Sheekooyin Jacayl
11.9K subscribers
43 photos
1 video
1 file
349 links
Kanaalkaan @SheekooyinJacayl waa kanaal aad ka heli doonto
Sheekooyin isugu jira /Jacayl❤️ /Qosol😁 /Taxane↪️ /sheekooyin iyo /Qoraalo xiiso badan😘

***
Maamule: @Abwaan_Saajac
Download Telegram
Miyaan Qarsadaa Mise waan Qirtaa.

Qaybtii 16aad

Xafsa ayaa usheegtay saaxiibteed in wiilku uu umuuqdo mid wanaagsan isla markaana caaqil ah ikraan ayaana ugu jawaabtay in sidey ahaataba uusan ayada la wanaagsaneyn balse ay rabitaankeeda xor utahay xafsa ayaana usheegtay in haddiiba aysan ayada ku qanacsaneyn ay sidaa isaga deyneyso wixii markaa ka dambeeyana aysan la hadli doonin gebi ahaantiisaba sidaa ayaana qadka looga saaray wiilkii daahir ahaa.

Dhanka kale qoftii ikraan aheyd ayaa haddana xiriir la yeelatay wiilkii ismaaciil ahaa ee jaamacadda la dhiganayay taasoo la yaab iyo fajac ku noqotay xafsa maadaama ay ku ogeyd in ay xiriir la laheyd ninkii haashim ahaa waxa ayna weydiisay sababta ay sidan oo dhan ugu qiyaameyneyso labada wiil waxay usheegtay in wiilashu aysan wax naxariisa laheyn ayagana aan loo naxariisan xafsa ayaa weydiisay in haddii labada wiilba ay guur usoo bandhigaan midka ay aqbali doonto.

Waxay ugu jawaabtay in midkoodna aysan aqbali doonin maadaama aysan ka laheyn hami sii fog kaliyana ay waqtiga uun isku dhaafineyso xafsa oo la yaaban wejiga cusub iyo indha adeygga ka muuqda saaxiibteed ayaana usheegtay in laga wacan yahay in ay sidaa ula dhaqanto labadaa wiil oo inta ay ka taqaano ah kuwo aad uwanaagsan maadaama ay bad qabka nolosheedan qeyb muhiim ah ay ku leeyihiin waxayna ugu jawaabtay in aysan taasi dafirsaneyn balse ay ayaga lugahooda kusoo raadsadeen ayadana ka aqbashay taasina aysan wax qalad ah ku lahaan karin.

Xafsa ayaa usheegtay in ilbaxnimada iyo deganaanta wiilashaa wejiyadooda uga muuqday aysan ku dhiirra gelin karin in ay sidaa oo dhami ugu fududaane laakin ay bani aadam uun yihiin wixii jirase la wada arki doono ikraan oo jawaab ku dhaga hadal umuuqata siineysa ayaana usheegtay in labada wiilba ay isku mar uun wada barteen labadooduna ay dhankeeda soo mareen taana ay cadeyneyso in ay tahay qof waqtiga iyo waayaha ka yara dambeysa xafsa ayaa ugu jawaabtay in ay sugeyso waxa ay waqtiga iyo waayaha ay ku faaneyso usoo kordhiyaan.

Waxay sidaa ahaato oo ay ikraanna labadii wiil isku dul waddo waxaa jaamacddii ku soo biiray wiil ay ku dhacday inta badan indhihii gabdhaha qeybta ka ahaa jaamacadda oo ay xafsana ka mid aheyd ayadoo saaxiibteed ikraan usheegtay in wiilkaasi uu si ujiidanayo dareenkeeda ikraan ayaa ugu jawaabtay in uu umuuqdo mid isla qab weyn oo aan indhoba ulaheyn qof sideeda oo kale miskiin iska dar alle ah.

