XOG OGAAL MEDIA🥰
1.56K subscribers
99 photos
9 videos
87 links
Waa Hoy loogu Talagalay In cilmiga lagu faafiyo


fadlan JOIN DHEH 👇
Download Telegram
dunidaba ma saarna Ruux adiga
Kuu dhigma

@XOGOGAALcom
BOQORTOOYO CHANNEL🦁
Walal ku so dhawaw boqortooyo channel 🦁

Kala Soco Xigmado Dhiirigilin Dhankasta ah iyo Waxwalbo oo Cusub

Inaad nagu so biirto waa no Sharaf boqortooyo 🤝 @lion_woman10
https://t.me/BOQORTOOYOCHANNEL100
Waxaa imaan doonta maalin aad ku faraxsanaan doonto sidii adigo aan waliga walwal arag

Subax wangsan saxpayaal

@XOGOGAALcom
Haddii aadan eryan Riyooyinkaaga Gaarka ah waxaa ku shaqaalaysiin doona qof eryaday Riyooyinkiisa

@XOGOGAALcom
Dhamaan Riyooyinkeena way Rumoobi karaan Haddii aan Heysano geesinimo aan ku daba joogno iyo Talla saaraahada #Allah

@XOGOGAALcom
👇sxpyal channel kas jion i dhaha
@ILEYS8
Forwarded from Xadiiska Maanta
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Quruxdu Mu'minka waxay ka gaadhaysaa (Aakhiro) meesha waysada la gaadhsiiyo.»
‏AUDIO-2022-05-15-18-56-10
📻 سورة الإسراء من آية ( 15 - 22 )
🌅Subax wangsan oo qurux badan🌆
🌅Alxamdulilah Allah ayaa mahad leh💯
Asago saxiibtis video call kula hadlaya ayay hooyadiis usoo gashay wuxuu yiri kaalay hooyo iska baro saxiibtey

Hooyadii waxay tiri Tii habeen hore ayaa ka quruxsaned tan 🤣🤣🤣
Forwarded from Xadiiska Maanta
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Dhallinyarooy; kiina awooda haqabtirka iyo biilka qoyskiisu ha guursado, guurku wuu arag laabis badan yahay oo xubin dhawr og yahay'e kiina aan awoodin (guurku) ha soomo soontu waa ka hortag iyo derbi shahwooyinka nafta ka xakameeya'e»

❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
Qofku intuu Rabbigiisa ku xiran yahay ee u dhow yahay Ayuu qiimihiisa dhabta ah yahay 💯

#sheikh--mustafe-🥰
#subax--wangsan--saxpayaal

@XOGOGAALcom
Danbi dhaaf Alle qofka Haddii uu jaclaado wuu imtixaana sababto ah Alle wuxuu Rabaa in uu dhamaan danbiyadiisa adduunka ugu dhaafo si maalinta qiyaamo marka uu yimaado jannada u galo

#subax-wangsan

@XOGOGAALcom
Adduunyadu muminka jeelkiisi weeyan kaafirkana waa jannadiisi maxaa kaafirka janno Adduunyada looga yeelay baa la yaroo qofka kaafirka ah #ilahey aan garaneyn wujuudkiisa jiritaankiisa Aakhiro inay jirtana aan ku xisab tamaynin Adduunyadan intuu joogo isaga waxba ka xaraan mahane wax alliyo wuxuu Doonuu Adduunyada ku sameynaya isagu waxa uu Doonuu maqlaya siduu doonu u soconaya waayo jannadiisi waa Halkan lakiin hadhow markuu dhinto isagu jannadii buu ka baxaya oo naartii baa lugu tuuraya WCB
Qofka muminkaa ilahey ka baqaya isagu Hawadiisa ma Raacayo Halkan shahwaadkiisa ku gudani maayo Halkaan wuxuu Raacaya Hanuunka Ayuu ilaahey CWJ Amarkiisu Raacaya Amarka nabiga #scw ayuu raacaya
Walalayal aan ilaahey subxaana wa tacaala aan ka cabsano oo an nicmadiisa ku shukrino

Habeen wangsan

#Sheikh,Huseein,ali,jabuti 💯

@XOGOGAALcom
Waxaad goosan iniinta fikir ee aad maskaxkadaada ku beeratay oo aad ku waarabisay aqoon ku dhisan xirfad joogteyn qorshe iyo Rabitaan xoogan
#Maalin wanagsan saxpayaal

@XOGOGAALcom

Fadlan JOIN DHEH 👇
Rasuulku (scw) wuxuu yidhi salada ugu kheyrka badan ilaahey agtiisa waa salaada subax ee maalinta jumcaha jameeco lagu tukado💯
Allaha ha nagu Hanuuniyo ameen

Jimco wangsan all my friends 💚

@XOGOGAALcom
Forwarded from Elmi Daadiye📖📚 با حث (sumaya mohamed abdi)
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

Aan badino saliga nabiga ❤️
Noloshu maaha mid dhexdhexaad ah Aad bay uga qiima badan tahay sidaad u maleynayso sidaa darteed waxaad u bahan Tahay inaad ixtiraamto qof kasta oo nolosha ah xushmee wax kasta oo ay ku siiyan

#Galab #wanagsan #sxpyaal

@XOGOGAALcom
Meel fog inaad gaartaa noloshuna isku filnaasho Heshaa ma sahlana
# Alle kuma Dayicine adigu Ha is Dayicin u dhabar Adayg Dantaada

#AyubAhmed

@XOGOGAALcon
Forwarded from Omar Hisham Al Arabi
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Surah At-Takwir (Be Heaven) Omar Hisham عمرهشام العربي- سورة التكو

@OmarHishamAlArabi