XOG OGAAL MEDIAπŸ₯°
1.56K subscribers
99 photos
9 videos
87 links
Waa Hoy loogu Talagalay In cilmiga lagu faafiyo


fadlan JOIN DHEH πŸ‘‡
Download Telegram
Alxamdulilah maalin wanagsan walalyaal
Indhahaga tijaabi oo so qor Tirada Hal kan ku qoran jaw 😍
Jimco wangsan saxpayaal
Waad mahdsantihin intina jawabta bixisay dadna way qalden dadna way saxen tirada saxda ah waa 45288

#Jimco_wangsan
@XOGOGAALcom
Forwarded from Xadiiska Maanta
Rasuulku (ο·Ί) wuxuu yidhi: Β«Qofka igu salliya hal mar ilaahay baa ku salliya toban goor.Β»

Ku salli Nabigaaga Muxammed Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaato'e ο·Ί.

Ψ΅ΩŽΩ„Ω‘ΩΩˆΨ§ΫŸ ΨΉΩŽΩ„ΩŽΩ‰ Ω±Ω„Ω†Ω‘ΩŽΨ¨ΩΫŒΩ‘Ω ο·Ί ...Ψ§Ω„Ω„Ω‘ΩŽΩ‡ΩΩ…Ω‘ΩŽ Ψ΅ΩŽΩ„Ω‘Ω ΩˆΩŽΨ³ΩŽΩ„Ω‘ΩΩ…Ω’ ΨΉΩŽΩ„ΩŽΩ‰ Ω†ΩŽΨ¨ΩΩŠΩ‘ΩΩ†ΩŽΨ§ Ω…ΩΨ­ΩŽΩ…Ω‘ΩŽΨ―Ω.
@XadiiskaMaanta
HOYGA SHEKOYINKA
Kanalkan Hoyga Shekoyin waa kanal aad ka heli donto Shekoyin isugu jira /Jacayl❀️ /Qosol😁 /Taxaneβ†ͺ️ iyo Qoraalo xiiso badan😘

πŸ’«πŸ‘‰. Fadlan JOIN DHEH

OwnerπŸ‘‰ @IshwaqAqil_bot

https://www.youtube.com/c/ishwaqAqil?sub_confirmation=1
https://t.me/HoygaShekoyinka
Walaalayaal sii faafiya

Salaad Cabdullaahi Mukhtaar, wuxu ku nool yahay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Salaad, maanta ayaan ku dhax arkay Magaalada Baardheere, wuxuna ka so jeeda qoys dan yar ah, wuxu ii sheegay ama ila wadaagay inuu tagay Magaalada Muqdisho, si loo caawiyo.

Lkn Isbitaallada iyo Dhakhaatiirta qaar waxay u sheegeen in dalka aan waxba looga qaban karin balse dibedda in si Deg deg ah, loo qaado ayay u sheegeen wuxuuna dib ugu so laabtay Magaalada Baardheere.

Salaad waa wiil 12 sano jir ah, sida aad aragtaan afka ayaa buro ugu taallo muddo dhowr sanno ayuu la xannuunsan yahay wuxu nooga baahan yahay caawin deg deg ah, waa wiil yar oo garab nooga baahan waana rajeyna inaad caawin doontaan.

Kala xiriir: 0613119552
U ogolow naftaada inaad dhacdo Hadana kacdo waayo waaya aragnimadu waxay Timaadaa markaad is barataan dhibaatada

#subax_wangsan_saxpayaal

@XOGOGAALcom
Forwarded from Xadiiska Maanta
Nabigu (ο·Ί) wuxuu yidhi:Β«Ma jiro maalmo camal wanaagsan oo la sameeyo looga jacayl badanyahay ilaahay xagiisa tobankan maalmood dhexdooda camalka la sameeyo.” Saxaabadu waxay Nabiga waydiiyeen: Xataa jihaadka ilaahay jidkiisa lagu jihaado! NABIGU wuxuu yidhi: β€œHaa xataa jihaadka waa ka fadli badantahay, hal nin mooyee ninkaasoo xoolihiisii iyo naftiisiiba goobta la tegay ka dibna aan waxba la soo noqonin.Β»
Hambalyo hambalyo maalinta calanka somaliyed 26 June πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ₯°

@XOGOGAALcom
Ha raadin qof qurux badan lakin raadi qof ka dhigaya noloshaada qurux

#Arooryo_suban_sxpyaal

@XOGOGAALcom
Forwarded from Xadiiska Maanta
Rasuulku (ο·Ί) wuxuu yidhi:Β«Ruux Muslim ah xalaal uma aha inuu argagax geliyo qof Muslim ah.Β»

Xadiiska waxa ku sugan inayna bannaanayn in qof Muslim ah la argagax geliyo ama la baqdin geliyo haba ahaato si kaftan ah ama ciyaar ah.

❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.