Waa ay xanaaqday xafsa ayadoo ku canaanatay sababta ay mar weliba uliideyso haddii ay qunyar socod tahayna aysan la micno aheyn in ay asaageed ka liidato si wacanna ay umatali karto haddiiba ay ubaahato wejiyada shayaadiinta ee ay ayada isticmaaleyso oo kale laakin waxa celinaya uu yahay damiir maadaama aysan jecleyn in ay qofna ku sameyso ficil aysan ayaduba jeclaan laheyn in lagu sameeyo farqiga labadooda udhexeeyana uu intaas yahay.

Ikraan oo ay indho uun kasoo hareen ayaa ayadoo la yaaban jawàabta saaxiibteed ee waadaxa ah ayey usheegtay in sida ay wax ufahantay aysan micno ahaan ula jeedin hadalkeeda ayna ka raali noqoto haddii ay si qaldan ufahantay wiilkaasuna uusan aheyn mid lagu deg degi karo maadaama uu gaar ka yahay ardeyda heer uu isla weyni ka gaaray awgeed waxay usheegtay in ay utallaabo qaadi doonto kana war keeni doonto maadaama ay ka heshay.

Wiilka ay ka hadlayaan magaciisu waa Xasan sida ay ikraan ku sifeysana waa qof qunyar socod ah oo aan inta badan dhex gelin ardeyda kale xitaa wiilasha xilli walba oo uu firaaqo heystana waa mid meel gaar ah iska fariista cidna aanan dulmin laakin taasi kama aysan badbaadin ardeyda afkooda oo ay ikraanna ku jirto ayagoo mar weliba ku xaman jiray inuu yahay mid kibir iyo isla weyni badan oo is atooreynaya wax saaxiib ahna kuma uusan laheyn ardeyda taasoo sabab u aheyd in qofna uusan ogeyn xogihiisa gaarka ah marka laga reebo magaciisa oo ay kaliya ka maqleen macallimiinta afkooda.
Laakin si walba oo ay noqotaba wuxuu noqday mid ay xafsa diiradda saarto sidii ay kusoo xera gelin laheyd ayeyna falkeeda gashay si ay meel isaga saarto yasmadii ay saaxiibteed ikraan kala kulantay inta ay soo dhaqaaqday ayey dhankiisii jihada soo aaddisay si ay ugu ereyo darsato waxa ayna aheyd intii ay wadada ku jirtay mid ka wal washa waxa ay kala kulmi doonto cabsi xooggan ayeyna dareemeysay waxa ayna mararka qaar is laheyd armaad ka laabataa haddana waxay soo xusuusaneysay ikraan markaasoo ay haddana is dhiirra gelineysay sidii ay usocotay ayey ugu dambeyn dul istaagtay.

Inta uu madaxa kor uqaaday ayuu dhankeedii eegay asagoon la hadlin ayuuna kasii jeestay kuna foorarsaday buug uu markii horeba aqrinayay waxa ay damacday in ay la hadasho laakin waxa ay hareeraheeda ka aragtay qaar ka mida ardayda oo dhankeeda soo wada eegaya dib ayeyna uliqday oraahdeeda ayadoo ka baqday in haddii uu ugu jawaabo ereyo aan habbooneyn ay ceeb weji gabax kala kulmi karto ardayda waana ay ka laabatay ayadoo go'aansatay in ay dib udhigato qorshaheeda laakin markii ay tallaabo gadaal uqaaday ayey lama filaan ku noqotay maqalka codkiisa kaa soo weliba ahaa mid ayada uyeeraya inta ay farxad kala badatay ayeyna dib ugu jeesatay ayadoo iska dhigeysa qof iska caadi ah qarineysana dareenkeeda farxadeed

tolow muxuu usheegi doonaa ? Mase is fahmi doonaan?

