Sheekooyin Jacayl
11.9K subscribers
43 photos
1 video
1 file
349 links
Kanaalkaan @SheekooyinJacayl waa kanaal aad ka heli doonto
Sheekooyin isugu jira /Jacayl❤️ /Qosol😁 /Taxane↪️ /sheekooyin iyo /Qoraalo xiiso badan😘

***
Maamule: @Abwaan_Saajac
Download Telegram
Waxaan dhawaan bilabi doona tartan akhris Kasi oo Anu Ka bilabi doono channel keena @tartano_0428 inshaa Allah
Haddii as rabtid in aad Ka qayab gasho Ku soo biri channel keena si aad Ila socoto waqtiga uu bilabmi rabo insha'Allah
Una hesho bugagata lagu tartami rabo
@tartano_0428
KUFSI IYO KADEED ADUUN

Q- 13aad
Mar labaad ayay idil banaanka ugu soo dhacday Cadowga usoo wada xir xirtay in ay guriga ka saaraan markaan waa haashim oo kaliya ninka taageerada ula garab taagan, iyadu ma ahayn mid dagaal kula jirtay ama tartan Hablaha kale ee lala qabay.

Guurka ay haashim la noolaydna wuxuu ahaa mid ay ku qanacsnayd, balse waxay diyaar u ahayd wax walba oo uga yimaada dhanka haashim in ay aqbasho,inta ka horaysase aysan talaabo u qaadin dhanka haashim.

Dumarka haashim cadaadiskooda iyo dagaalkooda haashim inta uu iska caabin karo wuu iska caabinayay waxaana la oran karay haashim aad ayuu ugu mintidayay in uusan sii dayn idil inta uu haysan karana uu haysto, balse, markan waxaa usoo baxay awood balaaran oo uusan iska caabin Karin taas oo ahayd Aabaha dhalay.

Aabaha haashim wuxuu taagan yahay idil in igu filan waan hayey, maadama aysan ahayn gabadha aan xoolaha ka baxshay ee awal aan ku iman dookheena ama doorashadeena ayna ahayd mid baddal u ahayd walaasheeda dhimatay, markana ay tahay in ay waddada ku dhacdo, maadaama hadafkii loo keenay gurigan aysan fulin, islaantii looga xishoon jirayna aysan dunida hadda ku noolayn.

Dood dheer kadib iyo Muran sababay in geesaha la isla galo waxaa la gartay oo lagu qasbay haashim in uu idil furo, haashim inta uu ka goos adeegi karo wuu ka goos adeegay, balse aakhirkii waxay arrintu kala gaartay in uu kala doorto aabihii iyo xaasaskiisa caruurta u hayo oo dhinac ah iyo Idil.
#KIKA -13

J_O_I_N__U_S⤵️
@SheekooyinJacayl
Forwarded from Acisho nalka💡
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
MUSALSALKAN WAA MID CUSUB OO AY BILOW DAY
ASTAAN MARKA KA SOO DAAWO LINK HOOSE NAGH soo biir👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/mulki123456
https://t.me/mulki123456
https://t.me/mulki123456
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
KUFSI IYO KADEED ADDUUN

Q- 14aad
Howsha sida ay u socoto waa howl Alle wata oo dariiqii loo jeexay maraysa oo kaliya, dadkan ku lug leh arrintana waa Jilayaal qayb ka ah filimkan socda, laga yaabee qaarkood in ay Farxad u arkaan bixitaanka idil, idilna waxaa laga yaabaa in uu Alle meeshan meel ka wanaagsan u wado, walina Duni kale oo tan kasii qaxar badan ama macaan badan ay sugayso.

Haashim waxaa la dhex dhigay meel uusan jeclaysan, isaga umaba muuqan waxa u muuqda duulkan dabeesha balada ah wata, waxa aabihiis u muuqdana uma muuqan oo mar walba wuxuu Aabihii kula doodayey in uu ilmo haysto, idilna sabab uu ilmo uga doono waqtigan aysan baahidiisa haysan, waa marwa wacan oo naftayda u roon ayuu aabihiin kula doodayey, mase u muuqan waxa uu sheegayo haashim aabihii.

