ka dhiman safarkeeda isla markaana ay diyaar garowdo haddii uu dhab ka yahay bixitaanku xafsa oo uqaadan weysay ayaana weydiisay halka ay ka keentay qarashaadka intaa la'eg iyo sababta ay uga bixineyso waxay usheegtay in qarashkeedii uu goor horeba usii diyaarsanaa inta ayada ka dhimanna ay ka soo saari doonto beecinta wax yaabo ay ayada leedahay sababta ay ucaawineysana ay tahay inay dooneyso wehel ay isla wado maraan.

Xafsa ayaa usheegtay ikraan in ay ka soo fakari doonto lana soo socodsiin doonto go'aankeeda ikraan oo kasii dhaqaaqeysa  ayana usheegtay in ay la soo dhaqsato jawaabta si ay udiyaar garoobaan goobtii oo ay kaligeed ku soo hartay ayey xafsa fakar dheer ku bilowday ayadoo is weydiineysa sidii ay ka yeeli laheyd jaaniskan horteeda yaalla waxaana usoo baxday in ay ka faa'ideysato maadaama wixii ay in badan ku taameysay ay tallaabo uun ka xigto.

Ninkii ismaaciil ahaa ayana uyimid ayadoo weli isku mashquulsan salaan ka dib ayuuna weydiiyay waxa ku dhacay ee ay ka fakareyso waxay usheegtay in aysan waxba jirin oo ay iska caadi uun ufakareyso ismaaciil ayaana usheegay inuu wejigeeda ka aqrisan karo in ay wax uun jiraan ayna usheegto maadaama uu saaxiibkeed yahay waxa ayna usheegtay sida ay wax ujiraan iyo in ay dooneyao inay tahriibto inbadan ayuuna ismaaciil waaniyay una sheegay in waxaasi ay halis yihiin ayna iska deyso maadaama ay haddana tahay qof dumar ah dhibta intaas la'egna aysan xamili karin.

Laakin waa ay ku adkeysatay ayadoo usheegtay in ay weligeedba ku taami jirtay ayna ku dhaqaaqeyso qorshahan ayadoo kaashaneysa nasiibkeeda ismaaciil ayaa markii uu waano kala daalay usheegay inuu kaliya ka caawin karo wiil ay saaxiibo yihiin oo wax ka barta dalka suudaan uu kala hadlo maadaama ay halkaa sii marayaan si uu uga caawiyo ,

#MQMQ 03
( Miyaan Qirtaa mise wan qarsadaa )

Parta_4

Oo caawinaad ah aad ayey ugu mahad celisay ayadoo usheegtay in aysan weligeedna ilaawi doonin kaalintii saaxiibtinimana uu uga soo baxay waxa uu weydiiyay goorta ay dhaqaaqi doonto waxayna usheegtay in weli aysan go'aansan balse ay la soo socodsiin doonto waana ay kasii tagtay ayadoo ujiheysatay dhankii ay ka xigtay ikraan si ay ugu sheegto in ay diyaar tahay.

Ikraan oo intaas uun dooneysay ayaa farxad meel ay is dhigto garan weysay una sheegtay in wixii waqtigaa ka dambeeyaba ay safar udiyaar garowdo maadaama maalin walba ay noqon karto maalintii ay amba bixi lahaayeen xafsa waxay billowday in dharkeeda iyo alaabaheeda kale ay si tartiib tartiib ah guriga ay maalinba qeyb uga bixiso ayadoo ku diyaarsaneysay guri deriskeeda ah oo ay deganeyd gabar ay saaxiibo ahaayeen oo lagu magacaabayay ruun ayadoonan usheegin qorshaheeda maadaama ay ka baqaneysay in ay fashiliso.

Laakin ruun oo ka shakisay ayaa weydiisay sababta ay maalin walba ay dharka ugu keeneyso waxayna usheegtay in dhowaan ay xaflad usocoto isla markaana ay waalidkeed udiidayaan sidaa awgeedna ay dooneyso in ay halkan ka labisato maadaama ay xafladda ka baaqsan karin laakin ruun ayaa usheegtay in intan oo dhar ah ay ka badan yihiin kuwo xaflad loo qaato waxayna usheegtay in ayada iyo asxaabteed ay ugu tala gashay in ay wada xirtaan intaas oo dhar ah sidaa ayuuna ruun uga baxay shakigii ay qabtay tolow ugu dambeyn xafsa ma tahriibi doontaa ? Mase waa ay baaqan doontaa ?

Wuxuu xaalku sidaa ahaadaba ismaaciil oo inbadan isku dayaya inuu gabadhan xafsa ah ka beddelo mowqifkeeda tahriibka ah ayaa weydiiyay maalin in qof weliba oo tahriibaya uu sabab uun utahriibo ayna usheegto sababta ka dambeysa in ay nafteeda halaaga uhorseeddo waxay ugu jawaabtay in gabdho ay asxaab yihiin ay qurbaha jiraan maalin walbana ay qadka internetka ku wada xiriiraan ayagoo aad ugu amaanay halka ay ku sugan yihiin.

Waxa uu weydiiyay waxa ay gabdhahaas halkaa ka qabtaan oo ayada ku dhiirra gelinayaan in ay ka dayato waxay usheegtay in gabdhuhu aysan waxba qaban maadaama aysan weli wax sharci ah helin balse ay usheegeen in nolol ahaan ay aad uwanaagsan tahay halkaa ayagoona fadhigooda ku qaata lacago ceyr ah waxbarasho lacag la'aan ahna ay halkaa ku heystaan wuxuu ugu jawaabay in lacagtaasi ceyrta ah aysan

aheyn mid awadeed loo bur buriyo mustaqbal waxaasna ay meesha ka bixi doonaan ka dib marka sharciga la qaato qof walbana ay aqoontiisa ama xirfaddiisa ay noqon doonto waxa uu ku noolaan karo sidaa awgeedna loo baahan yahay in taa laga sii fakaro ayadana aysan waqtigan umuuqan qof aqoon ama xirfadba leh maadaama ay weli heer bilow ah ka taagan tahay waxbarashada sidaa awgeedna aysan ku sirmin hadalka gabdhahaas.

Waxay ugu jawaabtay in ay leedahay karti ay ku shaqeysato iyo caqli ay ku soo dhacsato nolol maalmeedkeeda horumarna ay ku gaari garto maadaama ay halkaa tahay meel amaan ah ismaaciil oo ku qoslaya ayaana usheegay in halkaa aysan aheyn sida dalka oo kale dadka wadamadaas iska lehna aysan caqli iyo karti aan wax aqoon ahi la socon aysan waxba ku qiimeyn xitaa aysan jirin naxariis iyo cid xitaa ku siineysa wax aad maalin quudato haddii aadan aheyn qof aqoontiisa masha Allah .

#MQMQ 04

t.me/SheekooyinJacayl
Miyaan Qirtaa mise wan qarsadaa.
Qaybta 5aad

Waxay usheegtay in gabdhahaasiba aysan laheyn wax aqoon ah sidaa ay tahayna ay ku nool yihiin wixii ay iyagaasi qabaanna ay la qabi doonto ismaaciil oo umuuqday mid waan waan kala quustay ayaana usheegay in ay weli indho xiran tahay berrina xitaa haddii ay halkaas tagto ay ugu horreynba cida ay waji gabaxa kala kulmi doonto ay noqon doonaan isla ayagaas ay maanta uheysato inay yihiin furaha nolosheeda markaana ay qoomameyn doonto waase xilli aan waxba laga qaban karin balse ay weli maanta jaanis heysato caqligana ka shaqeysiiso.

Ayadoo weli ku madax adag ayey ugu jawaabtay in kaliya uu siiyo numberka wiilka saaxiibkii ah ee suudaan jooga uuna kala hadlo si ay caawimo uga hesho inta howsheeda ka dhimanna ay taqaano sidii ay uqabsan laheyd waxa uu markiiba siiyay numberka wiilka iyo meel walba oo ay kala xiriiri karto asagoo usii rajeeyay wanaag iyo in ay ka taxaddarto nafteeda maadaama aysan howlahaasi sahlaneyn waana uu kasii tagay.