•••𒊹︎︎Waa Muhiim In Aad Ku Biirto Halkaan ||

@SheekooyinJacayl
Iska Su'aal: Ma Jeceshahay Dhegeysiga Dhaantooyinka jacaylka
Anonymous Poll
32%
Haa
15%
Waan Xiiseeyaa
53%
Maya Kama Helo
Sheekooyin Jacayl
Iska Su'aal: Ma Jeceshahay Dhegeysiga Dhaantooyinka jacaylka
Danayn: Hadii Aad Jeceshahay Dhegeysiga Dhaantooyinka jacaylka ah Fadlan Hoos Igula Wadaag Mid Ama Labbo Ka Mid Ah Dhaantooyinka Ku Cajabiyey, Magaca Dhantada ama Linkiga Mahadsaniid❤️ @Abwaan_Saajac
Miyaan Qarsadaa Mise waan Qirtaa.

Qaybtii 17aad

Markii ay soo jeesatay ayuu weydiiyay halka ay ku taallo madbacadda jaamacadda xafsa ayada oo dooneysa inay utilmaanto ayey durba maskaxdeedii is doorisay waxayna ku fakartay in tani ay jaanis utahay oo ay ku baran karto beddelkii ay utilmaami laheyd ayeyna usheegtay in ayaduba ay halkaa usocoto horena ay usii kaxeyn doonto laakin wiilkii ayaa ugu jawaabay in haddiiba ay halkaa usii socoto ay hore ugu soo copy gareyso warqad uu markaasi udhiibay maadaama uu ku mashquulsan yahay wax aqris .

Xafsa oo sidii ay wax ufileysay aysan unoqon ayaa ku qasbanaatay inay ka qaaddo warqadda una soo copy gareyso maadaama ay afkeeda uun isku dishay ayadoo aan usocon madbacaddana sheegatay in ay usocoto kuna hungowday qorshaheedii warqaddii ayeyna kasoo qaadday waxa ayna ujiheysatay dhankaa iyo madbacadda ikraan oo kor kala socotay dhaq dhaqaaqeeda ayaana soo daba kacday ayadoo aad uqosleysa ayeyna usheegtay in ugu dambeyn sidii caruurtii loosoo adeegsaday.

Waxay ugu jawaabtay in ay wax iska caadi ah yihiin isla markaana ay sheeko weli billow tahay indhaheedana ay waqti dhow ku arki doonto asaga oo urabeysa ikraan inta ay qosol ku dhufatay ayey ugu jawaabtay in taasi ay geesinimo ubaahan tahay ayadana aysan umuuqan qof ilaa iyo heerkaa uwadno adag inta ay dooddaas ku jireen ayeyna madbacaddii soo gaareen warqadihii ayeyna udhiibtay wiilkii madbacadda joogay si uu ugu copy gareeyo wiilkii ayaana ka qaaday asagoo usheegay qiimaha lacagta laga doonayo.

Xafsa ayaa mar qura carabkeeda banaanka keentay ayadoo usheegtay saaxiibteed in ay kasoo illowday inay lacagta kasoo qaado wiilka ayadana aysan heyn lacag ay ku dabarto sidaa awgeedna ay ka xalliso mushkiladan amaba ay amaahiso qaddarta lacagta ah ee laga doonayo dibna ay ugu soo celin doonto ikraan oo qosleysa ayaa usheegtay maanta uun ay yaqiinsatay doqonnimadeeda maadaama ay dooneyso in jeebkeeda ay wiil ka dabarto kaasoo xitaa aan wax aqoon ahi ka dhexeyn.

Xafsa ayaa ugu jawaabtay in ay ceebsaneyso inay lacag awgeed ugu laabatay maadaama aysan lacagtu aheyn mid sidaa usii badan inta ay warkaa iska deysana ay siiso lacagta amaba ay udeyriso beddelkii ay ku dharag dhacsan laheyd ikraan oo qosolkeeda iska sii wadata ayaana raali gelisay saaxiibteed haddii ay qalad ufahantay hadalladeeda balse qof yaab badan tahay maadaama ay aheyd in asaga ay lacag ka qaaddo halkii ay ayada siin laheyd inta ay usoo saartay lacagtii ayeyna siisay.