Sideedaba dumarka sheedha sare ama muuqaalka sare iskaga mid waa noqon karaan laakin la dhaqanka iyo sida mid walba marka ay kula joogto ay naftaada ugu raali noqoto ma ahan mid dhaqan ahaan ay samaysa karaan dumarka, waa farriin qalbigaaga uu qalbigeeda ka helayo, taasina wax la samaysan karo maahan maadaama wax la arki karo aysan ahayn balse la dareemi karo

Dumarka waa uun Saddex xaaladood, mid waa mid u roon tolka micnaha reerka qaba, taas waxaa la dhahaa marwo toleed, macaanka ay qabto waxaa dareemi kara oo kaliya tolka,waxaa kale oo jirta mid u roon ninkeeda oo qanaacada uu ninkeeda ku qabo darteed ku joogta reerka, taasna waxaa la dhahaa marwo rageed ee ma ahan marwo toleed, waxaa kaloo jirta mid saddexaad oo u roon ciyaalka ha ahaadan kuwa ay dhasho ama kuwa uu ninkeeda dhalay, wax ka galay ma jiraan tolka ay u dhaxdo iyo ninka qaba toona, waxa kaliya ee u muuqda waa jacaylka iyo u roonaanta ay ilmaha u roontahay.

Dumarka sidoodaba waa balaayo loo baahan yahay ayey rag ka mid ah dadkii hore ku sifeeyeen, anigase ma dhaheen sidaas maadaama mid loo baahan yahay mar walba ay tahay, waxaan dhihi lahaa waa barwaaqo loo baahan yahay balse kala dhiman mar walba.

Sifayntaas waxaan uga dan leeyahay in aan idinkugu muujiyo in Baniaadam ay yihin dumarka, bani aadamkuna uu mar walba yahay mid kala dhiman oo aan dhamayst tirnayn.

Saddexdaas sifo aan sheegay idil laba ka mid ah oo ay goob joog u ahaydba waa ku wanaagsanayd waxayna ahayd baa la dhihi karay marwo toleed iyo marwo rageedba, waaha hibo aysan wada helin dumarka dhan, lagase yaabee haddii uu owlaad Eebe siin lahaa in ay saddexda sifa oo dhan wada kaamili lahayd.

Haashim waxaa lasoo darsay dhakafaar iyo fakar fara badan oo ay usii dheeryihiin muran qoyseed, wey ku adakayd ayaa la oran karay runtii in uu idil ku dhaho waan kusii deynayaa, wuxuuna mar walba eegayay sida uu wax ugu sheegi lahaa.

Isaga oo fakar iyo walbahaar la fadhiyo wax uu sameeyana uu garan la’yahay, balse, fakar ahaan markan ay la fududdahay in uu idil albaabka tuso, balse ay ku adagtahay sida uu ugu sheegi lahaa ayey Idil garatay culayska hayo Haashim, waxayna kula talisay in uu iska fududeeyo maadaama ay iyada tahay midda ugu fudud ee meeshan aan waxba uga lumayn, isaguna uu yahay Madaxa Dad ka badan tobon Qof, xilka saarana uu yahay mid ka balaaran kan iyada saaran, sidaa darteed, ayey garatay in culayska ay ka dul qaaddo qoyskan wada karaahdsaday joogisteeda.

Idil ma aysan rabin in ay Haashim marnaba furriin ka codsato oo maba ahayn wax ay ku taameysay, balse markii ay ka garatay wajigiisa iyo astaantiisa in uu jecelyahay in uu culayska hayo iska fududeeyo ayey go’aansatay in ay u fududeyso.

Haashim isaga oo aad uga xun howsha meesha ay ku biyo shubatay iyo sababta in uu isagu wax ka leeyahay garawsan ayuu idil u cudur daartay wuxuuna ka codsaday cafis, idilna waa ogayd meesha ay wax ka soo riixmayeen, ismaba dhibin waxay u muujisay in ay wax walba fahmi karto.