Gabadhii ikraan aheyd ayaase wax yar ka dib soo wacday una sheegtay waqtiga iyo maalinta ay amba bixi doonaan si wanaagsann ay usii diyaar garowdo xafsa inta ay aad ufaraxday ayey ugu jawaabtay in ay imikaba diyaar tahay maadaama ay goor horeba sii xir xiratay shandadeheeda kaliyana ay ayada ka war sugeysay wixii haatan ka dambeeyana ay isha ku heyn doonto maalintaas ballantuna ay sidaa u ahaato.

Wuxuu waqtigu is guraba waxaa la gaaray maalinkii xafsa inta ay soo aaday gurigii saaxiibteeda ruun oo ay dharka kusii diyaarsan jirtay waxayna gurigii la tagtay shandad cusub oo ay markaasi soo iibsatay ayadoo bilowday in ay ku hagaajisato dharkeedii iyo qalabkii kale ee halkaa uyiillay laakin ruun ayaa ka shakisay maadaama ay horaan uga sheekeysay in dharkasi ay xaflad ku wada aadi doonaan ayada iyo asxaabteeda balse uu arrinku sidaa umuuqan waxa ayna weydiisay sida ay wax udhacayaan iyo waxa uu yahay is beddelkan cusub.

Markaa ayey xafsa runta usheegtay oo in ay tahriib usocoto ku wargelisay kana codsatay inaysan reerkeeda usheegin ilaa ay ka gudbeyso xuduudaha dalka ruun ayaana aad uga naxday warkaa una sheegtay saaxiibteed in ay ku socoto waddo aan habbooneyn oo nafsadeeda halis gelin karta laakin waxay ugu jawaabtay in waxaasi oo dhan ay horaanba uga gashaamatay maadaama ay wax walba oo safarka ufududeyn karaa sii sameysatay ruun oo ku qasban inay indhaha uun ka eegto arrinka maadaama aysan waxba ka qaban karin go'aankuna uu ahaa mid ay hore ugaartay ayaa wanaag urajeysay saaxiibteed halkii ayeyna xafsa iyo shandadeediiba uga amba baxeen gurigii ruun ayadoo ku wajahneyd halkii ay ku ballameen ikraan.

Xafsa iyo ikraan ayaana isku arkey goobtii ballanta ayagoona sii qaaday tallaabooyinkii u qorsheysanaa ee safarka waxa ayna wada aadeen meel laga raaco baabuurta aadda dhankaa iyo xuduudaha dalka maadaama uu safarkooda ahaa mid dhulka ah laakin xafsa ayaa weydiisay saaxiibteed sida ay ugu suura geli karto labadooda oo kaliya inay intaa oo dal isaga gudbaan ikraan oo dejineysa saaxiibteed ayaana usheegtay in xuduuda uu uga horreeyo nin dadka tahriibiya kaas oo halkaa ka sii kaxeyn doonaa markaa oo ay xafsa dareentay xoogaa deganaan ah safarkoodii ayeyna sii guda galeen.

Dhanka kale gabadhii ruun aheyd ayey la noqon weyday in ay sidaa uga aamusto arrinka waxayna utagtay reerkii xafsa ayadoo usheegtay wax walba oo ay ka ogeyd arrimihii tahriibta ee ay gabadhooda ku kacday  waxa ay reerkii oo fajacsan weydiiyeen halka ay ku wajahan tahay iyo halka ay mareen waxay usheegtay in ay dhulka mareen ayna ku wajahan yihiin dhankaa xuduuda ayagoona sii mari doona qaar ka mida gobollada dalka tolow reerkii xafsa miyey daba geli doonaan safarka si ay usoo celiyaan ? Xafsa iyo ikraanna maxay kala kulmi doonaan maadaama ay yihiin gabdho bilaa wehel ah?

