Xaqiiqada Nolosha๐Ÿ’œ๐ŸŒ
14.9K subscribers
1.09K photos
88 videos
5 files
102 links
Soo dhawoowโœŒ, Nagu soo biir๐Ÿค—
Mahadsanid .

Asalaamu calaykum !
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 15k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!

@xaqiiqadanoloshaโค
Download Telegram
๐๐ข๐ง๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ค๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฆ๐จ
๐ฑ๐š๐ฌ๐ข๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐š๐ฅ๐ ๐š๐œ๐š๐ฒ๐ฅ ๐ฐ๐š๐š ๐ฅ๐š๐š๐›๐ญ๐š
๐ฑ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ค๐ข๐ฌ๐š ๐†๐š๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ณ๐š๐๐ข๐ณ๐š๐Ÿ‘จโ€โค๏ธโ€๐Ÿ’‹โ€๐Ÿ‘จ๐Ÿ’‹


๐‰๐š๐œ๐š๐ฒ๐ฅ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ณ๐ก๐š ๐จ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐งโค๏ธ



๐‘๐š๐›๐›๐ข ๐‡๐š๐ฒ๐ณ๐ฎ ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ข๐๐จ ๐‹๐š๐ฆ๐š๐š๐ง๐ž ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐จ ๐ข๐ฌ๐ฃ๐ž๐œ๐ž๐ฅ ๐ค๐ฎ๐ฐ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐ฆ๐ข๐ง๐š๐š๐ฒ๐š ๐ข๐ง๐š๐ฒ ๐ข๐ฌ ๐ก๐ž๐ฅ๐š๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฐ๐จ ๐ฐ๐š๐๐š ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐š๐›๐š ๐Ÿฅฐ๐Ÿ˜
๐Ÿ’š๐Ÿ’›๐Ÿค๐Ÿ’œ
Nabadgelyo korkooda ha ahaato quluubta murugadu ay meel walba kaga timid, kadib intay dhoolla caddeeyaan yidhi "Samir qurux iIlaahay baan kaalmaysanay." ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฅ
โค๏ธ ุตู„ูˆ ุนู„ู‰ ุงู„ู†ุจูŠ ู…ุญู…ุฏ ๐Ÿค
Qari dhaawacyadaada haddii aad rabto inaad bogsiiso, Boogaha hadday muuqdaan ma bogsadaane๐Ÿฅบ๐Ÿ’”.


#dhoolacdee
Waxaan joogi doonaa garabkaga Marka aad iibahan tahay wan ku jeclaan doona ilaa inta awoodo naftuna igu jiro waxaan ku siin doonaa dhaman darenka aad rabto oodhan โค๏ธ๐Ÿฅบ
Noloshu ma socoto riyo la aan waayo wax walba oo lagu sii riyooda mar ayay hirgashaa gacaliye๐Ÿ˜” farxadu agtaaday taala noloshaydu aday kugu xidhan thy hadad faraxdidna way kula farxaysaa hadii aad murugotidna way kula murugaysaa ๐Ÿ˜ฐwax walba oo loo samraana waala helaa โ™ฅ๏ธ waayo wax aan lo samrin guul lagama gaadho jacaylkeenuna wuxuu noqon doonaa mid aan marnaba liicin โค๐Ÿ˜ฅ

Jacaylka aan kuu qabaa waa mid aad ubalaadhan waxan rabaa inaan laabtaada ku seexdo si xoriyad leh waxan rabaa inaan mar walba agtaada ka dhawaado waxan jeclhy inaan marwalba neeftada qaato โค๐Ÿ’‰
Runtii noloshu adiga la aanta waxba maahan ๐Ÿ’๐Ÿ‘‘
Wan ku jeclhy macanow waliba saa'id wlhy โค๐Ÿ’‰๐Ÿ’๐Ÿ‘‘๐Ÿ˜ฅ bila sabab kugu qaday taana adaa kensaday ama abuurtay magaran Karo waxaad kaga duwantahay raga kaleh walahy ๐Ÿค” _

โ™ฅ๏ธWaxa thy Nolosheyda๐Ÿ˜ข๐ŸŒ Waxa Thy Qalbigagaโ™ ๏ธ Waxa Thy Wadnaheyga ๐Ÿฅบ๐Ÿซ€Aad iyo Aad Ayan ku Jeclahy La.aantada Waxba Ma ihi โ™ฅ๏ธ Ma is lahayn Sida Ugu Fudud Aya Jaceyl Kan faraha BAdn Ku qadi dona Lkn Wey Dhacday Wa Xaga Allah Ayay Ku Qorneyd oo wan ugu mahadnaqaya inaan adiga ku helayโ™ฅ๏ธ๐Ÿฅบ Wanku Jeclahay Haben Iyo Malin๐Ÿ’”๐Ÿฅบ Daqiqad Iyo Sikin kaama maarmi kari๐Ÿ˜” Biniadam Kasta 1Weeks Gaajo Wuu ku jogi karaa 4days Biyo La'aan Wuu jogi Kara 4 munite Hawo laaan Wu jogi kara โคโ€๐ŸฉนLkn 4 Second Rajo la'an Ma nolan karo Anigana rajadeyda Wa Adiga๐Ÿฅบ โ™ฅ๏ธ
Maalmaha ugu khayrka badan waa soonka 9 cisho ee ka horeeya maalinka carafo,
Aynnu ka faa,idaysano dhamaanteen khayrka insha allah.
Dareenkaga โฃ๏ธ