Xafsa ayaana kasoo baxday goobtii ayadoo warqadaheeda wadata waxa ayna toos usoo aaday dhankii xasan si ay usiiso warqadihiisa gacanta ayeyna ka saartay ayadoo durbadiiba kasoo tagtay laakin intii aysan sii fogaan ayuu wacay mar kale asagoo usheegay in uu ka illaabay lacagta ayadana aysan xusuusin balse ay usheegto qarashka kaga baxay warqadda si uu ugu celiyo waxay ugu jawaabtay in uu iska daayo maadaama uusan qarash sidaa usii badan aheyn.

Wuxuu usheegay in sidii ay noqotaba uu ugudi doono maadaama ay ixsaan weyn ugashayna uu ku fakarayo in ay isbartaan si uu uhelo fursad uu ixsaanka ugu gudo xafsa oo ay intaa uun aheyd muhiimadeeda ayaa ayadoo is macaanineysa usheegtay in aysan ku fakarin inay isku bartaan ixsaan ay ufashay awgii balse maadaama uu umuuqdo qof wanaagsan ay diyaar utahay barashadiisa haddiiba uusan dano intaa ka fog laheyn.

Asaga oo dhoola cadeynaya ayuu ugu jawaabay in uu aad ugaranayo xadkiisa baqdin dhankiisa ahna ay iska saarto kaliyana uu doonayo inuu la saaxiibo maadaama uusan qofna ka aqoon jaamacadda magaciisii ayuuna usheegay iyo halka uu magaalada ka deganaa sidoo kale iyaduna waxy usheegtay magaceeda mar kale ayuuna isku dayay inuu siiyo lacagtii kaga baxday warqadaha balse waa ay ka diidday wuuna kasii tagay asagoo usheegay in sidii ay noqotaba uu si aysan diidi karin usiin doono.

Xafsa oo aad ufaraxsan ayaana utimid saaxiibteed ikraan ayadoo uga sheekeysay sidii ay wax udheceen iyo in ay is barteen dhowanna ay filato wax intaa kasii badan ikraan oo aan warkaasi oo dhan kusocon ayaana ku cannaanatay sababta ay udiiday lacagta maadaama ay aheyd qarash markii horeba jeebkeeda ka
baxay waxay ugu jawaabtay in lacagtaasi aadka uyar aysan wax faa'ido ah laheyn ayna tahay wax laga samri karo haddii ay lumi laheydba.

Ikraan ayaa usheegtay in ay ogtahay ayadaba in ay lacagtu aheyn mid badan balse ayba kasoo hor jeeddo in nin oo idilba lagu lumiyo lacag cadadka ugu yarba ha noqotee taa beddelkeedana ayaga laga gurto waxay ugu jawaabtay in mararka qaar ficillada wanaagsan ay lacag oo idilba ka qaalsan yihiin ixsaan yar oo aad fashana aad ku heli karto farxad bilaa cadad ah sidaa awgeedna aysan aaminsaneyn sida ay ayada wax u aaminsan tahay sida ay ku socotana ay udeyso maadaama aysan ayaduba faraha la gelin afaaraheeda.

Ikraan ayaa ugu jawaabtay in aysanba ku heyn qalad ay afaaraheeda wax uga sheegto maadaama ay taqaano sida ay umaareyn laheyd nolosheeda xafsa ayaana ugu jawaabtay in ay kumanaan qalad ah ku heyso oo ay ugu horreyso in ay qiyaaneyso laba wiil oo aad uwanaagsan haba ahaatee aysan midkoodna jecleyn ayadoo kaliya danaheeda uun ku oofsata sidaa ay tahayna aysan weligeed kala hadlin maadaama ay ka diiday waano sidaana ay xorriyadeedii ugu madax banneysay.

Ayaga oo sidaa isugu qeylinaya ayaa waxa uyimid ismaaciil asagoo weydiiyay waxa ka qaldan oo ay isugu qeylinayaan xafsa ayaa usheegtay in ay caadadood tahay doodda arrimo aan micno laheynna ay isku heysteen mar welibana ay sidan oo kale isugu qeyliyaan laakin ikraan ayaa ka tagtay goobta ayada oo aad ucareysan.

