I_M_4_2_8
182 subscribers
92 photos
3 videos
8 links
𝚆𝚊𝚡𝚊𝚊𝚍 𝚋𝚊𝚛𝚝𝚊𝚊𝚗 𝚗𝚒𝚢𝚊𝚍 𝚍𝚑𝚒𝚜 𝚔𝚊𝚑𝚎𝚕𝚒 𝚔𝚊𝚛𝚝𝚊𝚊 𝚠𝚊𝚡𝚢𝚊𝚋𝚊𝚑𝚊 𝚕𝚊𝚡𝚒𝚛𝚒𝚛𝚊 𝚗𝚘𝚕𝚘𝚜𝚑𝚊 𝚖𝚒𝚍 𝚊𝚍𝚞𝚞𝚗 𝚒𝚢𝚘 𝚝𝚊𝚗 𝚍𝚊𝚗𝚋𝚎𝚢𝚜𝚊 𝚎𝚎 𝙰𝚔𝚑𝚒𝚛𝚘
Download Telegram
Is HilMaamsin Aan Is Hilamamsinayno Qaladadkiina Maha In Aan nahay Doqomo Lakin Anaga Ayaa doranay In Aan Iska Dhaafno Wixii Aan Micno Inoo Soo kur Dhinen.
Hada Wad Fahanty Somaha Cida Aad Tahay ?
Rali Noqo Macanheedu Maha Waxaan Iska Ilaaw
Ee Waa In Oosan Qaladkaan Markale Soo Labanen
Majiro Qof Dartaa Wax Walba Usameynayo Lkn
Waxaa jiro Dad Dantoda darteed Xitaa Been Kugu Sheegi Karo
Garo Qiimahaga
Wallal Haddi Aad Ku Riyon Jirtay In Aad Hesho Aduun Aad Adiga Madax Ka Tahay Ogaaw Isla Xiligaan Aduunka Maskax Dada Ayaad Madax Katahay
Aan Aamino Nafteena
In Lais Jeclaado Sabab Uma Bahna Lkn In Lakala Tagaa Sabab Ayey Ubahanthy
Qofka Adag Nolosha Ayaa Ubaahan Ee maha Waxa Ubahan Dadka
Kala Fogaanshohu Waa Dan Haddiiba Lais Fahmi Wayo
Baahida Lammanaha Cidi Ma Turjunto Haddayba Labadooda Isku Caddayn wayan
Birto Sinaba Uma Fududa In Lajabiyo Ilaa Inay Bilaawdo Inay Ayada Is Cunto Oo Maraysato Muyaane
Adina Sidaas Silamid Ah Mafududa In Lagu Jabiyo Ilaa Aad Adiga Is Jabiso Mahne
Haddi Aad Tiraahdo Wanag On Baan Sameynayaa Si aan Cidna Udhawicin.
Ogaaw Dadka Qaar Ayaa Xitaa Wanagu Dhawaca
Dadku Mamudna In Laqanciyo Ee Naftada On Qanci
Dagaalka Waxa Ubaahan Mahan Dadka Ee Waa Noloshada
Sagootin Aan Ku Sagotiyo Awal Waxaan Ugu Necbaa Habbn Wanagsan Lkn Imika Xitaa Naftayda Ayaaba Karhaysa Aragaga
#by Naf Lanacy
Malmuhu Malin 0n Bay Ahaanayaan Hadii Aan Micno Loyelin Oo Aan Magac Loo Bixin
Is Fahanku Jacayl Ayuu Dhalaa Lkn Jacaylku Is Fahan Madhalo
Mali Un Baad Ogaan Doonta Sababat Aan Dartaa Ugu Ilamayn Jiray
Haddad Rabto In Aad Dadka Farxad Galiso Fadlan Hanoqon Hogaamiye Ee Noqo Jalato IiBiye👌
Adiga Dadka Dhan Wanag Un Usamee Waliba Inta Aad Awoodo Kaliyah Dadka Aad Wanaga Usameyso Ayaa Labo Uqayb Sami Doona Oo Kala Ah Mid Wanagagii Wanag Kugu Badala Iyo Mid wanagii Xuman Kugu Badala
La Jogistada Xitaa Waxaay I Hilamamsisaa In Aan Shalay Kula Dagalsanaa
Dadka Wanagsan Waxay Dhaqso Hilmaaman xumantii Aad Ugaysaty
Si Lamid Ah Dadka Xunna Waxay Dhaqso Hilmaaman Wanagii Aad Ufali Jirtay Xitaa Hadii Oo ka Fara Badnaa waxay Kaa Tabanayaan
Dadka Usharaxa Waxayalaha Wanagsan Ee Qalbiyadii Ku Jira Ee Ficiladina Mahan
Dadku Ficilada Ayey Fahmaan Ee qalbiyada May Fahmaan
Kawaran Hadii Ficiladadu Ahaan Lahaayen Sida Qalbigaygu Doonayo Adina Aad Dareemi Laheyd Amaba Aad Fahmi Laheed Jacaylkenu Sideeh Ahaan Lahaa....?