Waxay u sheegtay haashim in ay ku qanacsanayd nolosha ay la wadaagtay, waxayna uga mahad celisay in uu ahaa nin wanaagsan oo ay ku diirsatay la noolaantiisa, xushmad, jacayl iyo qaab dhaqan wanaagsana aysan ugu ciil qabin.
#KIKA -14

J_O_I_N__U_S⤵️
@SheekooyinJacayl
KUFSI IYO KADEED ADUUN

Q- 15aad
Waxay tir haashim idil waa ku deynaysaa iyada oo wax eed ah kaa tirsanayn, waan xusayaa waana xusuusnaan doonaa waqtiga aan kula qaatay ayey ku samirsiisay haashim iyada oo marna dareensiinaysa sida ay uga qanacsantahay marna ku amaanaysa qaabka uu ula noolaa intii ay wada jireen.

Haashim isaga naftiisa amaanta ay idil tirinaysay mid la mid ah ayuu tirinayey, wuxuun ku shallaynayey in uusan ahayn nin nasiib leh maadaama hal doorka dumarka ay noloshiisa soo martay balse, uu nasiib u yeelan waayay in uu noloshiisa la dhamaysto la jirkeeda.

Maadaama labadaas qof ay ahaayeen laba qof oo muddo wada nool, billowga noloshoodana ay ku bilaabatay si cajiib leh waxaa ku adkaatay in qof walba samro, hadana maadaama Dad waaween oo wax garan kara ay ahaayeen waxay isku samirsiiyeen in safarkii noloshooda uu soo dhamaaday.

Idil si gaar ah ayey haashim ula dardaarantay, waxay kula dardaarantay in uu reerihiisa xigsado oo ilmaha uu Alle ugu deeqay u noqdo waalid fiican, dumarka faraha badana aysan wanaagsanayn, balse ay dareemi karto in isagu uusan ahayn nin u samaysan baadi goobka dumarka ee aabihii uu arrinkaa aad u daneeyo.

Haashim isaga oo u riyaaqaya dardaaranka idil isla markaana muujinaya in idil dareenkiisa dhabta ah ay garan karto ayuu idil kula dardaarmay in ay samirka badsato, Eebe idinkiisna idil ay heli doonto wax kaga wanaagsan waxa ay hadda ku haysatay Baadiyaha.
Haashim wuxuu idil waydiiyey waxa u qorshaysan marka ay kala tagaan, idil isamba dhibin oo waxay u sheegtay in waligeed ay lahayd hadaf, kaas oo hanashadiisa ay mar walba ku taami jirtay.

Waxay u sheegtay in isaga kadib ay Xamar u jihaysantahay, doonaysana wax badan oo nolosha u yaboohday soo ogaato, marka ay sidaa leedahay waxa ka dhex guuxaya waxay ahaayeen dareen ay dareemaysay oo ahaa in xamar ay u dhaami doonto nolosha miyiga oo maalintii ay dhalatay ilaa hadda ay ku jirtay.

Sidii ayaa lagu furay idil mar labaad ayey waxay nasiib u yeelatay in ay wajahdo nolosha cusub ee kallinimada ku dhisan, taas oo la dhihi karay kuma cusbayn oo khibrad ayay u lahayd wajihiiddeeda, marka laga tago dunidaas cusub ee ay u soo baxday, waxaa jiray Riyo ay mar walba maanka ku haysay taas oo ahayd in ay maalin uun u madax banaanaan doonto masiirka nolosheeda uu noqon doono mid ay iyada maamulato, Faqriga iyo baahida ku qasabtay waalidkee in ay mar walba Cid xoola uga qaataana Xal loo heli doono.

Idil markan go’aan ayey gaartay ah in ay isag hayaanto nolosha Baadiyaha oo ay isku daydo in ay bal tijaabiso Nolosha riyadeeda ahayd ee magaalada, taas oo ay is lahayd waa ka fursad badnayd nolosha Baadiyaha, dunida wax badan ay is lahayd waa ka qabsan kartayna jaaniskeeda ayaad helaysaa.

