Xaqiiqada Nolosha๐Ÿ’›๐Ÿ’ฏ
15.1K subscribers
1.11K photos
88 videos
5 files
103 links
Soo dhawoowโœŒ, Nagu soo biir๐Ÿค—
Mahadsanid .

Asalaamu calaykum !
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 20k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!
Mahadsanid walaal

@xaqiiqadanoloshaโค
Download Telegram
Gacaliye, waa dabaysha waxa ii sheega quruxdaada. Waxaan ku sugayaa mar kasta oo dabayshu dhacayso, inaad ii soo carfiso oo aad iga fogayso xumaantan oo dhan. Gacaliye, dabaysha ayaa ii sheegta hilowgaaga, qalbigaygu waa ku sugayaa.โค๐Ÿ’‘๐Ÿ’ž


@xaqiiqadanolosha โค๏ธ
Waxaan dareemayaa farxad. Sababtoo ah markaan soo kacay waxaan xasuustay inaad noloshayda qayb ka tahay. Subax wanaagsan jacaylkeyga. Waan ku jeclahay"โค๏ธ
Thanks for this.โ˜บ๏ธ๐Ÿค
Walal igu soo biir waa page cafimaad weliba Qorshaha waxa igu jira inaan Course online sad ka baran doonto walal igu biir waxad nqoota Family somaliland - medical care .

Fadlan like ๐Ÿ‘isii. share taabo azaxptaadana u gudbi adoo raaliYa ๐Ÿฅฐโค๏ธ.

https://www.facebook.com/Somaliland-Medical-care-112143198196769/
๐Ÿ’™๐Ÿค

La noolow akhriska.โค๏ธ

๐Ÿ“ท by kaaba M.โค๏ธโ€๐Ÿฉน
Ma jirto maalin khaasa oo badalaysa jacaylka iyo danaynta xad dhaafka ah ee aad ubadkaaga siisa.๐Ÿฅบ maalin kasta oo cusubi waa maalinkaaga gacaliye. Aabo โค๏ธ .

dareenka ay ku beereyso fariinta kaga timid wiilkiisa, Muxu dareemi Aabahaas.

FARIIN UREEB AABAHAAโค



๐Ÿ’™๐Ÿ’šโค
He said, "If you allow me to marry you, I will bring you all over the world."

She answered me how can you bring me under the whole world

He did not bother to pick up a picture on the map of the world and then laid it on the bed and told him to sit on it.๐Ÿฅฐโค๏ธ.

Other lifeโค๏ธ๐Ÿค—๐Ÿฅฐ๐Ÿ™ˆ
๐๐ข๐ง๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ค๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฆ๐จ
๐ฑ๐š๐ฌ๐ข๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐š๐ฅ๐ ๐š๐œ๐š๐ฒ๐ฅ ๐ฐ๐š๐š ๐ฅ๐š๐š๐›๐ญ๐š
๐ฑ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ค๐ข๐ฌ๐š ๐†๐š๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ณ๐š๐๐ข๐ณ๐š๐Ÿ‘จโ€โค๏ธโ€๐Ÿ’‹โ€๐Ÿ‘จ๐Ÿ’‹


๐‰๐š๐œ๐š๐ฒ๐ฅ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ณ๐ก๐š ๐จ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐งโค๏ธ



๐‘๐š๐›๐›๐ข ๐‡๐š๐ฒ๐ณ๐ฎ ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ข๐๐จ ๐‹๐š๐ฆ๐š๐š๐ง๐ž ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐จ ๐ข๐ฌ๐ฃ๐ž๐œ๐ž๐ฅ ๐ค๐ฎ๐ฐ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐ฆ๐ข๐ง๐š๐š๐ฒ๐š ๐ข๐ง๐š๐ฒ ๐ข๐ฌ ๐ก๐ž๐ฅ๐š๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฐ๐จ ๐ฐ๐š๐๐š ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐š๐›๐š ๐Ÿฅฐ๐Ÿ˜
๐Ÿ’š๐Ÿ’›๐Ÿค๐Ÿ’œ
Nabadgelyo korkooda ha ahaato quluubta murugadu ay meel walba kaga timid, kadib intay dhoolla caddeeyaan yidhi "Samir qurux iIlaahay baan kaalmaysanay." ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฅ
โค๏ธ ุตู„ูˆ ุนู„ู‰ ุงู„ู†ุจูŠ ู…ุญู…ุฏ ๐Ÿค
Qari dhaawacyadaada haddii aad rabto inaad bogsiiso, Boogaha hadday muuqdaan ma bogsadaane๐Ÿฅบ๐Ÿ’”.


#dhoolacdee
Waxaan joogi doonaa garabkaga Marka aad iibahan tahay wan ku jeclaan doona ilaa inta awoodo naftuna igu jiro waxaan ku siin doonaa dhaman darenka aad rabto oodhan โค๏ธ๐Ÿฅบ