Xaqiiqada NoloshaπŸ’œπŸŒ
14.9K subscribers
1.09K photos
88 videos
5 files
102 links
Soo dhawoow✌, Nagu soo biirπŸ€—
Mahadsanid .

Asalaamu calaykum !
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 15k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !!

@xaqiiqadanolosha❀
Download Telegram
Noloshu ma socoto riyo la aan waayo wax walba oo lagu sii riyooda mar ayay hirgashaa gacaliyeπŸ˜” farxadu agtaaday taala noloshaydu aday kugu xidhan thy hadad faraxdidna way kula farxaysaa hadii aad murugotidna way kula murugaysaa 😰wax walba oo loo samraana waala helaa β™₯️ waayo wax aan lo samrin guul lagama gaadho jacaylkeenuna wuxuu noqon doonaa mid aan marnaba liicin ❀πŸ˜₯

Jacaylka aan kuu qabaa waa mid aad ubalaadhan waxan rabaa inaan laabtaada ku seexdo si xoriyad leh waxan rabaa inaan mar walba agtaada ka dhawaado waxan jeclhy inaan marwalba neeftada qaato β€πŸ’‰
Runtii noloshu adiga la aanta waxba maahan πŸ’πŸ‘‘
Wan ku jeclhy macanow waliba saa'id wlhy β€πŸ’‰πŸ’πŸ‘‘πŸ˜₯ bila sabab kugu qaday taana adaa kensaday ama abuurtay magaran Karo waxaad kaga duwantahay raga kaleh walahy πŸ€” _

β™₯️Waxa thy Nolosheyda😒🌏 Waxa Thy Qalbigaga♠️ Waxa Thy Wadnaheyga πŸ₯ΊπŸ«€Aad iyo Aad Ayan ku Jeclahy La.aantada Waxba Ma ihi β™₯️ Ma is lahayn Sida Ugu Fudud Aya Jaceyl Kan faraha BAdn Ku qadi dona Lkn Wey Dhacday Wa Xaga Allah Ayay Ku Qorneyd oo wan ugu mahadnaqaya inaan adiga ku helayβ™₯️πŸ₯Ί Wanku Jeclahay Haben Iyo MalinπŸ’”πŸ₯Ί Daqiqad Iyo Sikin kaama maarmi kariπŸ˜” Biniadam Kasta 1Weeks Gaajo Wuu ku jogi karaa 4days Biyo La'aan Wuu jogi Kara 4 munite Hawo laaan Wu jogi kara β€β€πŸ©ΉLkn 4 Second Rajo la'an Ma nolan karo Anigana rajadeyda Wa AdigaπŸ₯Ί β™₯️
Maalmaha ugu khayrka badan waa soonka 9 cisho ee ka horeeya maalinka carafo,
Aynnu ka faa,idaysano dhamaanteen khayrka insha allah.
Dareenkaga ❣️
😊🀍
https://vm.tiktok.com/ZMNkY7G2P/?k=1


Fadlan fallow igu caawi πŸ‘πŸ₯Ί
Nolol
Walalkien aan soo dhweyNo waaYo walal doonaYa inUu dadkiisa gaadhsiyO barnaamijyo Kala duwan fadlan raac oo ka faaidayso πŸ‘πŸ–€


https://t.me/Abuuxikam
❀️