Isla markii ay guriga hooyadeed ku laabatay muddo shan maalin kadib waxay go’aansatay in ay soo aaddo xagaa iyo Muqdisho oo ahayd meesha ay waligeed ku taami jirtay in ay ku noolaato wax badan oo rajo ahna ay ka lahayd, maaadaama ay ahayd Caasimaddii Dalka, qof walbana uu fursad ka abuuran karay.

Idil hammi badan ayey lahayd oo mar walb ay ku taameysay, balse Waqti iyo sida uu ku suura galayo ma ogayn oo ma sheegi Karin, waxaasa jiray kalsooni ay ku qabtay in ay noqon doonto maalin uun qofka ay rabto in ay noqoto, riyada nuucaas ahna ay ahayd mid ay mar walba lasoo toosto.

Idil ma fara marnayn marka ay imaanaysay Magaalada Muqdisho, inkastoo xoolaheeda aysan faraqa ku sidan haddana xoogaagii uu haashim usoo siiyay Meherka iyo wanaajinteeda oo xoolo nool ahaa ayey uga soo tagatay reerkooda, iyada oo kula balantay in marka ay u baahato loo soo gado si ay ugu shaqaysato inta kasoo baxda xoolaahaas.

Waxay kusoo dagtay islaan ay hooyadeed isla dhasheen oo magaalada lagu qabay, waddanku waa wada Colaad oo markaas ayaa waxa la riday dowladdii Maxamed Siyaad Barre, meel walba Xabad ayaa ka dhacaysay, wax kala dambayn ah ma jirin, isku xad gudub badan oo Bulshada dhaxdeeda ahna wuu jiray.
#KIKA -15

J_O_I_N__U_S⤵️
@SheekooyinJaceyl
Subax wanaagsan.
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
*✿❀ - ❀✿*
✿: Buug soomaali PDF ah
✿: ku baro afcarabiga qoralo
✿: hoyga sheekoyinka

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: culimada su'aashaada weydii
✿: xikmado xul ah.
✿: Somali scholarship
✿:Axaadiista nebiga oo afsomali ah

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Love stories
✿: su'aalo guud(diini iyo maadi)
✿: Xikmado badan
✿: Buug somali maqal ah

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Dhambaal
✿: Dareenka dunida
✿: Buugwalba ood u baahato
✿: Xikmad iyo dhiirigelin

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Xikmada wade
✿: faafinta diinta islaamka

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Halxiraale
✿: Noqo mufakir
✿: Science iyo qur'aanka
✿: Buuug dhagaysi ah

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Su'aalo iyo jawaabo
✿: siirada nebiga SCW
✿: Oraahyo
✿: Baro af English-ka

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: sheekoyin qosol iyo xikmad ah
✿: cilmi nafsiga
✿: Siyaasadda dunida

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Sahanka nolosha
✿: cilmi iyo aqoon
✿: Baro luuqada English'ka

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Iftiinshe
✿: Baahiyaha kheyrka
✿: Sheekooyin jacayl
✿: Qaado iftiinka

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: ila qosol
✿: oraahside
✿: baraaruji awoodahaaga
✿: niyadeena

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: qoraal qaadasho mudan
✿: korodhso online academy
✿: Rajada nolosha

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿:faafinta khayrka
✿: arrimaha islaamka
✿: Furaha nolosha
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╚═══════ - ════════╝


❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis




Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
SPONSORED BY
📌 @kaydbooks
📌@xikmadbadan
📌@HoygaShekoyinka



■□■□■□■□ - ■□■□■□■


Halkaan waxaad ka helaysaa BUUG soomaali PDF ah, iyo buug( Exams ka) dhamaan manaahijta iskoolada soomaalida. Jion dheh.

t.me/Sahankanolosha1
■□■□■□■□ - ■□■□■□■




🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
Forwarded from Kooxda Kulmis
Subax wanaagsan.
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
*✿❀ - ❀✿*
✿: Buug soomaali PDF ah
✿: ku baro afcarabiga qoralo
✿: hoyga sheekoyinka