#MQMQ 05

t.me/SheekooyinJacayl
Asc Asxaabta,
Kadib Sanad Iyo Sideeded Bilood Iyo Labaatan Beri, Oo Halkan Aynu Saaxiib Ku Ahayn Waxa Isoo Gaadhay In Wasaarada Isgaarsiintu Xireyso Appkeenii Telegram.
Haddaba Hadii Aad Xiisaynayso In Aynu Sii Wada Socono Wakhtiyo Qurux Badana Wada Qaadano Soo Gudbi Appka Ina Ku Habboon Inaan U Wareegno, Waa Muhiim Fikirkaaga👌

📍Ka Timid @SheekooyinJacayl
Halkani Waa Barrta Cusub Ee Aynu Ka Samaysanay Faceebook☺️
Fadlan Kusoo Biira Oo Inoo Qurxiya Sida Halkaan

👇👇
https://www.facebook.com/profile.php?id=61550262460911
🔐Salaam!
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Page-kaan Fallow Dhahdaan, Oo aad Inoo Soo Cammirtaan 1k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir Oo Nagu Caawi Gaaritaanka Hadafkeenna,
Sida Aynu Halkan Uga Wada Soconay Aynu Uga Wada Socono Xagaasna.❤️
Playsore ka ku qor magacyadaas kadib lasoo dag labada app Siiba Plus Messenger
Markaa lasoo dagto kadib gali lambarkii telegram kaagii hore kuugu samaysnaa kadib code buu ku waydiinayaa [ code ka waxa uu kuugu soo dhici doonaa telegram kaan hada la xiri rabo kadib code kaas gali sidaa waxaa kuugu soo wareegaya wax walba oo kuugu samaysnaa telegram kaan

Saaxiibayaal lasoo daga insha'allah

@SheekooyinJacayl
Forwarded from Kooxda Kobcis
🎉🎉 Habeen Wanaagsan 🌌🌌

@KOOXDA_KOBCIS

💡 "Wax Akhrisku waa Furaha Guusha" 🔐
••••••••••••••••••••••••••••••••••••
╔═══❖•ೋ° 🅚︎ °ೋ•❖═══╗
❥︎ Sʜᴇᴇᴋᴏᴏʏɪɴ📚

᯽: @SheekooyinJacayl
᯽: @SheekooyinJacayl
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖

❥︎ Dʜɪɪʀɪɢᴇʟɪɴ❤️‍🔥

᯽: @Qoraal09
᯽: @Dhiirigalinmaaline12
᯽: @Ifiyaha_Nolosha
᯽: @Boq
᯽: @dhiirigaliyaha_nolasha1
᯽: @
᯽: @wordsbyFariixa
᯽: @Hlganka
᯽: @Meriameriam
᯽: @abditahad
᯽: @furahaGUUSHAnolasha
᯽: @JEES
᯽: @ifinoloshaada
᯽: @Naphizanour
᯽: @sirtaguusha1
᯽: @somalikaah
᯽: @mss_rihaam
᯽: @dhii
᯽: @hoyganoolashachannel
᯽: @dhiirigalinta
᯽: @Kadaa_laco_Akhris87
᯽: @Baro_xadiiskan
᯽: @AMirSHaCraWi
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖

❥︎ Bᴜᴜɢᴀᴀɢ📕

᯽: @DhigaalBooks 
᯽: @Turjumaad 
᯽: @Ifiyaha1
᯽: @somalibooks10
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖

❥︎ Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 📌

᯽: @DHIRIGALISO
᯽: @Turjumaad
᯽: @Cilmiyeys
᯽: @Hal_aburnimo
᯽: @Riyooyinkeena56
᯽: @DadweynaHa1
᯽: @Xikmadoiyodhiirigalin
᯽: @Muwaahipbuskudo
᯽: @Xigmadle
᯽: @MURTISIDE
᯽: @garaadkoboc
᯽: @Anwarmedia88
᯽: @unitedsomalifriends
᯽: @IFIYE2222
᯽: @n|n|jez33
᯽: @xulashadah_xikmadah1
᯽: @kabtanhaaraxikmawi
᯽: @Naphizanour
᯽: @fahanguud
᯽: @
᯽: @XIKMAD_MURTI_CHANNEL
᯽: @xikmadside2023
᯽: @Xikmaawi_15
᯽: @Abdullahidhaqane
᯽: @dara@
᯽: @isbedalka_Guusha
᯽: @fordawsafiican1
᯽: @Bintu_Abdinasir
❖  ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖

