Xaqiiqada NoloshaπŸ’›πŸ’―
15K subscribers
1.1K photos
88 videos
5 files
103 links
Soo dhawoow✌, Nagu soo biirπŸ€—
Mahadsanid .

Asalaamu calaykum !
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 20k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!
Mahadsanid walaal

@xaqiiqadanolosha❀
Download Telegram
Nasiibka adiga ii kaa calfay waxaa uu ii ahaaa mid qasri kaaga dhisa qalbigeega🧑Ma heli doono ruux sidaada oo kale Waxaana kuu balan qadayaa helida naftaada Mar walboo aad murugooto in aan garabkaaga joogoπŸ’—πŸ₯ΊπŸ”₯πŸ¦‹
"Dhaliishaan ka eegayaa
Nacabaan ka dhawraa
Haddii dabin loo dhigana
Hortii anigaa ku dhaca"

Naf-la qaybsi"β™₯️


@xaqiiqadanolosha❀️
Naxariista Daacadnimada iyo Daryeelka Dhankaaga iiga imanaya aya iGa dhigaya Maxbuus Xabsi kuugu xidhan, Waxaad igu xidhaysaa Xasuuso iyo kayd qalbigayga Madbac u badalaya

Darreen....πŸ€€πŸ’™
Gacaliye, waa dabaysha waxa ii sheega quruxdaada. Waxaan ku sugayaa mar kasta oo dabayshu dhacayso, inaad ii soo carfiso oo aad iga fogayso xumaantan oo dhan. Gacaliye, dabaysha ayaa ii sheegta hilowgaaga, qalbigaygu waa ku sugayaa.β€πŸ’‘πŸ’ž


@xaqiiqadanolosha ❀️
Waxaan dareemayaa farxad. Sababtoo ah markaan soo kacay waxaan xasuustay inaad noloshayda qayb ka tahay. Subax wanaagsan jacaylkeyga. Waan ku jeclahay"❀️
Thanks for this.☺️🀍
Walal igu soo biir waa page cafimaad weliba Qorshaha waxa igu jira inaan Course online sad ka baran doonto walal igu biir waxad nqoota Family somaliland - medical care .

Fadlan like πŸ‘isii. share taabo azaxptaadana u gudbi adoo raaliYa πŸ₯°β€οΈ.

https://www.facebook.com/Somaliland-Medical-care-112143198196769/
πŸ’™πŸ€

La noolow akhriska.❀️

πŸ“· by kaaba M.β€οΈβ€πŸ©Ή
Ma jirto maalin khaasa oo badalaysa jacaylka iyo danaynta xad dhaafka ah ee aad ubadkaaga siisa.πŸ₯Ί maalin kasta oo cusubi waa maalinkaaga gacaliye. Aabo ❀️ .

dareenka ay ku beereyso fariinta kaga timid wiilkiisa, Muxu dareemi Aabahaas.

FARIIN UREEB AABAHAA❀



πŸ’™πŸ’šβ€
He said, "If you allow me to marry you, I will bring you all over the world."

She answered me how can you bring me under the whole world

He did not bother to pick up a picture on the map of the world and then laid it on the bed and told him to sit on it.πŸ₯°β€οΈ.

Other lifeβ€οΈπŸ€—πŸ₯°πŸ™ˆ