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: culimada su'aashaada weydii
✿: xikmado xul ah.
✿: Somali scholarship
✿:Axaadiista nebiga oo afsomali ah

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Love stories
✿: su'aalo guud(diini iyo maadi)
✿: Xikmado badan
✿: Buug somali maqal ah

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Dhambaal
✿: Dareenka dunida
✿: Buugwalba ood u baahato
✿: Xikmad iyo dhiirigelin

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Xikmada wade
✿: faafinta diinta islaamka
✿: Dunida dahsoon

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Halxiraale
✿: Noqo mufakir
✿: Science iyo qur'aanka
✿: Buuug dhagaysi ah

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Su'aalo iyo jawaabo
✿: siirada nebiga SCW
✿: Oraahyo
✿: Baro af English-ka

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: sheekoyin qosol iyo xikmad ah
✿: cilmi nafsiga
✿: Siyaasadda dunida

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Sahanka nolosha
✿: cilmi iyo aqoon
✿: Baro luuqada English'ka

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: Iftiinshe
✿: Baahiyaha kheyrka
✿: Sheekooyin jacayl
✿: Qaado iftiinka

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: ila qosol
✿: oraahside
✿: baraaruji awoodahaaga
✿: niyadeena

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿: qoraal qaadasho mudan
✿: korodhso online academy
✿: Rajada nolosha

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

✿:faafinta khayrka
✿: arrimaha islaamka
✿: Furaha nolosha
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╚═══════ - ════════╝


❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis




Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
SPONSORED BY
📌 @kaydbooks
📌@xikmadbadan
📌@HoygaShekoyinka
📌 @DUNIDADAHSOON


■□■□■□■□ - ■□■□■□■


KANAALKAN KALA SOCO QISOOYIN IYO XOGO KU CAJAB GALIYA.


■□■□■□■□ - ■□■□■□■




🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
Habeen wanaagsan.
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
*✿❀ - ❀✿*
ꕥ: Buug soomaali PDF ah
ꕥ: ku baro afcarabiga qoralo
ꕥ: hoyga sheekoyinka
ꕥ:hoyg xikmadaha

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

ꕥ: culimada su'aashaada weydii
ꕥ: xikmado xul ah.
ꕥ: Somali scholarship
ꕥ:Axaadiista nebiga oo afsomali ah

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

ꕥ: ma_ogtahay_xaqiiqdaan
ꕥ: su'aalo guud(diini iyo maadi)
ꕥ: Xikmado badan
ꕥ: Buug somali maqal ah

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

ꕥ: Dhambaal
ꕥ: Dareenka dunida
ꕥ: Buugwalba ood u baahato
ꕥ: Xikmad iyo dhiirigelin

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

ꕥ: Xikmada wade
ꕥ: faafinta diinta islaamka
Hoyga_Akhriska
■□■□■□■□ - ■□■□■□■

ꕥ: Halxiraale
ꕥ: Noqo mufakir
ꕥ: Science iyo qur'aanka
ꕥ: Buuug dhagaysi ah

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

ꕥ: Su'aalo iyo jawaabo
ꕥ: siirada nebiga SCW
ꕥ: Oraahyo
ꕥ: Baro af English-ka

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

ꕥ: sheekoyin qosol iyo xikmad ah
ꕥ: cilmi nafsiga
ꕥ: Siyaasadda dunida

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

ꕥ: Sahanka nolosha
ꕥ: cilmi iyo aqoon

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

ꕥ: Iftiinshe
ꕥ: Baahiyaha kheyrka
ꕥ: Sheekooyin jacayl
ꕥ: Qaado iftiinka

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

ꕥ: ila qosol
ꕥ: oraahside
ꕥ: baraaruji awoodahaaga
ꕥ: niyadeena

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

ꕥ: qoraal qaadasho mudan
ꕥ: korodhso online academy
ꕥ: Rajada nolosha

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

ꕥ:faafinta khayrka
ꕥ: arrimaha islaamka
ꕥ: Furaha nolosha
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╚═══════ - ════════╝


❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis




Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
SPONSORED BY
☞︎︎︎ @kaydbooks
☞︎︎︎@xikmadbadan
☞︎︎︎@HoygaShekoyinka



■□■□■□■□ - ■□■□■□■


Halkaan waxaad kaheleey saa xikmado kuraali galiyo 🌷qoraalo farxad ku dheehantahat💫 dhiirigelin


■□■□■□■□ - ■□■□■□■




🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
are you single 🙈😂
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
*✿❀ - ❀✿*
ꕥ: Buug soomaali PDF ah
ꕥ: ku baro afcarabiga qoralo
ꕥ: hoyga sheekoyinka
ꕥ:hoyg xikmadaha

☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎

ꕥ: culimada su'aashaada weydii
ꕥ: xikmado xul ah.
ꕥ: Somali scholarship
ꕥ:Axaadiista nebiga oo afsomali ah

☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎

ꕥ: ma_ogtahay_xaqiiqdaan
ꕥ: su'aalo guud(diini iyo maadi)
ꕥ: Xikmado badan
ꕥ: Buug somali maqal ah

☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎

ꕥ: Dhambaal
ꕥ: Dareenka dunida
ꕥ: Buugwalba ood u baahato
ꕥ: Xikmad iyo dhiirigelin

☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎

ꕥ: Xikmada wade
ꕥ: faafinta diinta islaamka
Hoyga_Akhriska
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎

ꕥ: Halxiraale
ꕥ: Noqo mufakir
ꕥ: Science iyo qur'aanka
ꕥ: Buuug dhagaysi ah

☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎

ꕥ: Su'aalo iyo jawaabo
ꕥ: siirada nebiga SCW
ꕥ: Oraahyo
ꕥ: Baro af English-ka

☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎

ꕥ: sheekoyin qosol iyo xikmad ah
ꕥ: cilmi nafsiga
ꕥ: Siyaasadda dunida

☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎

ꕥ: Sahanka nolosha
ꕥ: cilmi iyo aqoon

☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎

ꕥ: Iftiinshe
ꕥ: Baahiyaha kheyrka
ꕥ: Sheekooyin jacayl
ꕥ: Qaado iftiinka

☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎

ꕥ: ila qosol
ꕥ: oraahside
ꕥ: baraaruji awoodahaaga
ꕥ: niyadeena

☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎

ꕥ: qoraal qaadasho mudan
ꕥ: korodhso online academy
ꕥ: Rajada nolosha

☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎

ꕥ:faafinta khayrka
ꕥ: arrimaha islaamka
ꕥ: Furaha nolosha
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╚═══════ - ════════╝


❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis




Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
SPONSORED BY
☞︎︎︎ @kaydbooks
☞︎︎︎@xikmadbadan
☞︎︎︎@HoygaShekoyinka



■□■□■□■□ - ■□■□■□■


Halkaan waxaad kaheleey saa xikmado kuraali galiyo 🌷qoraalo farxad ku dheehantahat💫 dhiirigelin


■□■□■□■□ - ■□■□■□■




🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
Subax wacan.
Soolaabasho wanaagsan kadib wakhti dheer oo maqnaansho ah. Wacan idiin rajaynayaa caafimaad-qab.
👋
Wixii fariin ah @Saajac252
Sheeko noocee ah inoo bilaabaa?
Anonymous Poll
66%
Jacayl
11%
Murugo
9%
Sheeko fanneed
11%
Sheeko Dhaqameed
3%
?
QUDBO SIIRO Q1AAD

