Xaqiiqada Nolosha💛💯
15.1K subscribers
1.11K photos
88 videos
5 files
103 links
Soo dhawoow, Nagu soo biir🤗
Mahadsanid .

Asalaamu calaykum !
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 20k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!
Mahadsanid walaal

@xaqiiqadanolosha
Download Telegram
Naxariista Daacadnimada iyo Daryeelka Dhankaaga iiga imanaya aya iGa dhigaya Maxbuus Xabsi kuugu xidhan, Waxaad igu xidhaysaa Xasuuso iyo kayd qalbigayga Marba dhnc u badalaya🥰😘
@xaqiiqadanolosha
Jimcihii udanbeyey bisha Ramadan Allow acmaasha naga aqbal ,Inta dhibana dhibka ka qaaad 🥹🥰

#Ramadan Mubarak
#EID COMING SOON
Ka helitaanka ruux waa dabci iska caadi ah balse ka helitaanka ruux naftaada fahmaayo dabeecadaada kuugu daryeelayo kuuna fahmaayo adiga oonan hadlin ixtiraam kuu muujinaayo naftaada kulana kaftamaayo waa hadiyad aan si fudud lagu heli karin❤️😍
Ogoow qof waliba waxa uu leeyahay sheeko xanuun badan lkn adiga waxaad arki kartaa oo kaliya dhoolacaytiisa qofkaas, lkn ma ogaan kartid xanuunka gudihiisa ku jira oo uu dareemayo🥺
@Xaqiiqadanolosha
#Sidik.
Eid Mubarak كل عام وانتم بخير. ❤️🌻🌹
Maxay noloshu🌎 iigu ogalaan wayse goor hore la jirkaada waxaad tahay ilays aniga👨‍💼 iqaas ah iyo qorax☀️ ii ifisa ruuxdayda.❤️

Eid Mubarak
@xaqiiqadanolosha
"Marka Aad Hesho Qofkaagii Saxda Ahaa Alle Hanagu Arsaaqo Jaceyl Dhab Ah, Jaceyl Daacad ah iyo Qof wanaagsan Oo Qalbi Saafi Ah,

JANNO ❤️
Baxsantaa jeclaayee
Caashaqeedu ka harsan waayey
Wacalaa iyo war iguu beerayee
Intaa duurka aan galin dugaagta
Wahel la noqon.Maad iga soo
gaartidoo garab noqotid.💔♥️
         @xaqiiqadanolosha
ڪانَ وجودُك يُشعرني بِڪَمال الأشيّاء ، بأمنِ الطُرقات ، بِخفة الوَقت وجمال الاشياء 🎼♥️!

Joogitaankaaga waxa ay i dareensiisay sida ay wax u qumman yihiin, badqabka waddooyinka, iftiinka wakhtiga iyo quruxda waxyaalaha 🎼♥️!
Dhoola cadeyntaada quruxda badan ayaa furaysa albaabka wadnahayga taabashadaada dabacsan
waxay furaysaa daaqada naftayda. I rumayso, wax badan ayaan kuu xiisay,💯🥰🦋
Adaan koonka kuu jecelahy
Qalpigana kali baad ku tahay
Karaamaan kuu hayaayoo
Korkaad iisaaran tahy
🫂💍💗
Sida aan uga dhex arko hablaha kalle.>❤️
Soo gal laabta si aan kugu akhriyo sheekooyinkii jaceyl ee Dunida ka dhacay, oo ay ka mid tahay qisadeena gacaliso ❤️🫂🌷.
Madal aad ka helayso fariimo diimeed, taariikheed, murti iyo waydiimo aqooneed.

Kusoo dhawoow Minbar
Igu biira Azxapy wax yar iga hadhay 500 subscribe

https://t.me/Minbar_0
Madal aad ka helayso fariimo diimeed, taariikheed, murti iyo waydiimo aqooneed.

Kusoo dhawoow Minbar
Igu biira Azxapy wax yar iga hadhay 500 subscribe

https://t.me/Minbar_0
Marka aad jaceylka ila daadihineyso, waa dareen cajiib ah balse waxaa ka sii cajibsanaan doonto marka aad xaaskeyga noqoto, laabteydana barkin kaaga dhigo.”💋🫂......♡♡♡...♡♡
Waxaad ii Tahay Nolashyda

Waxaad II Tahay Qalbigayga❤️‍🩹

Waxaad il Tahay Iftilkayga☀️

Waxaad II Tahay Nuurisadayda

Waxaad il Tahay Ruuxadayda

Waxaad II Tahay Dunidayda🌍

Waxaad Il Tahay Hiigsigayda

Waxaad il Tahay Malabsantayda

Waxaad il Tahay Quruxdeyda

Waxaad II tahay Udgoobkayga

Waxaad il Tahay Lamaanahyga👭

Waxaad il Tahay FarxadaydaA

Waxaad ii Tahay Aayahayga

@xaqiiqadanolosha
أراك بقلبي وليس بعيني.... ❤️🫀🫂

waxaan kugu arkaaa qalbigayga mahan indhahayga...... 🫀😍🫂
Qofbaa wuxuu ku sinayaa farxad iyo jacayl asigona ku jaclen qofna wxa uu ka qarinayaa dareenkiisa isagoo si dhab ah ku jecel🥹❤️
Xiddigaha waa badan yihiin, laakiin dayaxu waa hal kaliya, saaxiibada ayaa badan, laakiin adiga ayaa ii ah kaliya 🍂