XOG OGAAL MEDIA๐Ÿฅฐ
1.56K subscribers
99 photos
9 videos
87 links
Waa Hoy loogu Talagalay In cilmiga lagu faafiyo


fadlan JOIN DHEH ๐Ÿ‘‡
Download Telegram
Waxaa imaan doonta maalin aad ku faraxsanaan doonto sidii adigo aan waliga walwal arag

Subax wangsan saxpayaal

@XOGOGAALcom
Haddii aadan eryan Riyooyinkaaga Gaarka ah waxaa ku shaqaalaysiin doona qof eryaday Riyooyinkiisa

@XOGOGAALcom
Dhamaan Riyooyinkeena way Rumoobi karaan Haddii aan Heysano geesinimo aan ku daba joogno iyo Talla saaraahada #Allah

@XOGOGAALcom
๐Ÿ‘‡sxpyal channel kas jion i dhaha
@ILEYS8
Forwarded from Xadiiska Maanta
Rasuulku (๏ทบ) wuxuu yidhi:ยซQuruxdu Mu'minka waxay ka gaadhaysaa (Aakhiro) meesha waysada la gaadhsiiyo.ยป
โ€AUDIO-2022-05-15-18-56-10
๐Ÿ“ป ุณูˆุฑุฉ ุงู„ุฅุณุฑุงุก ู…ู† ุขูŠุฉ ( 15 - 22 )
๐ŸŒ…Subax wangsan oo qurux badan๐ŸŒ†
๐ŸŒ…Alxamdulilah Allah ayaa mahad lehโค๐Ÿ’ฏ
Asago saxiibtis video call kula hadlaya ayay hooyadiis usoo gashay wuxuu yiri kaalay hooyo iska baro saxiibtey

Hooyadii waxay tiri Tii habeen hore ayaa ka quruxsaned tan ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ
Forwarded from Xadiiska Maanta
Rasuulku (๏ทบ) wuxuu yidhi:ยซDhallinyarooy; kiina awooda haqabtirka iyo biilka qoyskiisu ha guursado, guurku wuu arag laabis badan yahay oo xubin dhawr og yahay'e kiina aan awoodin (guurku) ha soomo soontu waa ka hortag iyo derbi shahwooyinka nafta ka xakameeya'eยป

โXadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
Qofku intuu Rabbigiisa ku xiran yahay ee u dhow yahay Ayuu qiimihiisa dhabta ah yahay ๐Ÿ’ฏโคโค

#sheikh--mustafe-๐Ÿฅฐ
#subax--wangsan--saxpayaal

@XOGOGAALcom
Danbi dhaaf Alle qofka Haddii uu jaclaado wuu imtixaana sababto ah Alle wuxuu Rabaa in uu dhamaan danbiyadiisa adduunka ugu dhaafo si maalinta qiyaamo marka uu yimaado jannada u galo

#subax-wangsan

@XOGOGAALcom
Adduunyadu muminka jeelkiisi weeyan kaafirkana waa jannadiisi maxaa kaafirka janno Adduunyada looga yeelay baa la yaroo qofka kaafirka ah #ilahey aan garaneyn wujuudkiisa jiritaankiisa Aakhiro inay jirtana aan ku xisab tamaynin Adduunyadan intuu joogo isaga waxba ka xaraan mahane wax alliyo wuxuu Doonuu Adduunyada ku sameynaya isagu waxa uu Doonuu maqlaya siduu doonu u soconaya waayo jannadiisi waa Halkan lakiin hadhow markuu dhinto isagu jannadii buu ka baxaya oo naartii baa lugu tuuraya WCB
Qofka muminkaa ilahey ka baqaya isagu Hawadiisa ma Raacayo Halkan shahwaadkiisa ku gudani maayo Halkaan wuxuu Raacaya Hanuunka Ayuu ilaahey CWJ Amarkiisu Raacaya Amarka nabiga #scw ayuu raacaya
Walalayal aan ilaahey subxaana wa tacaala aan ka cabsano oo an nicmadiisa ku shukrino

Habeen wangsan

#Sheikh,Huseein,ali,jabuti โค๐Ÿ’ฏ

@XOGOGAALcom
Waxaad goosan iniinta fikir ee aad maskaxkadaada ku beeratay oo aad ku waarabisay aqoon ku dhisan xirfad joogteyn qorshe iyo Rabitaan xoogan
#Maalin wanagsan saxpayaal

@XOGOGAALcom

Fadlan JOIN DHEH ๐Ÿ‘‡
Rasuulku (scw) wuxuu yidhi salada ugu kheyrka badan ilaahey agtiisa waa salaada subax ee maalinta jumcaha jameeco lagu tukadoโค๐Ÿ’ฏ
Allaha ha nagu Hanuuniyo ameen