Tolow maxaa ka careysiiyay ? Sidee ayeyse xafsa wax yeeli doontaa ?

•••𒊹︎︎Waa Muhiim In Aad Ku Biirto Halkaan ||


@SheekooyinJacayl
Forwarded from Kooxda Kobcis
🎉🎉 Habeen Wanaagsan 🌌🌌

@KOOXDA_KOBCIS

💡 "Wax Akhrisku waa Furaha Guusha" 🔐
••••••••••••••••••••••••••••••••••••
╔═══❖•ೋ° 🅚︎ °ೋ•❖═══╗
❥︎ Sʜᴇᴇᴋᴏᴏʏɪɴ📚

᯽: @SheekooyinJacayl
᯽: @SheekooyinJacayl
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖

❥︎ Dʜɪɪʀɪɢᴇʟɪɴ❤️‍🔥

᯽: @Qoraal09
᯽: @Dh
᯽: @Ifiyaha_Nolosha
᯽: @Boq
᯽: @dhiirigaliyaha_nolasha1
᯽: @
᯽: @wordsbyFariixa
᯽: @Hlganka
᯽: @Meriameriam
᯽: @abditahad
᯽: @furahaGUUSHAnolasha
᯽: @JEES
᯽: @ifinoloshaada
᯽: @Naphizanour
᯽: @sirtaguusha1
᯽: @somalikaah
᯽: @mss_rihaam
᯽: @dhii
᯽: @hoyganoolashachannel
᯽: @dhiirigalinta
᯽: @Kadaa_laco_Akhris87
᯽: @Baro_xadiiskan
᯽: @AMirSHaCraWi
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖

❥︎ Bᴜᴜɢᴀᴀɢ📕

᯽: @DhigaalBooks 
᯽: @Turjumaad 
᯽: @Ifiyaha1
᯽: @somalibooks10
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖

❥︎ Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 📌

᯽: @DHIRIGALISO
᯽: @Turjumaad
᯽: @Cilmiyeys
᯽: @Hal_aburnimo
᯽: @Riyooyinkeena56
᯽: @DadweynaHa1
᯽: @Xikmadoiyodhiirigalin
᯽: @Muwaahipbuskudo
᯽: @Xigmadle
᯽: @MURTISIDE
᯽: @garaadkoboc
᯽: @Anwarmedia88
᯽: @unitedsomalifriends
᯽: @IFIYE2222
᯽: @n|n|jez33
᯽: @xulashadah_xikmadah1
᯽: @kabtanhaaraxikmawi
᯽: @Naphizanour
᯽: @fahanguud
᯽: @
᯽: @XIKMAD_MURTI_CHANNEL
᯽: @xikmadside2023
᯽: @Xikmaawi_15
᯽: @Abdullahidhaqane
᯽: @dara@
᯽: @isbedalka_Guusha
᯽: @fordawsafiican1
᯽: @Bintu_Abdinasir
❖  ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖

❥︎ Dɪɪɴɪ

᯽: @wanagmedia
᯽: @saaafi114
᯽: @Quluubta
᯽: @AHLUL_KHEYR
᯽: @kalandarka_Hijriyada
❖  ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖

❥︎ Eʀᴇʏᴏ Jᴀᴄᴀʏʟ 💗

᯽: @QoraalloJacayl
᯽: @FAALO_JACAYL
᯽: @Dhemantt
᯽: @aadan123
᯽: @noloshuwaaguul
᯽: @dareen_hadal
᯽: @Qalpijaceyl42
᯽: @ROYAAL_CHANNL
᯽: @DARYEEL_JACAYL_VIP
᯽: @KALSOONI_DARO_OFFICIAL
᯽: @Darenjaceyl1
᯽: @darajo24
᯽: @jacayl_aan_dhamaanayn
᯽: @waraaqo_jacayl_vip
᯽: @Caashaq
᯽: @SheekooyinJacayl
⸙ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ⸙