❥︎ Dɪɪɴɪ

᯽: @wanagmedia
᯽: @saaafi114
᯽: @Quluubta
᯽: @AHLUL_KHEYR
᯽: @Al
❖  ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖

❥︎ Eʀᴇʏᴏ Jᴀᴄᴀʏʟ 💗

᯽: @QoraalloJacayl
᯽: @FAALO_JACAYL
᯽: @Dhemantt
᯽: @aadan123
᯽: @noloshuwaaguul
᯽: @dareen_hadal
᯽: @Qalpijaceyl42
᯽: @ROYAAL_CHANNL
᯽: @DARYEEL_JACAYL_VIP
᯽: @KALSOONI_DARO_OFFICIAL
᯽: @Darenjaceyl1
᯽: @darajo24
᯽: @jacayl_aan_dhamaanayn
᯽: @waraaqo_jacayl_vip
᯽: @SheekooyinJacayl
⸙ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ⸙

❥︎ Aǫᴏᴏɴ & Fᴀsᴀʟʟᴏ 🎓

᯽: @DhaqanBile
᯽: @Islamicdigital
᯽: @ZEINPROACADEMY
᯽: @learn_english012
᯽: @aqoonta_kaa_maqan
᯽: @Nu#caym24
᯽: @MUFAKAR1
᯽: @MASKAX_KAAB
᯽: @fahanka6
✫: @kubarosifududcilanka
╚═══❖•ೋ° 🅚︎ °ೋ•❖═══╝
𒊹︎︎︎ 𝗞𝗮𝗻𝗻𝗮𝗹 𝗞𝘂 𝗱𝗮𝗿𝗶𝗱𝗱𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝗪𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗙𝗮𝗮𝗵𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻 𝗔𝗵 𝗞𝗮 𝗘𝗲𝗴.
@Kooxda_Kobcis


Ku Biidh.↬𖨆 @SheekooyinJacayl
◥▬▭▭▭▭◳◺🅚︎◿◰▭▭▭▭▬◤
🔐🔐 Salaam!
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad Inoo Soo Cammirtaan 7k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir Oo Nagu Caawi Gaaritaanka Hadafkeenna.

Mahadsanidiin
❤️❤️❤️▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁
Fursad qaali ah ⬇️ 
Ku iibso hal koorso $3
Oo hel hal koorso oo bilaash ah

1. Mobile graphic design   $3
2.Mobile vedio editing        $3
3.saxafada   course           $3    

Hal.koorso ku iibso $3 oo mid kaleh bilaash ku hel

Laxarir👉👉https://wa.me/+252907675198

Ama @Abwaan_Saajac

💻 @TeamKhibrad2023
۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞
᯾ ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
@DhaqanBile
@SheekooyinJacayl
@Turjumaad
@QoraalloJacayl
  ↬❢ Dhammaad ❢↫
😄Xamareey Ma Nabadbaa?




.
Miyaan Qirtaa mise wan qarsadaa.

Qaybtii 8aad

Ikraan iyo xafsa waxa ay bilaabeen inay udiyaar garoobaan wax yaabaha ay filanayaan in ay ninkani xaggiisa uga iman karaan mid welibana waxa ay diyaarsatay kab iyo wax ka saacidi kara dagaal haddii laga fursan waayo halka wiilkiina uu kusoo dhowaaday asagoo weliba gacanta ku sita bac yar oo aan la arki karin waxa gudaheeda ku jira.