Weligay waxaan necbaa marka gaari la saaran yahay inuu qof aan ku garaneyn iska kaa soo eego, maantana taas ayaa i haysata waxaan saaranahay Bas Ninka kursiga iga soo hor jeeda fadhiyaana aad ayuu ii eegayaa, aniguna waxaan kolba iskaga sii jeedinaya Daaqada dhinaceyga xigta, anigoo xanaaqsan oo ka yaaban wuxuu sidan oo dhan Ninkani iigu eegayo, sidoo kalena xaaladayda nafsiyeed aad ayey u Xun tahay waxaanan wataa Cabdi yare oo nuune ah markastana u baahan inaan caano siiyo.
Cabdi yare anigu maan dhalin lakiin bal si aad qisadayda u fahantaan Aan iskiin baro marka hore
Magacaygu waa Xanaan, da’daydu waa 20jir, wax ehel ahna malihi Hooyaday iyo Aabahay markay dhinteen, qisadani waxay bilaabatay intaanu Aabahay dhiman waxaan la noolaa Hooyaday iyo Aabahay iyo Walaashay iga yar Xafsa da’deedu xiligaa 15 jir ahayd, Aabahay wuxuu ahaa qof aad u Qalafsan oo Qaylo badan, Hooyadayna markasta wuu dili jiray, Aabo wuxuu gaaray heer uu dadkii oo dhan naga Jarro oo aanan ehel iyo qaraabo toona aqoonin meel ay naga xigaan, wuxuu Aabo ka shaqayn jiray School uu maamule ka ahaa lacag fara badan kamuu heli jirin lakiin guriga wuu ku filnaa masaariiftiisa.
Maalin maalimaha ka mid Aabo oo ku maqan shaqadiisii ayaa waxa la soo dhacay telfoonkii Hooyaday waxaana loo sheegay inuu Aabo wadnuhu istaagay oo uu dhintay aad baan u murugoonay oon u werwernay waayo Aabo si kasta oo uu qof qalafsan u ahaa isagaa gacanta nagu hayey, cid kalana umaanan baahan jirin, Tacsidii markii ay dhamaatay, Hooyana ay Asaydii dhigtay ayaa mudo kadib waxaan Hooyo ka dareemay inay furfurnaatay oo nafteedii ayey u soo jeedsatay oo kolba guriga ayey ka baxeysay, dhawr cisho ka dib Hooyo ayaa noo yeertay Aniga iyo walaashay Xafsa, waxayna nagu tiri:-
Hooyo waad ogtihiin inaan dhalinyaro ahay weli 38jir weeye da’daydu markaa waxaan go’aan ku gaaray inaan guursado.
Anigu intaanan jawaabin baan niyada iska iri Hooyo waa garteed inay nolosheeda iskaga noolaato maadaama aanay Aabo farxad ku haysan, ka dib waan u jawaabay oo waxaan iri waa Sax hooyo mabruuk hadaad guursanaysid way fiican tahay.
Laakiin walaashay wey xanaaqday oo Hooyo way ka xanaaqday, lamana aysa hadlin, lakiin hooyaday waxey u muuqatay inay aad ugu faraxsanayd oo aanay dan ka galayn carada walaashay.
Intaa kadib maalin maalimaha ka mid ah ayey Hooyo soo galisay Nin aan ku qiyaasay 35 jir, oo nagu tiri waakan Adeerkiin waan is mehersanay, ka dib ninkii markaan eegay waan ka soo booday qof fiican ilama eekayn aniga iyo walaashay siduu noo eegayey baan ka yaabay, ka dib ma rumaysan doontaan waxaanu kala kulanay Ninkii, markey Hooyo na bartay Ninkeedii waxay noo sheegtay inuu magiciisu yahay Sabri.
Sabri waxaan ku arkay markuu gurigayaga u soo wareegay Dhaqamo cajiib leh sida inuu qolka noogu soo galo Aniga iyo walaashey isagoon soo garaacin iyo inuu walaashey jikada markay ku jirto ugu galo uu la kaftamo. maalin maalimaha ka mid ah ayaa waxa isku raacay suuqa Hooyo iyo Ninkeedii, Aniga iyo walaashayna waxaan iska daawanaynay TVga walaashay ayaa kacday oo qolka iska gashay, aniguna sidaan TVga u daawanayey baan gam’ay isagoo daaran mudo kadib waxaan ku soo kacay Gacan i taabanaysa waan eegay mise waaba Hooyo ninkeedii oo si xun ii eegaya.

👍
❤️
💬
( Filo dhowaan qaybta kale ).
⬇️
@SheekooyinJacayl ❤️