❥︎ Aǫᴏᴏɴ & Fᴀsᴀʟʟᴏ 🎓

᯽: @DhaqanBile
᯽: @Islamicdigital
᯽: @ZEINPROACADEMY
᯽: @learn_english012
᯽: @aqoonta_kaa_maqan
᯽: @Nu#caym24
᯽: @MUFAKAR1
᯽: @MASKAX_KAAB
᯽: @fahanka6
✫: @kubarosifududcilanka
╚═══❖•ೋ° 🅚︎ °ೋ•❖═══╝
𒊹︎︎︎ 𝗞𝗮𝗻𝗻𝗮𝗹 𝗞𝘂 𝗱𝗮𝗿𝗶𝗱𝗱𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝗪𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗙𝗮𝗮𝗵𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻 𝗔𝗵 𝗞𝗮 𝗘𝗲𝗴.
@Kooxda_Kobcis


Ku Biidh.↬𖨆 @SheekooyinJacayl
◥▬▭▭▭▭◳◺🅚︎◿◰▭▭▭▭▬◤
🔐🔐 Salaam!
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad Inoo Soo Cammirtaan 7k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir Oo Nagu Caawi Gaaritaanka Hadafkeenna.

Mahadsanidiin
❤️❤️❤️▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁
Fursad qaali ah ⬇️ 
Ku iibso hal koorso $3
Oo hel hal koorso oo bilaash ah

1. Mobile graphic design   $3
2.Mobile vedio editing        $3
3.saxafada   course           $3    

Hal.koorso ku iibso $3 oo mid kaleh bilaash ku hel

Laxarir👉👉https://wa.me/+252907675198

Ama @Abwaan_Saajac

💻 @TeamKhibrad2023
۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞
᯾ ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
@DhaqanBile
@SheekooyinJacayl
@Turjumaad
@QoraalloJacayl
  ↬❢ Dhammaad ❢↫
.



Iisoo Duceeya Asxaabeey.
C a a w i n :❗️

Fadlan Igu Caawi Hadii Wax Uun Ka Garanayso👇

Hadii Aad Wax Ka Taqaan Nambar-sireedyada Telefoonka Siiba Addeega Sahal Ee Shirkada Golis Qaabka Xayiraada Loo Saaro ama Loo Hakiyo Fadlan Loogana Qaado Ila Soo xiriir Kaarkaygii Ayaa Layga Xannibay.

F:G Arrintan Xayiradu Waa Ka Madax Banantahay Shirkada Golis Keliya Qof Yaqana Aya Iga Saaray.



Igala Soo Xiriir. @Abwaan_Saajac
Bartaan Waxa Loo Asaasay Soo Gudbinta Qoraaladda Jacaylka Oo Keliya.

t.me/QorJacayl
Waxaa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺

Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Erayojaceyl23
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @Riyooyinkeena56
╚═══════ - ════════╝
Waxaa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Erayojaceyl23
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ Riyooyinkeena56
╚═══════ - ════════╝
OGEEYSIIS: Dhammaan Asxaabta Ku Jirtaa Boggan Waxan Ogeysiineynaa In Aanu U Guurnay Group WhatsApp Waxaana Qofkasta Si Xushmad Leh Uga Codsanayaa In Uu Noogu Yimaado Groupkaan
Linkigiisu Hoos Yaallo.


https://chat.whatsapp.com/CsR16skBgpCDKGQ21KY8EU

Waxan Rajaynaya In Aad Noogu Qurxineysaan Sidii Aad Telegramka Inoogu Qurxiseen🔐❤️❤️
Forwarded from Kooxda Kulmis
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Forwarded from Midnimo forward via @Midnimo_bot
🕋☪️RAMADAN MUBARAK ☪️🕋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Xabsi24 jaceyl ❤️💍
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/4wgrSimV9UNmN2Y8