Wiilkii waxa uu dareemay in gabdhuhu ay si uun uga didsan yihiin maadaama ay eeg eegista ku badiyeen si uu cabsida uga bi'iyo ayuuna usheegay in ay is dejiyaan wax dhibaato ahina uusan la maaganeyn kaliyana uu doonayo in uu caawiyo maadaama ay gaajeysan yihiin gabdhihii oo ay xoogaa neef ahi kasoo fuqday ayaana weli ayagoo shakisan haddana muujiyay deganaan yar si ay isaga hubiyaan ninkan inuu been usheegayo iyo in kale.

Bacdii yareyd ee uu watay ayuu uga soo saaray xoogaa raashin ah waana uu siiyay asagoo usheegay in cabsida faraha badan iyo isla weyniduba ay iska yareeyaan maadaama ay ku jiraan safar si caqliyeysanna ay isugu dayaan in ay uga gudbaan xaaladdani ay ku sugan yihiin ikraan oo ujawaabeysa ayaana ugu horreyn aad ugu mahad celisay maadaama uu kasoo gaaray xilli ay gaajadu la tabar dhigeen wuxuu usheegay inuu goor horeba ugu soo tala galay raashinkan ayaga markii ay kaga xanaaqeen maqaaxidda maadaama uu sii ogaa in ay ubaahan doonaan.

Xafsa ayaa weydiisay bal inuu ka war qabay xaaladdan in ay dhici doonto iyo in kale wuxuu usheegay in xaaladda ay ku sugan yihiin ayba tahay midda ugu wanaagsan maadaama uu meel amaan ah isla markaana qalalan uu gaariga uga damay inta ay is eegeen ayeyna weydiiyeen bal inuu usheego marxaladda musiibadan ay ku dhex jiraan kasii daran wuxuu usheegay in mararka qaar uu gaariga ku cilladoobo dhul qoyan oo uu roobku maasheeyay kaasoo aan xitaa laheyn cad yar oo laga fariisto iyo in mararka qaar ayba gacanta ugeli karaan qolo tuugo ah oo aysan cidina saadaalin karin waxa ay ku sameyn karaan.
Gabdhihii inta ay naxdintii kusii siyaaday ayey weydiiyeen inta maalmood ee ay kusii jiri karaan wadada iyo in ay jirto suura galnimo ah in ay ku dhici karaan dhibaatooyinka uu uga  warramay waxa uu usheegay in hal habeen oo kale ay wadada kusii jiri doonaan maadaama uu gaarigii kharibmay wax walba oo dhibaato ahna la filan karo inay dhacaan maadaama aysan tuugadu laheyn goob cayiman meel walbana ay kasoo bixi karaan.
Gabdhihii awal ka baqanayay asaga ayaa haddana waxa ay weydiisteen inuu wehel unoqdo qof ayaga la socdana uu iska dhigo maadaama ay ka baqayaan in kelinimadooda ay musiibo uhorseedo wuxuu usheegay in taasi haddii uu sameeyo xitaa aysan muuqan rajo badan oo ay ku bad baadi karaan marka tii alle laga reebo maadaama uusan kaga filnaan karin tuugadaasi hubeysan waxa uuna weydiiyay halka uu safarkooda ku wajahan yahay.
Waxay usheegeen in ay doonayaan inay tahriibaan safarkoodana uu sii socon doono ilaa ay isaga gudbaan dhowr waddan oo kale inta uu ku qoslay ayuuna weydiiyay halka ay geesinimadaas ka keeni doonaan maadaama mushkiladdan yar ee ay caawa ku jiraan ay u adkeysan la'yihiin weliba ayagoo jooga dalkooda dhibtuna ay sii laba laabmi doonto marka ay tagaan dalal aysan laheyn oo ay weliba si sharci darro ah ku dhex marayaan.
Ikraan oo hadalka la boodday ayaana usheegtay in halistu ay kaliya ku egtahay inta ay xuduudda ka gaarayaan maadaama dalalkaa kale uu amni weyni ka jiro inta uu ku qoslay ayuu ugu jawaabay in dalalkaasi ay kaliya dadkooda uun amni uyihiin inta kalena ay sifo sharci ah oo kaliya ay kaga badbaadi karaan haddii laga waayana wax walba oo caqliga ka weyn lagu sameyn karo jrdil xarrig kufsi amaba afduub kuwaasoo weliba ah kaliya inta lagu fakari karo inay dhici karaan lagana yaabo waxyaabo kasii xun inay la kulmi doonaan.
Xafsa oo uu wejigeeda baqdin awgeed is badalay ayaa si hoose ikraan ugu sheegtay in ay wacan tahay inay iska laabtaan ikraan ayaana usheegtay in waxani oo dhan ay been yihiin halka ugu horreysa ee xudduuda ahna uu ku sugayo nin dadka tahriibiya oo si fiican dhulka ukala yaqaana.