Jimco wangsan all my friends โค๐Ÿ’š

@XOGOGAALcom
Forwarded from Elmi Daadiye๐Ÿ“–๐Ÿ“š ุจุง ุญุซ (sumaya mohamed abdi)
ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ูŠ ุนู„ู‰ ู…ุญู…ุฏ ูˆุนู„ู‰ ุขู„ ู…ุญู…ุฏ ูƒู…ุง ุตู„ูŠุช ุนู„ู‰ ุงุจุฑุงู‡ูŠู… ูˆุนู„ู‰ ุงู„ ุงุจุฑุงู‡ูŠู… ุงู†ูƒ ุญู…ูŠุฏ ู…ุฌูŠุฏ

Aan badino saliga nabiga โค๏ธ
Noloshu maaha mid dhexdhexaad ah Aad bay uga qiima badan tahay sidaad u maleynayso sidaa darteed waxaad u bahan Tahay inaad ixtiraamto qof kasta oo nolosha ah xushmee wax kasta oo ay ku siiyan

#Galab #wanagsan #sxpyaal

@XOGOGAALcom
Meel fog inaad gaartaa noloshuna isku filnaasho Heshaa ma sahlana
# Alle kuma Dayicine adigu Ha is Dayicin u dhabar Adayg Dantaada

#AyubAhmed

@XOGOGAALcon
Forwarded from Omar Hisham Al Arabi
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Surah At-Takwir (Be Heaven) Omar Hisham ุนู…ุฑู‡ุดุงู… ุงู„ุนุฑุจูŠ- ุณูˆุฑุฉ ุงู„ุชูƒูˆ

@OmarHishamAlArabi
jimco wangsan asxabteyda waxaan Rajeyna inaad kuligiin wada caafimad qabtaan intii xanuun sana Allaha caafimad Taamm ah Ha siiyo ayantan mash quul un baa iska jiray sidaa darteed waan maqnaa
mahdsnidiin
#Jimcokariim

@XOGOGAALcom
Forwarded from Xadiiska Maanta
ู‚ุงู„ูŽุงู„ู†ุจูŠู‘ู ๏ทบ :ยซูŠุง ุนูŽุจู’ุฏูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุจู†ูŽ ู‚ูŽูŠู’ุณู ุฃูŽู„ูŽุง ุฃูŽุฏูู„ู‘ููƒูŽ ุนู„ูŽู‰ ูƒูŽู†ู’ุฒู ู…ูู† ูƒูู†ููˆุฒู ุงู„ุฌูŽู†ู‘ูŽุฉูุŸยป ููŽู‚ูู„ุชู: ุจูŽู„ูŽู‰ ูŠุง ุฑูŽุณูˆู„ูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูุŒ ู‚ูŽุงู„ูŽ:ยซู‚ูู„ู’ ู„ุง ุญูŽูˆู’ู„ูŽ ูˆูŽู„ูŽุง ู‚ููˆู‘ูŽุฉูŽ ุฅูู„ู‘ูŽุง ุจุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู.ยป

Nabigu (๏ทบ) wuxuu yidhi: ยซCabdullaahi Ibnu Qaysaw ma ku tusiyaa khasnad khasnadaha jannada ka mida?ยป Cabdullaahi Ibnu Qays wuxuu yidh: Haa baan ku idhi Rasuulkii ilaahayow Nabigu (๏ทบ) wuxuu yidhi: waxaad tidhaahdaa ยซู„ุง ุญูŽูˆู’ู„ูŽ ูˆูŽู„ูŽุง ู‚ููˆู‘ูŽุฉูŽ ุฅูู„ู‘ูŽุง ุจุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูยป

(ู„ุง ุญูŽูˆู’ู„ูŽ)
Ilaahayow wax xeelada iyo tab ah oo aanu ficil ku awoodi karno ama xarako ama dhaqdhaqaaq ama xasilooni ama odhaah ma jirto.

(ูˆูŽู„ูŽุง ู‚ููˆู‘ูŽุฉูŽ ุฅูู„ู‘ูŽุง ุจุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู)
Wax Tamara iyo awooda oo aanu ficil ama xarako ama dhaqdhaqaaq ku awoodi karnaa ma jirto inuu Allaah nagu kaalmeeyo mooyee

Ka mid noqo @XadiiskaMaanta oo ku soo biir siina faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
๐ŸŒ†โš˜Subax wangsan saxpayaal๐Ÿ’Ÿโค

@XOGOGAALcom