Ka mid noqo @XadiiskaMaanta oo ku soo biir siina faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
Forwarded from TEAM HALGAN (Sagal abdi)
π™π™€π˜Όπ™ˆ HalganπŸ₯°
𝑸𝑨𝒀𝑩𝑻𝑨 𝑳𝑰𝑡𝑲𝒀𝑨𝑫𝑨

γ€° α΄…ΚœΙͺΙͺΚ€Ιͺ Ι’α΄€ΚŸΙͺΙ΄α΄πŸ’¬
@umu_sulaymaan
@FAAIDOCHANEEL
@mbsdalsanchannel
@ILEYS24
@oNolosha
@XOGOGAALcom
@baraarujiye1
@naftadakukalsoonaw
πŸ“ xΙͺᴋᴍᴀᴅᴏ Ιͺʏᴏ sΚœα΄‡α΄‡α΄‹α΄α΄ΚΙͺΙ΄πŸ”
@NAFTEENNA1
@Soyaalkanolosha

πŸ“Κ™α΄œα΄œΙ’ Ιͺʏᴏ ϙᴏʀᴍᴏᴏʏΙͺΙ΄πŸ“š
@murtiiyomaskax

ΙͺΚŸα΄€ Ο™α΄α΄€α΄ΚŸπŸ˜‚
@Qosolxikmadaysan
α΄Šα΄€α΄„α΄‡ΚŸβ€οΈ
@LAMAANe24h
@HOYGAJACAYLKA
@jaceylqore
@qalbiwacan
πŸͺ” Su'aalo⁉️
@Suaalo_diini_ah
πŸ“šXikmado xul ahπŸ’Œ
@QALINKA24
@GaroGuushaada
πŸ’ŠCaafimaadkaπŸ’‰πŸ©Έ
@mustaqbalkacaafimaad

~π‘β„Žπ‘Žπ‘›π‘›π‘’π‘™ π‘˜π‘’ π‘‘π‘Žπ‘Ÿπ‘–π‘ π‘‘π‘Ž π‘–π‘¦π‘œ 𝑀𝑖π‘₯𝑖𝑖 π‘“π‘Žπ‘Žβ„Ž-π‘“π‘Žπ‘Žβ„Žπ‘–π‘› π‘Žβ„Ž π‘˜π‘Žπ‘™π‘Ž π‘₯π‘Žπ‘Ÿπ‘–π‘–π‘Ÿ @Sagal_cuudπŸ₯°

https://t.me/FAAIDOCHANEEL
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Subax wangsan
Qur,aanka oo la dhegeystaa qalbiga ayuu daawo u yahay ❀πŸ₯°πŸ™
Forwarded from Xadiiska Maanta
Nabigu (ο·Ί) wuxuu yidhi:Β«Ilaahay waxaa u sugnaaday malaa'ig arlada wareegaysa waxay iga soo gaadhsiinayaan xagga ummadayda salaanta.Β»

Ku salli Nabigaaga Muxammed Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaato'e ο·Ί.

Ψ΅ΩŽΩ„Ω‘ΩΩˆΨ§ΫŸ ΨΉΩŽΩ„ΩŽΩ‰ Ω±Ω„Ω†Ω‘ΩŽΨ¨ΩΫŒΩ‘Ω ο·Ί ...Ψ§Ω„Ω„Ω‘ΩŽΩ‡ΩΩ…Ω‘ΩŽ Ψ΅ΩŽΩ„Ω‘Ω ΩˆΩŽΨ³ΩŽΩ„Ω‘ΩΩ…Ω’ ΨΉΩŽΩ„ΩŽΩ‰ Ω†ΩŽΨ¨ΩΩŠΩ‘ΩΩ†ΩŽΨ§ Ω…ΩΨ­ΩŽΩ…Ω‘ΩŽΨ―Ω.

πŸ“ŒXadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
βœ‹πŸ’šAsc walalayal waxan rajeynaya inaad caafimaad qabtaan dhamantiin
Ayaan tan kanalka wax kuma ana so gud bin insha allah waan rajeynayna
Waan idiin xiisay nabad ku nalada ⚘❣❀@XOGOGAALMEDIA
Majiro qof daciif taagdaran ahi balse waxaa jiro qof aan aqoonin
dhinacyada uu
awooda ka leyahay

XOGOGAAL.com
Waligaa dadka dhan kooda wanagsan uga fiiro oo dhankooda xun ha uga fiirsan

Like dhac ku sii πŸ‘

@XOGOGAAL.com
Forwarded from Xadiiska Maanta
Camalada ugu fadliga badan waxaa kamid ah in Salaadda Jamaaco (wadar) lagu tugado.

Rasuulku (ο·Ί) wuxuu yidhi:Β«Salaadda jamaacada lagu tukadaa way ka fadli badantahay shakhsiga kalida ahi Salaadda uu tukado, waxay ka fadli badantahay todoba iyo labaatan derejo.Β»

πŸ“ŒXadiiska sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta