XOG OGAAL MEDIA🥰
1.56K subscribers
99 photos
9 videos
87 links
Waa Hoy loogu Talagalay In cilmiga lagu faafiyo


fadlan JOIN DHEH 👇
Download Telegram
Qofku intuu Rabbigiisa ku xiran yahay ee u dhow yahay Ayuu qiimihiisa dhabta ah yahay 💯

#sheikh--mustafe-🥰
#subax--wangsan--saxpayaal

@XOGOGAALcom
Adduunyadu muminka jeelkiisi weeyan kaafirkana waa jannadiisi maxaa kaafirka janno Adduunyada looga yeelay baa la yaroo qofka kaafirka ah #ilahey aan garaneyn wujuudkiisa jiritaankiisa Aakhiro inay jirtana aan ku xisab tamaynin Adduunyadan intuu joogo isaga waxba ka xaraan mahane wax alliyo wuxuu Doonuu Adduunyada ku sameynaya isagu waxa uu Doonuu maqlaya siduu doonu u soconaya waayo jannadiisi waa Halkan lakiin hadhow markuu dhinto isagu jannadii buu ka baxaya oo naartii baa lugu tuuraya WCB
Qofka muminkaa ilahey ka baqaya isagu Hawadiisa ma Raacayo Halkan shahwaadkiisa ku gudani maayo Halkaan wuxuu Raacaya Hanuunka Ayuu ilaahey CWJ Amarkiisu Raacaya Amarka nabiga #scw ayuu raacaya
Walalayal aan ilaahey subxaana wa tacaala aan ka cabsano oo an nicmadiisa ku shukrino

Habeen wangsan

#Sheikh,Huseein,ali,jabuti 💯

@XOGOGAALcom