#MQMQ 08

Qaybihii Ku Dhaafay Ka Akhriso:
Facebook-geena SheekooyinJacayl.
Forwarded from Sheekooyin Jacayl (𝐀𝐛𝐰𝐚𝐚𝐧 Saajac シ︎)
Playsore ka ku qor magacyadaas kadib lasoo dag labada app Siiba Plus Messenger
Markaa lasoo dagto kadib gali lambarkii telegram kaagii hore kuugu samaysnaa kadib code buu ku waydiinayaa [ code ka waxa uu kuugu soo dhici doonaa telegram kaan hada la xiri rabo kadib code kaas gali sidaa waxaa kuugu soo wareegaya wax walba oo kuugu samaysnaa telegram kaan

Saaxiibayaal lasoo daga insha'allah

@SheekooyinJacayl
Miyaan Qirtaa mise wan qarsadaa.

Qaybtii 9aad.

Wiilkii oo ka dhex galay hadalka ayaa usheegay in ninkaasi uu yahay nin kaliya doonaya inuu kashaqeysto iyaga xaqiiqduna ay tahay inuusan waxba utari karin mar haddii la qabto mararka qaarna ayba asaga iyo tuugadu ogyihiin sida loo dhoco hantidooda qeybtiisana uu uga qaato halkaa uga dhaqaajiyo maadaama aysan heysan wax ay ku jid maraan.

Asagoo hadalka sii wata ayuuna ku waaniyay in inta ay caqliga ka shaqeysiiyaan ay is bar bar dhigaan dhibta wadada ku qabsan doonta iyo hubanti la'aanta ah in ay gaari doonaan halka ay doonayaan iyo in kale maadaama ay haatanba ogyihiin in rajada ay qabaan ay aad uyartahay geeriduna ay uga macaan tahay dhibaatada ku soo foolka leh xafsa oo ay waanadaasi badashay go'aankeeda ayaana wiilkii weydiisatay in ay dooneyso inay laabato isla markaana uu usheego halka ugu dhow ee ay diyaarad ka heli karto maadaama aysan dooneyn inay wadadan ku soo laabato.

Wuxuu usheegay in magaalada ugu soo dhow ee ay diyaarad ka heli karto ay isla berriba ku beegan yihiin halkaana ay uga harto gaariga waxa ay ka codsatay inuu ku xiro haddii uu jiro qof uu ka garanayo halkaa maadaama aysan weligeedna caga dhigin wuxuu usheegay in cid uu ka garanayo halkaasi aysan jirin balse ay ku degto hotel halkaa soo ay nasiino iyo amniba ka heli karto wixii caawimaad ay ubaahatana loogu qaban doono laakin ikraan oo aan marnaba ku qanacsaneyn go'aanka ay saaxiibteeda isu rogtay ayaa usheegtay in ay cabsida iska saarto guushuna ay udhowdahay maadaama ay usoo lug qaadeen kuna kalsoonaato ayada wax walbana ay hagaagi doonaan.,

tolow xafsa maku qanci doontaa soo jeedinta saaxiibteeda ? Mise taladii wiilka ayay ku taagnaan doontaa ?

#MQMQ 09

Faceebok-geena SheekooyinJacayl.